Doolow

Degmada Doolow waa magaalo ay degenyiin dad badan oo soomaaliyed.

Waana dagmo ku taal Gobolka Gedo dhanka waqooyi bari waxa ayna u dhaxaysaa magaalooyinka Buula-Xawo iyo Luuq Waxayna degmadu xaduud laleedahay Gobolka libaan oo ka mid ah dhulka ay itoobiya xoogga ku heysato waxana degmada mara labo wabi wabiga jubba iyo wabiga dawo .Waa magaalo qadiimi ah, dagaaladii sokeeye ee ka qarxay dalka Soomaaliya way ka badbaaday. Waxaa ku nool Doolow dad gaaraya ilaa 125,000 oo qof. Guud ahaan waxaa aga qabaa'ilo kala duwan oo ay kamid yihiin beelaha surre , Garamare, Gawaawayn iyo Mareexaan, waxay laf dhabar u tahay reer guuraaga dega deegaankaasi. waxaayna leedahay beero waawayn oo bilic qurxoon

Dolow
Dolow is located in Somalia
Dolow
Dolow
WadanDoolow Soomaaliya
GobolGedo/Jubada Sare
MagaaloDoolow
Tirada dadka
 • Dhammaan126,800
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Maamul

Degmada Doolow waxay degmo noqotay horaantii 197yadii. Doolow waa magaalo weyn degmooyinka 6da ah ee Gobolka Gedo. Waxaana Doolow daga Qabaailada surre, Garamare, Gawaaweyn iyo Mareexaan.

Tags:

GedoItoobiyaLuuqWabiga Jubba

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

RuwandaHabdhiska Dheefshiidka2024Biyo-xireenka HorukacaDowlad madax banaanSoqotraGoogleSuudaanHiiraanXeebjireHartiMuscab bin cumeyrBariga AfrikaKacbadaNebi Aadam C.SDooroZinedine ZidaneGeed TimirShilin SoomaaliMadhibaanLeefida dabadaHargeysaDegmooyinka Gobolka Banaadir10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayMarkaShanleeyAbwaanTaariikhKubadda CagtaShingaaniYemenSenegaalMaxamed MoogeDalxiiska SomalilandHodanJimmy WalesAf CarabiCumar DhuuleBiyoKumbuyuutarJamhuuriyadda JekGarjante gardheere samaaleDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaQaaradahaDagaalkii KhaybarMoos BukeeniBaayAyaanle cayrRaas CaseyrJarmalkaMahatma GandhiMadagaskarTurdhoWaxbarashada SoomaaliyeedSheekh IsxaaqQuraanLabaaleeyGalmudugXasan Sheekh MaxamuudHuruudMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaSareenAw-badeedka QabrusJubbada HooseKinsi Xaaji AadanJadwalka CuriyayaashaNetfilikisBiimaalSoomaaliweynLisaGeri koombeGalmada dabadaDhismaha websiteka🡆 More