Saynis

Saynis (Af Carabi : ar‎; Af-Taliyaani : Scienza; Af Ingiriis : Science) waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin

  • Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo sida fiisikis
  • Mid ku dhisan khibarad ee laga qaatay dabiicadda

Qeexis

Saynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay

Macnaha Sayniska

Saynisku waa waxa lagu kala garto noolaha iyo manoolaha

Sayniska aan Muuqan waa sida hawada

Hawada lama arkee waa la dareemaa

Hawadu waa ay fidaa marka la kululeeyo

Hawadu waa ay isku soo ururtaa marka la qaboojiyo ama ay qabowdo

Saynis dadku sameeyeen

Sayniska Inta uu ka koobanyahay

Tags:

Saynis QeexisSaynis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MuduloodTuwitterBariga DhexeWorld Wide WebAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaQaaradahaZeyd Binu XaarithaQoryooleySuugaanLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaDagaalkii BederSiyaasadAafda tahriibkaKoonfur AfrikaNabi Ibraahiim C.S.Caaqilka gahayle gabayXisbiga SYLUSCMaaliAf IngiriisNabi Muuse C.S.AljeeriyaHaaruun AlrashiidSaaxilLaosHowraarsame AmaanreerRasuulAbwaanBurcoSigaarCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandWikiSooraan ismaaciil suguleMaxamed gorgaateBerberaCawramaleMareexaanSuugaanta Reer AlmisDaahir Rayaale KaahinMagaalooyinka SomalilandDagaalkii KheybarDhaga yare (geed)Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoDowladii UmawiyiintaTansaaniyaMuuse BiixiTaariikhQoraxIsbaniaKacbadaBeesha hilibi daarandooleAstaanta Calanka CirdhowAngela WhiteXasan GaashireedleXasan Sheekh MuminFarta CismaaniyaHartiBegediNabiCusmaan bin CafaanCumar DhuuleKitaabBeesha Bahabar AadanXikmada Nolosha iyo FarxadaOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaWoqooyiga AmeerikaGuurMoringa (geed)Farxiya FiskaTaariikhda SomalilandSagaaro🡆 More