Lionel Messi

Lionel Messi waa ciyaaryahan u dhashay wadanka Arjantiina.

Waxa uu dhashay sanadku markii uu ahaa (24 Juun 1987. waxa uu u ciyaraa koox ka ciyaara horyaalka wadanka spain oo la dhoho Paris Saint-Germain, waxa uu yahay laacib kooda.messi isagaoo yar ayuu xanuun saday sababtoo ah wuxuu ahaa dhicis 6 bilood ku dhashay hooyadiis magaalo kale ayeey guri ccid shaqaalo uga eheed abihiisna tuugada laga cabsado ayuu ku jiray , kadib markii uu 10 jirsaday ayeey hooyadiis qaxootinimo iska dhiibtay spain kadib markii 2 sano ee kaam qaxooti ku jirtay ayaa loo ogolaaday sharciga sidaas ayeeyna ku timid magaalada barcelona , mowhibadiisa kubada cagta yaa u sahashay inuu kasbado indhaha kooxda yar yar ee barcelona b sidaasi ayuu ugu soo gudbay kooxda weyn , barcelona messi abaal ayeey u galeen sababtoo ah isbitaal ayeey geeyeen lugihiisa ayeey daawweeyen , wuxuu u balan qaaday in uusan ka tagi doonin abidkood waxan mararka qaar afkisa laga maqalay in wayihisa ciyared u ku soo gaba gabayn doono kooxda barcelona.

Lionel Messi
Lionel Messi
Messi in 2018
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacLionel Andrés Messi
Dhashay (1987-06-24) 24 Juun 1987 ( 36jir)
Ku dhashayRosario, Argentina
Joogga1.63 m (5 ft 4 in)
Booska cayaartaForward
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaParis Saint-Germain
Nambarka30
Ciyaartooyda yar-yar
1995–2000Newell's Old Boys
2000–2003Barcelona
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2003–2004Barcelona C10(5)
2004–2005Barcelona B22(6)
2004–2021Barcelona520(474)
2021–Paris Saint-Germain1(0)
Xulka Qaranka
2004–2005Argentina U2016(11)
2007–2008Argentina U235(2)
2005–Argentina136(68)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18:03, 5 May 2013 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 15:38, 27 March 2013 (UTC)
Lionel Messi
Lionel Messi laacibka sanadka 2011

macalimiinta sida aadka ah u soo caawiyay messi waxa ka mid ah macalinki u dhashay dalka netherland ee Frank Rijkaard kaaso kooxda soo maamulay 2003 ilaa 2008 oo aha macalinki champions league 2005-2006 isaga oo ka qaaday kooxda arsenal, messi ayaana ka dhaxlay waayo aragnimo dheraad ah isla markaana ka mid ahaa kooxdisa kowaad, macalinka labaad ee heerkan so gaadhsiiyay messi ayaa ah macalinka u dhashay wadanka spain kana tirsanaan jiray wakhti hore kooxda barcelona pep guardiola wakhtigii u kooxda haysan jiray 2009 ilaa 2013 isaga oo kooxda u qaaday koobab fara badan oo ay ka mid yihin laba champions league 2008-2009 iyo 2010-2011 waana macalinki kooxda ku so kordhiyay khibrada loo yaqaano tiki taka oo ay in badan kooxdu ku caano maashay Messi ayaa la xaqiijiyay inuu yahay ciyaar yahankii abid soo mara kubada cagta kagana gulaystay labada xidig ee maradoona iyo pele oo ku tartami jiray xidigan ayaa haysta shan European golden boot oo ah rikoor u gaar ah xidigan ayaa kasbaday taageero fara badan ee aduunka jooga Lionel Messi ayaa ah xidigii ugu horeeyay ee oo European champion league dhaliya afar gool hal kulan kaliya xidigan ayaa haysta 4 onze dire oo ah xidigan ugu Europe xidigan ayaa lo baxshay mucjisada kubada cagta ama magic player xidigan ayaa abihiis aya lashega inuu kusoo jeedo talyaaniga halka hoyadii kasoo jeedo Spain xidigan aya UNICEF ka noqday ambassador ayaa noqday xidigii ugu ugu yaraa oo 22 jir ah oo ku gulaysta ballon d'ore xidigan oo ah kan ugu golasha badan xaga laligaha sido kale waa kan ugu golasha badan kulanka caanka aha ee elcalasico xidigan ayaa ah ciyaar yahanka ugu fiican tariikhda laligaha ama Spain Messi ayaa dhowr jeer loo so bandhigay inuu qandaraasyo fara badan oo qaliya lkn wuu diiday oo wuku gacan sayray oo warar ayaa shegaya inuu yiri waxaan "diyaar u ahay inaan mushaar la'aan ugu ciyaaro Barcelona" Guuldaradii ay kala kulmeen xulka qaranka Argentina koobkii adduunka ee ka dhanka ahaa Germany sanadkii 2014 iyo sababta oo ah ciyaartii Mareykanka ee ka dhacday Chile 2 oo isku xigta finalka sanadihii 2015 iyo 2016 isweydaarsiga seegay waxa uu u hibeeyay taallo taariikhi ah oo kuyaala garoonka Camp Nou ee magaalada Barcelona Lionel Messi isagoo leh braugrana fog.

Tags:

1987ArjantiinaIsbaniaParis Saint-Germain FC

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Daahir Rayaale KaahinBanaadirSheeko SoomaaliAduunkaTaariikhda MasarIstanbuulTurkiga2021NabiBuula xaajiMasarCabdicasiisXorta ahEratareyaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaCilmi BoodhariDiwaanka CuriyeYugandhaDaarood Ku XaarDhedigKhilaafada IslaamkaDuurxulNabi HuudBuurFaransiiskaNuurudiin zankiQabiilada JubalandDhirta ubaxaRaage UgaasSiyaasadAf IngiriisSacuudi CarabiyaMarqaanweyneJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaInternet ExplorerKubadda CagtaTaariikhInternetBogga HoreISO 3166SoomaaliNebi Aadam C.SSoomaalidaKismaayoVentusky.comLahjadaha Af SoomaaligaRuushkaBariire2013BiciidKanadaBoosaasoMaakhirBahda Qoraxdu MidaysayYaanyuurAstaanta Qaranka SomalilandIiraanSoomaali magaalo-goboleedyadaXadhigFalastiinAddis AbebaBangaladheshBoqortooyadii WalashmaXayawaanXafsa bint CumarHiraabWadamada AfrikaLoobageArktikSoomaaliweynCaajisDucooyinka galista SuuligaAwdalAbu HurayraMeheriMakawWardheer🡆 More