Beel Ogaadeen

Ogaadeen (Af Ingiriis : Ogaden, Af Carabi : ar‎) waa qabiilka ugu badan beesha Daaroodka, ee ku nool dhulbaxsinta konfuur iyo galbeed, ee Dadka Soomaalida.

Ogaadeenku waxay deegaan ku yihiin Itoobiya (gaar ahan deegaanka Ogaden), wadanka Soomaaliya (gaar ahaan koonfur), iyo wadanka Kiinya. Deegaan ahaan, wuxuu Ogaadeen soohdin qabiil la leeyahay Isaaq iyo reer darawiish dhinaca waqooyi, iyo qowmiyadda Oromo dhinaca galbeed, iyo dhinaca koonfur wuxuu Ogaadeen soohdin la leeyahay Rahanweyn.

Ogaadeen
أوغادين
Qaabiilo kala duwan.jpg
Meelaha ay ku badan yihiin
Beel Ogaadeen Itoobiya
Beel Ogaadeen Soomaaliya
Beel Ogaadeen Kenya
Luqada

Somali

Diinta

Islam (gaar ahaan Sunni, Suufi)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Jidwaq, Absame, qabiilo kale Daarood ka tirsan, iyo Beelaha Soomaalida

Daarood

Daarood waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya, wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid yihiin: Absame, Ogaadeen, Harti (Reer Darawiish, Majeerteen iyo Warsangali), Dishiishe, Lailkase, iyo beelo kale.

Lahjadaha ay ku hadlaan daaroodku waa ay kala duwan yihiin oo iskuma dhowa, tusaale ahaan meesha ay kuwa dega Itoobiya lahjad gooni ah uga hadlaan kuwa dhinaca bari degana lahjad gaara ayay ku hadlaan, kuwa sanaag segana lahjad gaara ayaabay ku hadlaan. Asal ahaan odaygii Daarood ahaa waxa uu ku yimid Yaman Jabarti Ismaaciil isaga oo sheekh ah oo faafinaya diinta Islaamka gaar ahaana waxa uu ka soo degay meel u dhaw degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa uu mudo diinta Islaamka ka faafinayey dhulka Bariga iyo Bartamaha Geeska Afrika. Daarood waxaa dhashay Doombiro Dir.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Beel Ogaadeen 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaDaaroodDhulbaxsinta AfrikaItoobiyaKiinyaOgadenReer darawiishSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SeediDigaagAf IngiriisDarajooyinka Ciidanka SomalilandDhulka CarabtaBeesha BahoYugandhaWaroodka HowlwadaagMakaahiilMuduloodGabayada abwaanada hawiyeKoonfur GalbeedFar SoomaaliArktikAbooreeyMurursadeYemenAxmed FaaraxPuntlandBalcadXisaabRiyoBiciidSoomaali GalbeedHabar YoonisHirshabeelleCarabtaMalmalWoqooyiga AmeerikaTaariikhda SaxaabadaUstareliyaXoghayeKalandarka MiilaadigaHargeysaAwstriyaTaylor SwiftWebiyadaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedDayaxXadhig xabsiCusmaan bin CafaanSacad MuuseMarqaanweyneDayax gacmeedDhulgariirGobolada MidoobayMaansoKumbuyuutarMadaxweyneyaashii SoomaaliyaCuudLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaNebi Maxamed c.sHuruudHiraabHTMLGalmudugDiiwaanka Caasimadaha AfrikaDudubleSheekh IsxaaqBeesha hilibi daarandooleTamarHawraarKubadda CagtaBolandLondonBilyanAxmed Binu XambalAddis AbebaIngiriiskaLacey DuvalleNaasleyDooroMiddle ShabelleBeljim🡆 More