Arsenal Fc

Arsenal FC

Arsenal
Arsenal Fc
Magaca oo dhameestiranArsenal Football Club
NaaneysThe Gunners
Magac koobanArsenal
La aasaasayOktoobar 1886; 137 sano ka hor (1886-10), as Dial Square
GaroonEmirates Stadium
Garoonka Awoodda60,704
MilkiilahaKroenke Sports & Entertainment
Co-chairmenStan and Josh Kroenke
MaamulahaMikel Arteta
WebsiteClub home page
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Guriga midab
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Marti midab
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Arsenal Fc
Saddexaad middab

waa naadi ama kuluub Ingiriisi ah oo kadhisan magaalada London. Waa naadi aad ufac wayn uguna caansan naadiyaasha kadhisan (UK) Arsenal ayaa waxaa la'aas aasay sanadku markuu ahaa {1886} . arsenal waxay kamid tahay kooxaha aduunka ugu wawayn, ugu koobabka badn, uguna taagerayasha badan sido kalena ugu taajirsan had iyo goorna waxa lagu magacaba tagerayashooda kuwa ugu dulqaadka badan. sanadii 20003 ilaa 2004 Arsenal waxay ku guulaysatay koobka ingiriiska ayadoon hal mar xita laga badin "cajayib" waxayna mutaysatay koobka dahabka noqotayna kooxda kaliya ee ingiriisa ku guulaysato koob dahabi ah"waa".

TAARIIKHDA

Arsenal ayaa markii la'aas aasay kamid noqotay 85.166.101.45 17:22, 15 Nofeembar 2013 (UTC) naadiyaasha ugu waawayn dalka ingiriiska. Arsenal markii ugu horaysay ee ay qaaday horyaaalka sanadku Wuxuu ahaa 1930 isagoo markaasna kudarsaday koobka FA ladhoho markaasna waxaa watay tobo barihii caanka ahaa ee Hirber tshamban arsenal waxa ilaa hada leeliya tababare arsene wenger arsenal waxay samaysay saxiixii ugu waynaa abid ee soomara kooxda iyadoo sanadii 2013 kooxda keentay Mesut Ozil oo kamid ah ciyaaryahanada ugu waa wayn kubada cagta ilaa hada kana tirsanaa na adiga isbaanishka ah ee Realmadrid Fc

koobabka

Arsenal ayaa horyaalka qaaday 13 jeer Sanadihii

1931 1933 1934 1935 1938 1948 1953 1971 1989 1991 1998 2002 2004

Koobka FA CUPka Waxay qaaday 12 jeer oo kala ah

1930 1936 1950 1971 1979 1993 1998 2002 2003 2005 2014 2015

kobka kaarlin cupka Waxay qaaday 2 jeer oo kala ah

1987 1993

koobka saxanka waxay qaadeen 12 jeer oo kala ah

1930 1931 1933 1934 1938 1948 1953 1991 1998 1999 2002 2004 2014

koobka carwooyinka oo hada labadalay oo hada laga dhigay uefa legue waxay qaaday 1 oo ah

1970

koobka koobabkana waxay qaaday 1 oo ah

1994

Tixraac

Eeg waliba

Tags:

Arsenal Fc TAARIIKHDAArsenal Fc koobabkaArsenal Fc TixraacArsenal Fc Eeg walibaArsenal Fc

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SamaaleNayjeeriyaDaguurojrzypAf-DabarreGeri koombeSiigeysiS1 No. 1 StyleBuulo BurdeHawiyeBogga HoreJohnny DeppTamarAwstriyaBariga AfrikaJaamacadda LafooleAf-SoomaaliGalmada dabadaOromoMiniyaabolisXooloWanlaweyn-Midowga Maxkamadaha IslaamigaNapoleon BonaparteGaraamDishiisheShabeellaha HooseGadabuursiLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaDoofaarCayr (beel)2020DafoHonjo SuzuIGADCali Cafii Fiqi OmarCalanka SomalilandIsmaaciil Cumar GeelleBahda Qoraxdu MidaysayCismaan KeenadiidXussein XasanRuushkaSuugaanta SoomaalidaKoonfur AfrikaNabi Ibraahiim C.S.Maalinta Madaxbanaanida SomalilandMarkaCawramaleMuduloodAxmed SiilaanyoShiicaXuseen CaydiidCabdalle SabdiSaraarSaint PetersburgImaamu ShaaficiAw qudubMagaalooyinka MaraykankaAxmed IdaajaaBiciidQalaafeStolpersteinAikaMidowga AfrikaXiriirka Turkiga-SoomaaliyaXiman & xeebTaariikhda SomalilandHartiLionel MessiMadiinaDerriGarxajis🡆 More