Jubaland

Jubaland waa mid kamid ah maamul goboleed yada ka jira Soomaaliya.

jubaland waxay dhacdaa Koondurta Fog ee Soomaaliya magaca Jubaland waxu jiray kahor Xiligii Gumeystaha Talayaaniga xiligaas Jubba Waxaa la isku oron jiray dhulka Hadda loogu yeero Jubaland iyo Bay iyo Bakool kuwaas oo markii danbe laga jaray Jubba.

Dhulka Jubba
Jubaland
Jubaland
Jubaland
Jubaland
Waqtiga (UTC+3)

Jubaland waxay xuduud la leedahay Dalka Itoobiya, Kenya iyo maamulka konfur Galbeed.

Taariikh

Jubaland waa

Dagmooyinka Jubaland

Bardhere

Bu’aale

Kismaayo

Doolow

Saakow

Garbaharey

Luuq

Jamaame

Ceelwaq

Afmadow

Beledxawo

Jilib

Badhaadhe

Burdhubo

wabiyada Jubaland

Jubaland waxaa mara labo wabi kuwaas oo kala ah Wabiga Daawa iyo Wabiga Jubba.

Wabiga Daawa Waxuu maraa dhulka Jubaland waxuuna maraa ilaa labo magaalo oo katirsan Jubaland, kuwaas oo kala ah

1) Doolow

2) Baledxawo

Wabiga Daawa waxuu Dalka Soomaaliya ka soo galaa Dhanka Dalka itoobiya waxuuna biyihiisa ku daraa Wabiga Jubba ee Magaalada Doolow ee Jubaland

Wabiga Jubba waa wabiga ugu weyn uguna biyaha badan ee wabiyada Soomaaliya wabiga Jubba waa wabiga aan marna biyihiisa istaagin xili kasta waana wabiga ugu weyn Dalkeena Soomaaliya.

Waxuu Dalka Somaliya kasoo galaa dhanka dalka Itoobiya waxuuna maraa oo kaliya Dhulka Jubaland waxaa uu maraa ilaa 7 dagmo oo katirsan Jubaland, dagmoyinka uu maro waxa ayna kala yihiin,

Doolow

Luuq

Burdhubo

Bardhere

Bu'aale

Jilib

Jamaame

Waxuu wabiga jubba uu biyahisa kudaraa badweynta Hindiya waxuuna ku kaga daraa deegaankaa Goobweyn ee Jubaland.

Bulshada Jubaland

Jubaland waa maamul Goboleedka kasoo ah midka ugu labaad ee ugu dadka badan kaaso ay kaliya ka dhulweyn yihiin kaliya waxaa ka ka dad badan oo kaliya kaliya Koonfur galbeed.

bulshada Jubaland waxaa loo yaqaana Reer waamo ama ree guri waxaa kaloo loo yaqaana reer juba.

jubaland waxaa bulsho lagu qiyaaso 2.5 Milyan.

waxaana dagan qabiilo badan oo somaliyeed sid

sida ku xusan qariiradan waxay mujineysa Bulshada Jubaland

Kaabayaasha dhaqaale ee Jubaland

Kaabayaasha Jubaland waxaa ka mid ah dhismaha Wassaarada Jubaland ee ku taxan Kismaayo.

Tixraac


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Jubaland 
Jubaland  Puntland ·  · Jubaland  Galmudug · Jubaland  Hirshabeelle · Jubaland  Koonfur Galbeed Soomaaliya · Jubaland  Jubaland
Maqaam gaar ah Jubaland  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya 

Tags:

Jubaland TaariikhJubaland Dagmooyinka Jubaland wabiyada Jubaland Bulshada Jubaland Kaabayaasha dhaqaale ee Jubaland TixraacJubalandSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhisme SoomaaliMagac2021Nabi Ibraahiim C.S.Gacanka CadmeedNitrojiinDagaalkii Labaad ee AduunkaSaraarLiiska magaalooyinka SoomaaliyaBaabuurGabayada abwaanada hawiyeDayax MadoowaadMadiinaJibraacinSiigeysiDayniileWaraabeGalguduudTurkigaLiin bambeelmoDastuurka SoomaaliyaKoobka AdduunkaAbella DangerDib QalloocGarreAf OromoBeesha Aw saciidKulCilminafsiWajeerSaxaafadAladdin MeierTalyaaniMatabaanXHamsterGalmada dabadaWabiga JubbaAsharaafIswisarlandSoomaalidaLoobageMacluumaadka TeknolojiyaddaQaramada MidoobayCaluulaDudubleKiristiyano RonaldoCaynabaHirshabeelleTixXVideosJadwalka CuriyayaashaQarxisRamadaanSiyaad BarreGaranuugSoomaali GalbeedCabdiqaadir YamyamGooryaankaAxmed FaaraxSheekhaalArsenal FCBaayUsaama bin LaadinGaalkacyoDawladii Somaliland (1960)BiimaalDagaalkii DhufeysyadaTaariikhda SomalilandOlivia RodrigoDiinFilibiinBiciide🡆 More