Dhaqanka Soomaali

Dhaqanka Soomaalida (Af Ingiriis : Culture of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah; taasi ooy ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha, majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika.

Guud ahaan, dhaqanka Soomaalidu waa haybada iyo sharafta u gaarka ah bulsho weynta Soomaalida meel kastooy caalamka kaga dhaqan yihiin. Sidoo kale, dadka ku hadla Af Soomaaliga waxay leeyihiin fan iyo suugaan aad u heersareeya, qani ku ah aqoon iyo xirfad qoto dheer. In kastoo fanka maanta jira yahay mid aad u da' yar wuxuu leeyahay waaxyo iyo noocyo aad u badan. Kuwaasi waxaa ka mid ah heesaha qaaciga, qaraamiga, heesaha jaaska, ruwaayadaha, majaajiloyinka, filimaanta, bandhigyada fanka, qoob-ka-ciyaarka iyo guud ahaan madadaalada ku baxda luuqada Soomaaliga.

Dhaqanka Soomaali
kabanku waa u muhiim heesaha qaaciga

Sharaxaad

Dhaqanka Soomaalidu waa mid soo jireen ahaa kaasi oo jiilal badan iska dhaxleen. Sida taariikhyahanadu sheegeen wuxuu asal ahaan ka sameeysmay nolosha maalinle iyo xidhiidhka bulshada Soomaalidu la sameeysay bulshooyinka jaarka ah (deriska) iyo cilaaqaadka ganacsi iyo waxbarasho ee deegaanada fogfog. Sidoo kale dhaqanka Soomaalidu wuxuu in badan ku salaysan yahay diinta Islaamka oo dadka Soomaalida intooda u badan aaminsan yihiin.

Walhtiga gumeysiga, waxaa gaashaan u noqday dhaqanka Soomaaliyeed, waa dawladda iyo halganka [[Darwiish. Waxaa halgankaas ka mid ahaa abaanduulkii guud ee Ismaaciil Mire.

Hordhac

Dhaqanka Soomaali
Girgire "uunsi" ee dhaqanka Soomaalida.

Dhaqanka Soomaalidu waa mid soo jireen ahaa mudo aad u dheer, kaasi oo saameyn badan ku leedahay dadka badmareenada ah ee iskaga gooshi jirtey deegaano badan. Tusaale ahaan, Cunto Soomaalidu waxay salka ku heeysaa meelo badan oo caalamka ah; waxaana ku jira noocyo badan oo laga keenay wadanada jaarka ah sida Carabta, Bariga Dhexe iyo meelo kale oo Aasiya ah. Waxba kama jiraan waxan meeja lagu soo qoray

Habka Fanka

Dhaqanka Soomaali
kabanyahan Nuruddin Cali Amaan.

Sida caalamka qireen , dhaqanka Soomaalidu wuxuu qani ku yahay fanka iyo suugaanta. Samayska midhaha fanka ayaa ah mid aad u cajiib badan. Waxaanu fanku inta badan ka turjumaa nolosha iyo Waayaha Bulshada. Dhinaca kale heesaha Af Soomaaligu waa kuwo ka duwan caalamka dhan. Aslakooda waxay heesuhu u dhacaan hab jiidjiid isku xidhan ah. Dadka ajaanibka ah marka ugu horeeysa maqla heeso Soomaaliga waxay ku khaldaan kuwa Itoobiya, Suudaan ama Carabta, laakiin Waxaa markaaba lagu garan karaa laxanka iyo habka ay u dhacayso heesta. Heesaha Waxaa sameeya dhowr nooc oo dad ah, kuwaasi waxaa ka mid ah abwaanka, laxanmiistaha, fanaanka.

Inta ugu badan heesaha waxaa loo garaacaa qalab kala duwan, sida kabanka, durbaanka, turunbada. Laakiin wakhtiyadan dambe waxaa inta badan caan ah biyaanoda.

Si kastaba ha ahaate, deegaanada Koonfurta Soomaaliya iyo meelaha u dhow xeebaha waxaa caan ka ah noocyo kale oo heeso Soomaali ah. Kuwaasi Waxaa ka mida:

  • Qalabka la tumo: narso, mokhoddon iyo masoondhe (durbaan aad u wayn), reeme, jabbu iyi yoome (durbaano yaryar);
  • Qalabka la afuufo: malkad iyi siinbaar, sumaari, fuugwo buun, muufe iyo gees-goodir;
  • Qalab shanqadha: shagal (qalab biro la isku garaacayo), shanbaal (alwaax la tumayo), shunuuf, tenegyo,
  • Noocyo kale: shareero, kinaandha, madhuube, iyo seese.

Dhaqanka Soomaali

Dhaqanka Soomaalida (Af Ingiriis : Culture of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah; taasi ooy ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha, majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika.

Guud ahaan heesaha aan maanta naqaano ee Af Soomaaliga lagu qaado waxay soo bilaabmeen 1930meeyihii. Taas macnaheedu ma ahan in dadka Soomaalida heesta aqoonin wixii ka horeeyay 1930kii, laakiin Waxaa wakhtigan bilaabmey heesaha leh muusiga, kabanka, durmaanka, turunbada iyo wixii la mid ah.

Heesaha la qaadi jiray ka soo biloow 1930meeyihii ilaa laga soo gaadho 1970kii waxaa sida guud loo yaqaanaa qaraami, halka kuwa wakhtiyadii 70aadki ka dambeyay isla markaana kaban loo garaacayo loo yaqaano qaaci.

Dhaqanka Soomaali

Dhaqanka Soomaalida (Af Ingiriis : Culture of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah; taasi ooy ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha, majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika.

Fanka Soomaalida waxaa ku jira noocyo badan, kuwaasi waxaa ugu caansan: qaraamiga, qaaciga, jaaska, saarka, ruwaayada, majaajilada, filimaanta iyo wixii la halmaala. Waxa hubaal ah in qofkasta ku khalkhalayo farqiga qaaci iyo qaraami. Qaacigu waa nooc ka mid ah heesaha kuwaasi oo la qaado ayadoo (fanaanku) fadhiyo, loo garaaco sida badan kaban iyo sacab kali ah, laakiin qaarkood lagu daro durmaan ama narso iyo turunbo. Si taasi ka duwan, qaraamiga Waxaa la garaacaya noocyo badan oo qalabka muusig ah, fanaaniintu way taagan yihiin ciyaarayaan (isruxayaan) ama way fadhiyaan.

Qaaciga

Dhaqanka Soomaali 
kabanku waa u muhiim heesaha qaaciga

Qaacigu waa nooc ka mid ah heesaha Soomaalida taasi oo leh dhandhan ka duwan noocyada kale ee Suugaanta. Qaacigu waa hees caadi ah oo loo tumayo kaban ama gitaar, durbaan iyo sacab kali ah. Mararka qaar waxaa muusiga qaaciga lagu daraa turunbo. Heesaha qaacigu waa kuwo degan, dhandhan fiican leh, oo inta ugu badan si sahlan loo sameeyo.

Fanka Soomaalida waxaa in badan ku jira heeso qaaci ah oo la sameeyay wakhtiyo la baashaalayo.

Heesaha Qaaciga Caanka

Heesaha hoos ku xusan waa kuwo dhowr jeer oo kala duwan la qaaday. Waxaa laga yaaba inaad aragtey heesta oo leh muusig ama la soo cusboonaysiiyay. Kuwa aan halkan ku soo bandhigay waa nooc qaaci ah.

Dhaqanka Soomaali

Dhaqanka Soomaalida (Af Ingiriis : Culture of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah; taasi ooy ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha, majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika.

Kuwani waa sawiro muujinaya qaabka iyo nidaamka dhaqanka Soomaalida.

Fiirogaar: halkan laguma soo bandhigayo dhamaan fanaaniinta, sawiraantani waa qaar ka mid ah bulshada fanka Soomaalida

Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Dhaqanka Soomaali SharaxaadDhaqanka Soomaali HordhacDhaqanka Soomaali Habka FankaDhaqanka Soomaali TaariikhDhaqanka Soomaali NoocyadaDhaqanka Soomaali MuuqaalDhaqanka Soomaali Shakhsiyaad CaankaDhaqanka Soomaali Qoraalo La XidhiidhaDhaqanka Soomaali SawiroDhaqanka Soomaali CadaymoDhaqanka Soomaali Linkiyo BanaankaDhaqanka Soomaali TixraacDhaqanka SoomaaliAf CarabiAf IngiriisAf SoomaaliBariga AfrikaCunto SoomaaliDadka SoomaalidaDhaqanFanka SoomaalidaFilimHeesMajaajiloQaaciQaraamiRuwaayadSoomaaliSoomaaligaSuugaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Beesha Habar CafaanWacbuudhan AbgaalWikipediaSSC-Khatumo stateBariireXiisMucawiyaNew YorkMisirNabi HuudHaaruun AlrashiidDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedAduunkaSaaxilIlbiriqsiSheekh IsxaaqXeerMuuse BiixiWebiga MississipiTunisiyaDagaalkii Dunida KowaadDhulbareGooryaankaJagada Madaxwaynaha SomalilandCabdiqaasim SalaadDeegaanCiraaqJadwalka CuriyayaashaDuurxulHilibi MaxamedCudurWindows 7MajeerteenXHamsterCabdilahi TimocadeQandalaSacad MuuseSamarqandaLiiska magaalooyinka SoomaaliyaMakawNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegaySaldanada GelediSanaagXaasKiin JaamacKoonfur GalbeedCeeldheerJuqraafiCanuuniDawladii CabaasiyiintaJibriil YoonisImaaraatka CarabtaAikaKanadaBooramaReer XaamidBuurDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaAbu HurayraWayteenXarardheereQabiilada JubalandSuugaanta SoomaalidaSoftwareDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaDishiisheAbu BakrIsku-buuqaSaliid MacsaroOperating systemAf-FaransiisXorta ahIsraaiilGeed🡆 More