Ree Xasan

Xasan Gaashireedle (Hasan Gashiredle) Meelaha ay ku badan yihiin Soomaaliya

Itoobiya

Yemen

Kenya

United Kingdom

Maraykanka

Suudaan


Luqada Af-Soomaali,Carabi, Ethiopian , Kiswahili,English, ETC

Diinta Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan Isaaq Gaashireedle iyo Beelo kale

Xasan Gaashireedle (; ) Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya. Xasan Gaashireedle waa beel ka mid ah beel-weynta Mareexaan.

Intiisa badan Xasan Gaashireedle wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya.

Taariiqda Qabiilada Xassan Gaashireedle oo Kooban

Xassan Gaashireedle waa laf kamid ah labada lafood ee uu ukala baxo mareexaan sade oo kala ah(xassan gaashireedle iyo Isaaq gaashireedle) xassan gaashireedle waa mid kamid ah qabiilada ugu facaweyn Soomaalida , wuxuu deegaan uyahay Soomaaliya(Gedo ,Jubada joose iyo jubada dhexe) iyo Itoobiya, Xassan Gaashireedle waa qabiilkii ugu soo horeeyay ee degay Gobolka Gedo kadibna ladagaalamay Boorantii , sidoo kale qaar kamid ah qabiilada xassan gaashireedle sida Waqmaashe ,Gumarwaaq iyo Ibraahiin waxay deegaankooda labaad kasameysteen dhanka itoobiyo oo ilaa hada waa qabiilka labaad ee soomaalida degto itoobiyo , waxay kuleeyihiin xilal deegaanada soomalida itoobiyo.

Qoraalka gudaha oo kooban

· 1. Taariikh

o 1.1Suldanadii Xasan Gaashireedle

· 2Xubnaha Beesha

· 3Dadka Caanka ah ee Xasan Gaashireedle

·

Taariikh

Suldanadii Xasan Gaashireedle


Qarnigii 17aad ilaa 18aad, Saldanada Xasan Gaashireedle waxay ku baahsanayd bartamaha Webiga Jubba laga soo bilaabo Baardheere, Luuq ilaa gobollada dhexe. Xasan Gaashireedle Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne.

Berigii hayaanka koonfureed uu bilowday bartamihii qarnigii 18aad, wuxuu Xasan Gaashireedle gaaray ilaa Webiga Tana ee dhaca gobolka Waqooyi Bari ee dhulka Soomaalida Kiinya. Gumeystayaashii Yurub waxay qariiradahooda ku muujisteen dhulka Jubbaland ilaa soohdlinta Shabeele in Xasan Gaashireedle deganaa.

Dhanka buuralayda Itoobiya waxaa Xasan Gaashireedle uu gacansaar iyo gaashaanbuur la lahaa Fardoolayda Geri iyaga oo si wada jir ah Jigjiga iyo Kufaa awood balaaran ku yeeshay. Taariikhda waxaa intaas dheer oo ay xusaysaa in xukunkii dhulkaan uu in badan gacanta ugu jiray Xasan Gaashireedle.

Xubnaha Beesha Beesha Xasan Gaashireedle

Xasan Gaashireedle

WAQMAASHA

1. Ayuub

2. Udugaan

UDUGAAN

1. Saleeban udugaan

2. Abuukar udugaan

3. Xuseen udugaan

SALEEBAAN UDUGAAN

1. Faarah

2. Cisman

FARAH SALEEBAAN

1. muxumed farah

2. xuseen farah

MUHUMED FARAH

1. Cabdi muxumed

2. mumin muxumed

3. Caalin muxumed

CABDI MUHUMED

1. Cali cabdi

2. Qalaf cabdi

3. muxumed cabdi

CALI CABDI

1. Cisman cali

2. Cabdi cali

3. Cumar cali

4. Xalane cali

5. muuse cali

6. mumin cali

QALAF CABDI

1. Geedi qalaf

2. Muxumed qalaf

3. Yarow qalaf

CIMAN JAMAC

1. Cadoow

2. Cashar

CADOW

1. Xandule

2. Gaheer

CASHIR

1. Bare cashir

2. Cabdi cashir

3. Diiriye cashir

4. Muxumed cashir

5. Xareed cashir

6. Irbad cashir

MUUMIN MUXUMED

1. Adan muumin

2. Sahal muumin

3. Muxumed muumin

XUSEEN FARAH

1. Shekh dhaqane

2. Shekh ibraahim

3. Caalim muxumed

4. Cumar caalim

5. Qorane caalim

ABUUKAR UDUGAAAN

1. Cadow abdle

2. Xirsi abdle

CADOW

1. Farah Cadow

2. Ugaar Cadow

XIRSI ABDILLE

1. Muxumed

2. Samakab

UGAAR CADOW

1. Salad

2. Iidle

MUXUMED

1. Axmed

2. Dhaqane

3. Colon

4. Noor

SAMAKAB

1. Raage

AYUUB 1. Indhacade ayuub

2. Guudwaaq ayuub

INDHACADE

1. Sacad indhacade

SACAD

1. Abtidoon sacad

2. Axmed sacad

AXMED SACAD

1. Guuled axmed

2. Xasan axmed

3. liban axmed

4. Cali axmed

XASAN AXMED

1. Mudo xasan

2. Waceys xasan

WACEYS XASAN

1. Rabaax waceys

CALI AXMED

1. Rooble cali

2. Xuseen cali

ROOBLE CALI

1. Maxamud rooble

2. Cabdile rooble

XUSEEN CALI

1. Moogow xuseen

2. Guleed xuseen

3. Ibrahim xuseen

CABDILE ROOBLE

1. Cabdiraxman cabdile

2. Aadan cabdile

LIBAAN AXMED

1. Aadan liibaan

ADAN LIIBAAN

1. Gadiid adan

GADIID AADAN

1. Qalaf gadiid

2. Maxamed gadiid

3. Caraale gadiid

QALAF GADIID

1. Maxamuud qalaf

2. Xildiid qalaf

MAXAMED GADIID

1. Kheyr maxamed

GUUDWAAQ AYUUB

1. Xade guudwaaq

XADE GUUDWAAQ

1. SAMAKAAB Xade

SAMAKAAB XADE

1. Muse samakaab

MUUSA SAMAKAAB

1. Axmed cismaan

2. Muxumed cismaan

AXMED CISMAAN

1. Cali axmed

2. Cabdi axmed

MUXUMED CISMAAN

1. Isaaq muxumed

2. Cumar muxumed

LIBIYAAN

WARWAAQ 1. Yuusuf Warwaaq

2. Ibraahiim Warwaaq

3. Gumarwaaq Warwaaq

4. Axmed warwaaq

YUUSUF WARWAAQ 1. Adan yuusuf

2. Haaruun Yuusuf

HAARUUN YUUSUF

1. Maxamuud Haaruun

2. Cadaawa Haaruun

3. Abtidoon Haaruun

4. Axmed Haaruun

MAXAMUUD HAARUUN 1. Cabdi

2. Dudub

CABDI

1. Sharmaaka cabdi

2. Faarax cabdi

3. Xuseen cabdi

SHARMAAKA CABDI

1. Axmed sharmaake

2. Ibrahim sharmaake

3. clrahman sharmaake

4. hilowle sharmaake

5. xareed sharmaake

6. Muhammad sharmaake

7. Ali sharmaake

8. cisman sharmaake

9. Ismail sharmaake

DUDUB

1. Diirshe Dudub

2. Afrax Dudub

3. Cabdi Dudub

DIIRSHE DUDUB

REE SHIEKH CABDILLE

1. Muxumed sheikh

2. Cismaan sheikh

3. Yusuf sheikh

MUXUMED SHEIKH

1. Ree Siid Aadan

2. Ree Aadan Dhagalaab

ABTIDOON HAARUUN


1. Reer maxamuud abtidoon.

2. Reer Dhabancade Abtidoon

MAXAMUUD ABTIDOON

1. Reer Cumar maxamuud

2. Reer Cabdi maxamuud

REE CUMAR MAXAMUUD

1. yacquub cumar

2. yussuf cumar

3. Adan cumar

CABDI MAXAMUUD

1. Reer cumar cabdi

2. Reer abiikar cabdi

3. Reer Abeyle cabdi

DHABANCADA ABTIDOON

1. Ree arfax dhabancade

2. Ree dhasiig arfax

3. Ree shiiq xasan

4. Ree cumar dhabancade

5. Ree uudow cumar dhabancade

6. Ree nuur cumar dhabancade

7. Ree xasan cumar dhabancade

8. Ree weydow cumar dhabancade

9. Ree geedi dhabancade

10. Ree barow geedi

11. Reer cali geedi

REE SHEIKH XASAN

 Reer Aadan Sheikh Reer Ibraahim Sheikh 

Reer Cabdisalaam Sheikh Reer Axmed Sheikh

AADAN SHEIKH

Ismaciil Aadan 

Muxumed Aadan Maxamud Aadan Cumar Aadan Cabdi Aadan Yaaquub Aadan Cali Aadan Xasan Aadan Cabdoow Aadan Saalax Aadan

REER IBRAAHIM SHEIKH

Muxumed Ibrahim Shiilow Ibrahim Xuseen Ibrahim Sheikh Guudoow Ibraahim

Muxumad ibrahin

1:cabdulahi muxumad

2:Sheekh ibrahim muxumad

3:gabow muxumad

4:macalin cali muxumad

5:xasan muxumad

6:isaaq muxumad

7:cismaan muxumad

8:rashiid muxumad

9:cabdiraxmaan muxumad

10: maxamad muxumad

11: cabeey muxumad


REER CABDISALAAM

Fareey Cabdisalaam 

Cabdullahi Cabdisalaam

Maxamuud Cabdisalaam. 


REER AXMED SHEIK

Cismaan Axmed Buule Axmed Shuqul Axmed Xaaji Yuusuf Axmed Nuurrre Axmed.

Abdullahi Axmed 

AXMED HAARUUN

1.Wacays Axmed

2.Farax Axmed

   WACAYS AXMED 

1.bahdoon wacays

2.caraale wacays

     BAHDOON WACAYS 
    FAARAX BAHDOON 

1.Samatar Farax

2.xabad Farax

3.muumin Farax

4.jimcale Farax

5. Cibaada kaal farax

    SAMATAR FARAX 
 1.Cali samatar 
 2. Xuseen samatar 
3.Nuur samatar 
     XABAD FARAX 

1.Maxamuud Xabad

2.Cali Xabad

3.Cumar Xabad

      MUUMIN FARAX 

1 Cabdile Muumin

2. Xalane Muumin

   JIMCAALA FARAX 

1. Wayrax Jimacaale

2. Abdi yare jimcaale

FAARAX AHMED 

1 .murax

2 .muumin

    MURAX 

1. Ree Nuur Kabaal

2.Ree maxamuud Bunle

3.Ree cabdile Oday

4.Ree Adan Taay

   MUUMIN 

1.Ree xaashi firin

2.Ree Deer

CADAAWA HAARUUN


1. Cabdi cadaawe

2. Ibrahim cadaawr

3. Coowl cadaawe

CABDI CADAAWE

1. maxamed cabdi

MAXAMED CADI

1. Faatax maxamed

2. Adan maxamed

FAATAX MAXAMED

1. Geedi faatax

2. Arfax faatax

3. xalane faatax

4. kaliil faatax

5. Alamagan faatax

6. Liiban faafax

GEEDI FAATAX

1. Hussein Geedi

HUSSEIN GEEDI

1. xareed xusen

2. Barow xuseen

3. Bardad xuseen

ARFAX FAATAX

1. Cilmi arfax

CILMI ARFAX

1. Omar cilmi

2. Axmed cilmi

OMAR CILMI

1. xirsi omar

XIRSI OMAR

1. gabod xirsi

2. salad xirsi

3. adan xirsi

4. abdi xirsi

5. abdulahi xirsi

6. muxumed xirsi

AHMED CILMI

1. Rooble Ahmed

ROOBLE AHMED

1. Sahal rooble

2. Ali rooble

3. Omar rooble

XALANE FAATAX

1. sadiiq xalane

2. maxamed xalane

SADIIQ XALANE

1. wehliya sadiiq

2. muxumed sadiiq

3. Nuur sadiiq

4. cusman sadiiq

MAXAMED XALANE

1. xasan maxamed

2. samatar maxamed

3. Daaud maxamed

4. cali maxamed

KHALIIF FAATAX

1. Rage

2. Ibrahim

IBRAHIM

1. xusen ibrahim

2. bare ibrahim

3. muxumed ibrahim

XUSEEN IBRAHIM

1. ahmed xuseen

2. cabdulahi xusen

3. cali xuseen

4. cabdikarim xusen

5. Bare xuseen

BARE XUSEEN

1. sheikh adan bare

2. cabdulahi bare

3. ismail bare

4. daaud bare

5. osman bare

6. ali bare

7. omar bare

MUXUMED IBRAHIM

1. adan muxumed

2. cabdulahi muxumed

3. Abukar muxumed

IBRAHIM CADAAWE

1. Arfah Ibrahim

2. wacays Ibrahim

3. Dugow Ibrahim

4. Uubow Ibrahim

5. Osman Ibrahim

ARFAH IBRAHIM

1. Hussein Arfah

2. Ali Arfah

HUSSEIN ARFAH

1. Hassan Hussein

HASSAN HUSSEIN

1. mohamud Hassan

2. Yusuf Hassan

3. Abdi Hassan

4. Derow Hassan

5. Nuur Hassan

6. Liiban Hassan

MOHAMUD HASSAN

1. Rashiid Mohamud

2. Mussa Mohamud

3. Hira Mohamud

4. Ahmed Mohamud

YUSUF HASSAN

1. Abdisamad yusuf

2. Muhumed yusuf

ABDI HASSAN

1. Ali Abdi

2. Abdile Abdi

3. Mahad Abdi

DEEROW HASSAN

1. Salah Derow

2. Adan Derow

NUUR HASSAN

1. Ismail Nuur

2. Adan Nuur

3. Abdi Nuur

LIIBAN HASSAN

1. Qasay liiban

2. Bare liiban

3. Adan Liiban

ALI ARFAH

1. Adow Ali

2. Adan Ali

3. Jama Ali

4. Omar Ali

ADOW ALI

1. Hasan Adow

2. Osman adow

3. Dhuubow adow

4. Jama Adow

JAMA ALI

1. mohamed jama

2. Osman jama

3. muudo jama

ADAN ALI

1. Duale Ali

2. Omar Ali

OMAR ALI

1. Abdi omar

WACAYS IBRAHIM

1. bare wacays

2. Muhumed wacays

BARE WACAYS

1. xalane bare

2. adan bare

3. maxamed bare

MUHUMED WACAYS

1. Ahmed muhumed

2. ciise muhumed

DUGOOW IBRAHIM

1.       Salad Dugow 

2. Yusuf Dugow

UBOW IBRAHIM

1. Rooble uubow

2. Osman uubow

3. Ali uubow

4. Hussein uubow

5. Ibrahin uubow

6. Abdulahi uubow

OSMAN IBRAHIM

1. Yare osman

2. Hussein osman

3. Dhaqane osman

AADAN YUSUF Jabraiil Adam Cabdi Adam Qurax Adam Dabeyl Adam


JABRA'IIL ADAM

Maxamed Jabraiil Axmed Jabraiil 

MAXAMED JABRAIIL

Sharmaake Mohamed

Faahiya  Mohamed 

FAAHIYE MAXAMED

Nuur faahiye NUUR FAAHIYE

1. Ali nuur

ALI NUUR

1. Farax cali

2. Husein cali

3. Salax cali

FARAX CALI

1. Macow farax

2. Mohamed Farax

3. Xasan farax

MACOW FARAX

1. Cisman macow

2. Cabdi macow

CISMAN MACOW

1. Cabdala cisman

2. Geele cisman

3. Mohamud cisman

4. Aden cisman

5. Mahamud cisman

MOHAMED FARAX

1. Madeey Mohamed

2. Khayley Mohamed

3. Hussein Mohamed

XASSAN FARAX

1. Aden xassan

2. Cali xassan

ADEN HASSAN

Hamuunle aden 

Gaseey aden

Ciyow aden 

Iimaan aden

CALI XASSAN

Xuundow cali Xassow cali Xassan cali Xussein cali Cumar cali Noor cali Oorow cali


IBRAHIM CEYMOY

Noora Ibrahim Dhicis Ibrahim Dhoora Ibrahim Mohumed Ibrahim Obow Ibrahim


AXMED JABRAIIL

Warmooge Axmed Rooble Axmed

SHARMAKE SIYAAD

Jibriil siyaad Ricil siyaad

JABRIIL SIYAAD

Jirow jabriil Samatar jibriil Cumar jabriil Cali jabriil

JIROW JABRIIL

Ibraahin jirow Isaaq jiroow Cabdi jiroow Huseen jiroow Axmed jirow kuusoow jiroow Jari jiroow

 HUSSEIN JIROW 

Qamiis Hussein Macalin ibraahin Hussein Tarabi Hussein Qoriyow Hussein

  CABDI JIROOW  

Maadey Cabdi ISAAQ JIROW

Adam ISaaq Cusmaan Isaaq Ibraahin Isaaq Xasan Isaaq

IBRAAHIN JIROW

Cabdow Ibraahin CABDOOW

Aadan Cabdoow Sanweyne Cabdoow Xuseen Cabdoow Muxumed Cabdoow Cabdulaahi Cabdoow


REE AXMED JIROOW

Aadan bare axmed Cabdow axmed

KUUUSOOW JIROOW

Kaliil kuusoow Buule kuusoow Cabdi kuusow Dhakat kuusoow

JARI JIROOW

Axmed Jari Yaroow Jari Xumoow Jari


REE SAMATR JIBRIIL

Aadan Samatar Cusmaan Samatar Qaasim Samatr Guuleed Samatr

AADAN SAMATR

Gaasey Aadan Salaad Yaro Aadan Cantoobo Aadan Isaaq Aadan Isaaq Aadan Aadan Yare Aadan Rubaan Aadan Xaydar Aadan Faaneey Aadan


CUSMAAN SAMATR

Ibraahin IBRAAHIN SAMATR

Axmoow ibraahin Caraale ibraahin Kabiiroow ibraahin Cabdile ibraahin Buula ibraahin Ukure ibraahin Salaad ibraahin Codeey ibraahin Cabdi nuur ibraahin Aadan maqaar ibraahin Cali dhaqane ibraahin


QAASIM SAMATR

Xaydar Qaasim XEYDAR

Qalifoow xeydar Muudey xaydar Daauud xeydar Barki xeydar

GUULEED SAMATR

Ismaaciil guuleed Isaaq guuleed Muxumed guuleed


CALI JIBRIIL

Dugoow Ali Aadan Ali

DUGOOW ALI

 Isaaq dugoow Xirsi dugoow 

ISAAQ

Daauud isaaq Xasan dheera isaaq

Ali canshuur isaaq 

Xabat isaaq Macalin aadan isaaq

Xuseen isaaq 

AADAN

Muuse Aadan Axmed Aadan Yaaquub Aadan


CUMAR JABRIIL

Muxumed Cumar  

MUXUMED

Adan muxumad AADAN MUXUMED

1. Buula aadan 2. Axmed aadan 3. Dhakat aadan 4. Cabdi aadan 5. Isaaq aadan 6. Dabow aadan 7. Jimcaale aadan 8. Cali aadan ( cali buri) 9. Xasan aadan 10. Maxamed aadan 11. Cabdullaahi aadan 12. Kuula aadan 13. Salaad aadan 14. Cali aadan ( cali malimey) 15. Maclin ibraahin aadan 16. Maxamuud aadan 17. Cali aadam ( cali madobe)


GUMARWAAQ WARWAAQ

1. Cali wacays

2. Dudub wacays

3. Hasan Wacays

4. Cumar Wacays

5. Cali Wacays

6. Maxamud wacays

7. Cabdille wacays

DUDUB WACAYS

1. Ree Macow

2. Ree Xuseen Dhagawel

3. Ree Xareed

IBRAAHIIN WARWAAQ

SACAD IBRAAHIN

1. Xuseen Sacad

2. Aadan Sacad

3. Ree Beere

4. Samatar Sacad

5. Isaaq Sacad

XUSEEN SACAD

1. Ree Wacays

2. Ree Liibaan

REE WACAYS

1. Ree Gabdoon

2. Ree Axmed Siyaad

REE LIIBAAN

1. Ree camey

2. Ree Macalin

3. Ree Gaban

4. Ree Buraala

REE MACALIN

1. Isaaq macalin

2. cumar macalin

3. xasan macalin

4. cabdi macalin

5. Qoriyow maclin

6. Axmed macalin

 REE GABAN 

1. Ree xalane

2. Ree samafale

3. Ree sadiiq

4. Ree cilmi


3Dadka Caanka ah ee Xasan Gaashireedle

1. Yarow Cali- First and former Chief of Marehan Clan in 1912, and financiest man of Fundraising for the British and Marehan War 2. Ugaas Maxamed Xasan Yarow- Chief of the Marehan Clan and the son of the famous first Marehan Chief Ugaas Yarow Cali 3. Mohamud Sayid Aaden- Vice President of Jubaland State Somalia from 2015-up to date 4.DR.Ali Noor- Former Head of Somali National Front (SNF) 5. Engineer Cumar Saalixi , philosophy and expert in Satellite Mapp drawings. 7.Maxamed Daqare- Member of Somalia Parliament from 2012-2021 8. Aadan Waqwaasha- Member of Somalia Parliament from 2012-2016 9. Dalays Xasan Aadan-Member of Somalia Parliament from 2017-2021 10. Maxamed Aadan Cabdi(Iris) - Former Gedo Region Governor 11. Maxamed Cabdi Kaliil- Former Gedo Region Governor from 2012-2015 12. Cabdiyare Garab roor- Military Strategist (2006–up to date) 13. Maxamuud Sayid Aadan - Former Minister of Planning of the TFG 14.Canjeex Buula Gareed Current Gedo Region Governor 15. Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) Former Gedo Region Governor 16. Hilowle Aadan Gumow- Former Parliament of the TFG and Head of State for the Ministry of Public Works and Housing Somalia 17. Siid Aadan Muxumed- Mufti and Famous Religious leader at Somalia and Ethiopia 18. Xaaji Aadan Nuur Siid- Former Court Judge of Luuq District and Mufti Formous at Jubaland , NFD Kenya and South West state of Somalia 19. Cismaan Xaaji Axmed- Military Specialist and former Somali Army Commander 20. Korney Cabdullahi Osman Issack- Military Specialist and former Somali Army Commander

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Warshada Hilibka ee KismaayoKoonfur KuuriyaDiridhabeKulSilk SmithaKenyaEratareyaNabi Yacquub C.S.MakaahiilFar SoomaaliQamadiPatrice LumumbaAbgaalJubbada HooseOgadenIsmaaciil MireShabeellaha DhexeBoqortooyadii WalashmaKabanSuug (qori)GobIngiriiskaAf SoomaaliSukhaarAamiinUsaama bin LaadinMindiCilminafsiSeerbiyaSeediMidowga Maxkamadaha IslaamigaJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Makayl-DheereRina HashimotoJubalandMarkaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaXooloYaaqshiidShirkada Isgaariinta HormuudFanaaniinta SoomaaliyaGunagadoSiinaa'''Cabdalla Abokor'''SaruurMaroodi JeexBeledweyneMandheeraDhererCillad lugaha aan degganaynGeri koombeWabiga NiilCawramaleMililitirCushitic peoplesMaxamed barreBarasiilTaariikhNugaalReeriidleMeheriLabaaleeyAlbaniaAikaSamo ku waarCiidanka Qaranka SoomaaliyaSheekhaal Jaziira2005Xoor-dubburAwdheegleMushaharSolomadowBaraawe🡆 More