Samo Ku Waar

Samo ku waar (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Long Life with Peace) waa heesta Calanka Somaliland taasi oo ereyada iyo laxanka sameeyay abwaan Xasan Sheekh Mumin.

Samo ku waar
حياة طويلة مع السلام
English: Long Life with Peace
Samo Ku Waar

Heesta calanka  Somaliland
EreyadaXasan Sheekh Mumin, 1997
LaxankaXasan Sheekh Mumin, 1997

Hordhac

Badhtamihii sanadkii 1997 ayaa abwaan Xasan Sheekh Mumin halabuurey heesta Samo ku waar.

Qoraalka Heesta

Ereyada Soomaaliga
Ereyada Carabiga
Tarjumaada Ingiriisiga

Samo ku waar, samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisa
Samo ku waar Iyo bogaadin sugan
Hambalyo suubban kugu salaannee, Saamo ku waar
Hambalyo suubban kugu salaannee, Saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay, Qarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay, Qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee, samo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee, samo ku waar
Guulside xambaarsan, Soo noqoshadiisa
Guulside xanbaarsan, soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Kugu salanee, kugu salanee
Midnimo walaalnimo Goobanimo Midnimo walaalnimo Goobanimo
Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

حياة طويلة مع السلام, حياة طويلة مع السلام
حياة طويلة مع السلام, حياة طويلة مع السلام
إلى العلم العالي
يجلب الجمال لأرضنا
حياة طويلة مع السلام، والاعجاب
نحييكم بفرح، حياة طويلة مع السلام
نحييكم بفرح، حياة طويلة مع السلام
الأبطال الذين ضحوا بحياتهم، لأمة أرض الصومال
الأبطال الذين ضحوا بحياتهم، لأمة أرض الصومال
نحييكم مع الذاكرة، حياة طويلة مع السلام
نحييكم مع الذاكرة، حياة طويلة مع السلام
وعودة حامل النجاح
وعودة حامل النجاح
لرمز النهضة
للدستور الموثوق
نحييكم بالوحدة الاخوان
نحييكم بالوحدة الاخوان
السيادة والإسلام
السيادة والإسلام
حياة طويلة مع السلام، حياة طويلة مع السلام، أرض الصومال
حياة طويلة مع السلام، حياة طويلة مع السلام، أرض الصومال
حياة طويلة مع السلام، حياة طويلة مع السلام، أرض الصومال
حياة طويلة مع السلام، حياة طويلة مع السلام، أرض الصومال!

Long life with peace, long life with peace
Long life with peace, long life with peace
To the high-flying flag
That brings beauty to our land
Long life with peace, and admiration
We greet you with joy, Long life with peace
We greet you with joy, Long life with peace
The heroes who sacrificed their lives, For the nationhood of Somaliland
The heroes who sacrificed their lives, For the nationhood of Somaliland
We greet you with the memory, Long life with peace
We greet you with the memory, Long life with peace
And the return of success bearer
And the return of success bearer
For the Symbol of Rebirth
For the trusted Constitution
We greet you with unity and Brotherhood
We greet you with unity and Brotherhood
Sovereignty and Muslimhood
Sovereignty and Muslimhood
Long life with peace, long life with peace Somaliland
Long life with peace, long life with peace Somaliland
Long life with peace, long life with peace Somaliland
Long life with peace, long life with peace Somaliland

Tixraac

Xigasho

Tags:

Samo Ku Waar HordhacSamo Ku Waar Qoraalka HeestaSamo Ku Waar TixraacSamo Ku Waar XigashoSamo Ku WaarAf CarabiAf IngiriisCalanka SomalilandEreyLaxanXasan Sheekh Mumin

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BelarusGubtaMaxmuud SangubBaltimoreBeeraha SoomaaliyaIsbaniaAladdin MeierMasarSacuudi CarabiyaBoqortooyadii DarawiishMaalinta Caalamiga ah ee Afka HooyoBaha'iWikibidhiyaCabdirashiid SharmaarkeQardhaasQaawanaanta ee filimantaGeeriHogaamiyaha dhabtaaCeelDhagaxXiman & xeebDegmada Feer-feerAsharaafMadaxweyneyaashii PuntlandDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedSilcis (beel)SaakowMasjidka NabigaMilyanTamarGiriigaBaarliinSurre (beel)DiridhabeYaanyuurFiidmeerDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012CadaleBurcad BadeedKitaabDhiigAbsameJubbada HooseWabiga ShabeelleKoonfur GalbeedWiilDastuurka SoomaaliyaCismaan KeenadiidReer XaamidNugaalFar SoomaaliCumar FaaruuqAdhiInternetCumar bin KhattabSaynisSamoaMasagoIsmaaciil Cumar GeelleMaxamed Cabdule XasanNabi Ibraahiim C.S.ShabeelCabdiqaasim SalaadBooramaWardheerCiidanka Xooga SoomaaliyaMuxamed bin Muuse al-KhawaarismiMakka🡆 More