Awstriya

Awstriya Jamhuuriyadda Awstriya ama (de: Republik Österreich) waa wadan Dhul xiran oo ku yaalo dhaxbartanka Yurub macnaha Austaria waxa ay kadhiganahay marka somali loorogo Jammhuuriyada bariga.waa xubin kamida jamciyada quruumaha ka dhaxaysa ilaa 1955 laga bilaabo 1995 waxay kamid noqotay wadamada Midawga Yurub dhanka waqooyi waxa kaga aadan wadanka Jamhuuriyadda Fadaraaliga ah ee Jarmalka iyo Jamhuuriyadda Jek Dhanka barina wadamada Isloveeniya iyo Taliyaaniga Koonfurna waxa kaga toosan wadamada Iswisarland iyo Liechtenstein.

Jamhuuriyadda Awstriya
Republik Österreich  (Af-Jarmal)
Awstriya
Heesta qaranka: 
  • Land der Berge, Land am Strome  (Af-Jarmal)
  • Land of Mountains, Land by the River
Location of Awstriya (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Awstriya (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Location of Awstriya (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Fiyena
Official national language Af-Jarmal[a][b]
Official regional languages Hungarian (41,000), Slovenian (25,000), Burgenland Croatian (19,500)
Qaybaha qoomiyedaha (2012)
  • 82.3% Austrians
  • 5.2% ex-Yugoslavs
  • 2.7% Germans
  • 2.2% Turks
  • 1% Hungarians
  • 6.6% Others ethnic groups
Dadka Austrian
Xukunka Federal parliamentary republic
 -  President Alexander Van der Bellen
 -  Chancellor Sebastian Kurz
 -  Vice-Chancellor Werner Kogler
 -  President of the
National Council
Wolfgang Sobotka
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Federal Council
 -  Aqalka hoose National Council
Independence
 -  Margraviate of Austria 976 
 -  Duchy of Austria 1156 
 -  Archduchy of Austria 1453 
 -  Austrian Empire 1804 
 -  Austro-Hungarian Empire 1867 
 -  First Republic 1918 
 -  Federal State 1934 
 -  Anschluss 1938 
 -  Second Republic since 1945 
 -  State Treaty in effect 27 July 1955 
 -  Admitted to the United Nations 14 December 1955 
 -  Joined the European Union 1 January 1995 
Baaxad
 -  Guud ahaan 83,879 km2 (113th)
32,385.86 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.7
Tirada dadka
 -  January 2018 qiyaasta Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 8,823,054 (96th)
 -  Mugga Dadka 104/km2 (106th)
262.6/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $461.432 billion
 -  Qof qof $51,936 (17th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $234.672 billion (29th)
 -  Calaa qof $53,764 (14th)
Qaybsiga (2014)negative increase 27.6 (low / 14th)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.893 (very high / 24th)
Lacagta Euro (€)[c] (EUR)
Waqtiga CET (UTC+01)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+02)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +43
Furaha Internetka .at[d]
a. ^ There is an official dictionary, the Österreichisches Wörterbuch (edited under the authority of the Austrian Federal Ministry of Education and Women's Affairs), comparable to the German Duden.
b. ^ Croatian, Czech, Hungarian, Romani, Slovak, and Slovene are officially recognised by the European Charter for Regional or Minority Languages (ECRML).
c. ^ Austrian schilling before 1999; Virtual Euro since 1 January 1999; Euro since 1 January 2002.
d. ^ The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.

Awstriya wee xee ku jiirtaa madawaga yurob Ilaa 1995 Luqadaa Awstriya lagaga hadloo waa jarmal dhulkaa Awstriya wuxoo garaa 83,872 Kiiloo murabaac waxaa Awstriya ku nool 8,316,487 (2007) Qoof Calamadaa intara netka (at) Furahaa Telefonka (+43)

Goboladaa

Wadankaa Awstria woxoo oo kala baxaaa 9 gobol

Gobooladaa Casimada
Awstriya Hoose Saan Boolten
Awstriya Sare Liinis
Buurgland Aisenstaat
Fiyena Fiyena
Foralbeerg Breegens
Ishtayamark Garaas
Kerdnaa Kalangfoordh
Saalisburuug Saalisburuug
Tirool Inisbrug




Dalalka Yurub Awstriya 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Tags:

Dhul xiranIsloveeniyaIswisarlandJamhuuriyadda JekJarmalkaLiechtensteinTaliyaaniYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Fanka SoomaalidaAwdalDaangoSheekh IsxaaqFar SoomaaliAf-SoomaaliAf-JiidoDagaalkii Labaad ee AduunkaGaraadtooyada DaraawiishXHamsterGadabuursi10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayBoqortooyadii DarawiishHaramcadAf-FaransiisUnugDaarood Ku XaarLibaaxHaber AwalMaykorosoftiNuurudiin zankiXiisSheeko SoomaaliGooryaankaSamarqandaMaansoMia KhalifaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaTunisiyaXeer ciiseDagaalkii (2006–2009)SoolMasarreSacuudi CarabiyaSaxaafadXisbiga SYLGoogleTiirarka IslaamkaSoomaaliFalastiinNayroobiWabiga JubbaSoftwareBiimaalDastuurka SomalilandRaas CaseyrGobolada SomalilandSaliidUsaama bin zeydLuuqad (Af)Ciidanka Xooga SoomaaliyaWikipediaSoomaali magaalo-goboleedyadaArjantiinaShibisLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolMaraykankaDhiigUstareliyaSuudaanBurundiOperating systemMadaxweyneyaashii SoomaaliyaCurudka SamaroobDirGaanaBoqortooyadii WalashmaMagaalooyinka MaraykankaNew ZealandShiicaGalmoXaasaska Nebi MuxamedJaamacada CarabtaUrurka Iskaashiga IslaamkaSomaliland🡆 More