Beesha Wacbuudhan Abgaal (Af Soomaali : Wacbuudhan, Af Ingiriis : Wacbudhan) waa beel ka mid ah 9ka Abgaal Cismaan waana midka ugu tiro badan oo ugu dhul wayn.
Meelaha ay ku badan yihiin | |||
---|---|---|---|
| |||
Luqada | |||
Somali, Arabic, | |||
Diinta | |||
Islam | |||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||
Harti, Waceysle, Mudulood, iyo beelaha kale ee beesha Hawiye. |
Beesha waxayna degtaa Xamar oo Wacbudhan asal u leh iyo Shabellaha Dheexe oo ay ka dagaan 8/10 degmo waana qabiilka ugu tiro badan oo Shabellaha Dhexe dago.
Waxey kaloo dagaan Shabellaha Hoose sida magaloyinka Marka, Baraawe, Afgooye iyo magalooyin badan. Ethiopia waxey ka dagaan Deganada Somalida ee Ethiopia oo loo yaqaano DDS oo degmoyinka kala ah Iimeey iyo Liben Zone. Kenya waxey ka dagaan Deganada Somalida ee Kenya oo kala ah Gobolka Wajir. Gobolka Wajir waxaa dago Reer Mataan laf ka mid ah oo la dhaho Maxamud, Samatar iyo Macow Mataan oo maanta la qaaran ah beesha Dagodia oo gobolka Wajir u badan. Waxey kala degaan Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose qeybo ka mid ah.
Beesha waxay u kala baxdaa 4 jufo oo waa weyn waxayna kala yihiin:
1-Danweyne Wacbudhan 2- Doole Wacbudhan 3- Kabaale Wacbudhan 4- hartacaso wacbudhan
Wacbuudhan Abgaal waa beesha ugu badan tiro ahaan hadana qabata Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Wacbuudhan Abgaal, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.