Maxamed Mooge (Af Ingiriis : Mohammed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Juun 1984) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada ku dhaqan Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
Fannaan Maxamed Mooge iyo walaalkiis Axmed Mooge Liibaan waxay ka mid ahaayeen hobollada ugu caansan ee heesaha fanka Soomaalida, Sidoo kale waxaa Maxamed lagu yaqaanay heeso gubaabo iyo dhaqdhaqaaq lid ku ah dowladii kalitaliska ahayda ee Soomaaliya. Maxamed Mooge, Eebbe ha u naxariistee waxa sannadkii 1984 tii lagu dilay duleedka degmada Awaare ee maamulka Soomaalida ee Itoobbiya.
Maxamed Mooge Liibaan محمد الموجي لبنان | |
---|---|
Ku dhashay | Horaantii 1944 Hargeysa, Somaliland , Somalia |
Dhimasho | Abriil 1984 ( 1977–1978 jir) inta u dhaxeysa Awaare Iyo Dhagaxbuur |
Sababta dhimashada | Shirqool lagu dilay |
Ku aasan | Wajaale, Somaliland |
Qoomiyada | Somali |
Dhalasho | Soomaaliya |
Shaqada | Fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan |
Sanadaha Shaqada | 1960kii ilaa 1980meyihii |
Ka tirsan | Hobolada Waaberi, Walaalaha Hargeysa |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Fanka Soomaalida, Qaaci, Qaraami, Kaban (Cuud), dhaqdhaqaaq siyaasad |
Dhaqdhaqaaqa siyaasadeed | SNM |
Diinta | Suufi Islaam |
Qaraabada | Axmed Mooge Liibaan |
Website | |
Mohamed mooge 128 heesood | |
Notes Maxamed Mooge iyo walaalkiis Axmed Mooge waxay ka mid ahaayeen fanaaniinta Soomaalida ee ugu caansana wakhtigoodi, waxaana aad loogu xasuustaa heesaha lidka ku ahaa dowladii Maxamed Siyaad Barre. |
Maxamed Mooge (Af Ingiriis : Mohammed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Juun 1984) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada ku dhaqan Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
Maxamed Mooge wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa ee maanta caasimada u ah wadanka Somaliland. Asaga iyo walaalkiis Axmeda ayagoo da' yar ayaay bilaabeen heesida iyo laxameeynta suugaanta Soomaalida. Sidoo kale Maxamed wuxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee ugu caansanaa geyiga wakhtigaasi. Maxamed Mooge wuxuu aad ugu soo shaacbaxay garaacida kabanka oo in badan uu sameeyay muusig.
Maxamed Mooge (Af Ingiriis : Mohammed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Juun 1984) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada ku dhaqan Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan:
riwaayadahii uu matalay waxaa ka mid ahaa tuu la metelay magool heesaheeda waxaa kamid ahaa maxamed maxamed magooleey
Maxamed Mooge (Af Ingiriis : Mohammed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Juun 1984) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada ku dhaqan Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
Maxamed Mooge (Af Ingiriis : Mohammed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Juun 1984) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada ku dhaqan Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
8
6
Book:Foolaad
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Maxamed Mooge, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.