CabdiQaadir, C.Qaadir Macalin Jubba waa fanaan Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanno gayiga Soomaalida, kuna caan baxay magaca Wiilka Sanadka sababtoo ah wuxuu u cod fiican yahay dhammaan fanaaniinta ku heesa af-Soomaaliga.
Sababtoo ah markuu soo baxay fanaanka C.Qaadir Jubba wuxuu aha mid aad u da' yar, cod fiican leh, isla markaana sida la sheego wuxuu ahaa mid qurux badan wuxuu si dhakhso badan ugu soo shaac baxay dhammaan dhulka ay degto somaliska. Sidoo kale, Jubba heesihiisa aad ayaa loo jeceyahay waana mid ka mid ah fannaaniinta qiimaha mugga weyn ku dhex leh umadda Soomaaliyeed. Fanaanka CabdiQaadir Macalin Jubba wuxuu uu ku dhashay magaalada muqdisho caasimadda Soomaaliya sanadki 1964-kii.
CabdiQaadir, C.Qaadir Macalin Jubba waa fanaan Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanno gayiga Soomaalida, kuna caan baxay magaca Wiilka Sanadka sababtoo ah wuxuu u cod fiican yahay dhammaan fanaaniinta ku heesa af-Soomaaliga.
Fanaanka C.Qaadir Jubba wuxuu leeyahay oo ka midyhay geeridi ku timid naag wayn oo loo yaqaanay maangaab tiro badan oo heeso ah, kuwaasi oo iskugu jira wadani, jacayl, guubaabin, dhiirigelin, Waa beeen la yaqaan haasaawe, amaan, duco, wacyi, wargelin iyo wax-sheeg.
Fanaanku waxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee hogaanka u ahaa fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.
Fanaankani wuxuu heeso badan la qaaday hobolo dumar oo badan, kuwaasi ooy ka mid yihiin fanaanada Xaliimo Khaliif Magool, Hibo Maxamed Hodoon (Hibo Nuura), Khadro Daahir, Shamis Cabdi, Maandeeq, Saynab Cige iyo kuwo kale oo badan. Si kastaba ha ahaatee, heesaha Jubba aad ayay u badan yihiin, kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
Heesaha fanaankan waxaad ka dhageesan kartaa websitekan Halkan Riix[dead link].
fanaanka jubba waxuu heesha ugu badan la qaaday hibo maxamed iyo khadra dahir laakiin waa la heesay zahra axmed, amina cabdulaahi iyo faadumo cabdulaahi maandeeq uu la qaaday hees aad iyo aad u mac oo jacayl oo idiinka caodsaneysno inaan maqalno mar kale iyo hees ramadaan. iyo hablo kale oo badan.
CabdiQaadir, C.Qaadir Macalin Jubba waa fanaan Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanno gayiga Soomaalida, kuna caan baxay magaca Wiilka Sanadka sababtoo ah wuxuu u cod fiican yahay dhammaan fanaaniinta ku heesa af-Soomaaliga.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Cabdiqaadir Jubba, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.