Hobolada Waaberi

Waaberi (Af Soomaali : Hobolada Waaberi, Af Carabi : ar‎) waxay ahaayeen koox hobolo, fanaaniin, heesaa, majaajilo, ruwaayado, iyo bandhigyo faneed ku caan ahaa oo u dhashay wadanka Soomaaliya.

Hobolada Waaberi waxay wax ku soo bandhigi jireen Af Soomaali, Carabi iyo Ingiriis, waloow ay Af Soomaaliga u badnaayeen.

Waaberi
وابري
AsalSoomaaliya
Nooca fankaFanka Soomaalida
shaqadafanaan, ciyaaro
Qalabkacod, gitaar, kaban, Turunbo
Sanadaha Shaqada1960kii ilaa 1990meeyihi
Falalka la xiriiraHibo Nuura, Xasan Aadan Samatar, Magool, Maryan Mursal

Hordhac

Hobolada Waaberi waxay ahaayeen koox ka tirsan xubnaha Fanka Soomaalida kuwaasi oo ka koobnaa abwaano, halabuur, curiyeyaal, qoraa, fanaaniin, muusikyahano, majaajileystayaal iyo qeybo kale oo badan. Hobolada Waaberi waxay soo baxeen badhtamihii 1970kii, waxay wakhti yar ku noqdeen hormuudka fanka.

Fanaaniinta Caanka ah

Hobolada Waaberi waxaa ku jiray qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan gayiga Soomaaladi, kuwaasi waxaa ka mid ahaa:

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Hobolada Waaberi 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Hobolada Waaberi HordhacHobolada Waaberi Fanaaniinta Caanka ahHobolada Waaberi Qoraalo La XidhiidhaHobolada Waaberi Linkiyo BanaankaHobolada Waaberi TixraacHobolada WaaberiAf CarabiAf SoomaaliCarabiFanFanaanHeesaaIngiriisKooxaha Fanka SoomaalidaMajaajiloRuwaayadSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhaqanka SoomaaliXulbadToljecleYaaqshiidMaakhirLiiska magaalooyinka SoomaaliyaGalguduudCayr (beel)HaaydarojiinJilibCirdhowGobolada SoomaaliyaRabi' al-awwalWebiga MississipiHektarJijeeleDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012IndunisiyaCaabudwaaqMaroodi JeexAbu BakrAbuu jacfar almansuurMurursadeBaalcad absameCalanka cirdhowXoriyadLuwandaTaariikhda SoomaaliyaCali MahdiGabayada abwaanada hawiyeHabar JecloBartireDawladda federaalka SoomaaliyaJamhuriyaddaHartiHeerkulCabdirashiid SharmaarkeM16 (qori)Ismaaciil MireCumar FaaruuqGaadiidDastuurka SoomaaliyaCasuus (midab)WashitoonXoghayaha Guud Qaramada MidoobayDabareUNESCOLeefida dabadaNabi Muuse C.S.HindiyaDharkeenleeyDhiigFanka SoomaalidaKoonfur GalbeedCiiseGelediNugaalHirshabeelleAddis AbebaSiyaasadda SoomaaliyaMasjidka NabigaBariga AfrikaMudugBogga HoreQabiilka eyloWoqooyiga AmeerikaBeesha Aw saciidSamo ku waarXisbiga SYL🡆 More