Siyaasadda Soomaaliya

Siyaasadda Soomaaliya waxay soo martay isbedbedel badan.

Intii uu socday Dagaalkii sokeeye kaaso dhaliyay burbur farabadan dawladdii Kacaanka kadib 1990, Soomaalida waxaa loo sameeyay Dastuur, Federaal ah iyo Maamul Goboleed kuwaas oo ku yimid qaabab kala duwan, waxaa samaysamay Somaliland taasoo sheegatay in ay tahay dawlad madax banaan kana go'day Soomaaliya inteeda kale, shacabka Soomaaliyeed raalli kama noqon goosashada Gobolada Woqooyi ee Soomaaliya 1991. Waxaa sidoo kala samaysmay Puntland 1998 taasoo ay sameysteen beelaha dega Bari, Bugaal iyo woqooyiga Mudug, waxaa sidoo kale la sameeyay Galmudug 2010. Horraantii 2000 waxaa la soo dhisay dawlad ku meel gaar ah waxaana madaxweyne ka noqday. Dott Cabdiqaasim Salaad Xassan (TNG) waxaa ku xigtay dawladii Federaalka ku meelgaarka ahayd ee loo yaqiin (TFG)2004 waxaana madaxweyne ka noqday Cabdullaahi Yuusuf Axmed taasoo dalka galisay burbur horle waxayna soo galisay dalka ciidamada Itoobiya. Midowga Maxkamadaha Islaamiga ayaa gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya isku fidiyay taasoo ka caraysiisay Itoobiya una aragtay fusad ay kula dagaalami karto ficilada ay sameeyeen. Markii meesha laga saaray Maxaakiimta ayaa waxaa soo baxay kooxo la magacbaxay Muqaawamo kana aas aasamay magaalada Muqdisho intii ay socotay muqaawamada waxaa barbar socday wadahadal UN-ka loo maray kaasoo uu garwadeen ka ahaa Axmed Walad Cabadlla keentayna in laga saaro Itoobiya dalka Soomaaliya bartamihii sanadkii 2009. Waxaa maxaakiimta ka farcamay kooxda Al-Shabaab taasoo dalka dhibaatadii ka jirtay sii murjisay, taasoo dagaal la gashay dawlad lagu soo dhisay dalka Jabuuti Madaxweyne ka ahaa Sheekh Shariif Axmed 2010-2011 dagaal ba'an ku dhexmaray magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda, Madaxweyne Shariif xoogaa rajo ah ayay soo celisay Dawladdiisii loogu magacdaray Midnimo Qaran dawladdaas oo muqdisho ka fogaysay qatartii Al-shabaab iyadoo gacan ka helaysa AMISOM wuxuu diyaariyay doorasho aad loogu riyaaqay, kaasoo xilka si nabad ah ugu wareejiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaana taa xigay dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud taasoo ku guulaysatay isu soo dhoweyn Soomaalida dhexdeeda ah iyo dastuurka oo loo hogaansamo.

Taariikhda Siyaasadda

===Dastuurka Federaalka Ku meel gaarka ah===maxaa laga badalay hada xakeese marayaa ===Dagaalkii Maxaakimta iyo Itoobiya ===7

Dawladdii Midnimo Qaran

Sharci dajinta

Siyaasadda Soomaaliya 
mahdi gulaid

Xisbiyada soomaaliya markaan laba ukala qaadno Waqooyi iyo koonfur waxaa ka kala jira xisbiyo. Waqooyiga Soomaaliya (Soomaaliland) Waxay Leedahay Xisbiyo badan sida xisbiga Wadani, Ucid iyo Kulmiye Oo ka dhisan waqooyiga soomaaliya ee looqayaan somaliland waxaana talada hadda u haaya Xisbiga Kulmiye, dhanka kale Koonfurta soomaaliya waxa Kaloo ka jira Xisbiyo badan Sida: Xisbiga Wadajir, Xisbiga Nabadda iyo Horumarka, Xisbiga Himilo qaran iyo Xisbiga Nabad iyo Nolol waxaana talada hadda haaya Xisbiga Nabad iyo Nolol, Haddaba waxa Kaloo Laga yabaa In Wadanka xisbiyo Hor leh Ka aas aasmaan.

by Mohamed Nur Hashi Tabayo

Maamullada

Soomaaliya haday waa nabad waxaan madaxweyne ka ah Hassan shekh iyo raisalwasaaraha waxa weeyaan Hamze bare. dowlada farmaajo waxay soo celisay mushaarka ciidanka iyo amniga caasida muqdisho rajo fiican ayaa ka muuqato dadku wuu ku faraxsan yahay. dadka badan koodu waxay leeyihiin soomaaliya haday sidaas kusii socto nabad ayay noqonaysaa

Xogta

waxan ahay arday dhigta ilschoolka bulsha kaal wana raba inaan barto tariiqda io xogagta ee sameesay dalkena soomaaliya sidaas darted waan la ahay

Linkiyo dibadda ah

Tags:

Siyaasadda Soomaaliya Taariikhda SiyaasaddaSiyaasadda Soomaaliya Sharci dajintaSiyaasadda Soomaaliya MaamulladaSiyaasadda Soomaaliya XogtaSiyaasadda Soomaaliya Linkiyo dibadda ahSiyaasadda SoomaaliyaAl-ShabaabAmisomCabdiqaasim Salaad XassanCabdullaahi Yuusuf AxmedDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaDastuurDowlad madax banaanFederaaliisimGalmudugItoobiyaJabuutiMidowga Maxkamadaha IslaamigaMuqdishoPuntlandSheekh Shariif AxmedSomalilandSoomaalidaWoqooyiXasan Sheekh Maxamuud

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DhisidFanka SoomaalidaNabiDiwaanka CuriyeSamarqandaGoogleSoomaaliMidowga AfrikaSuugaanta SoomaalidaIsgaarsiintaMisirGuurWayteenDegmooyinka Gobolka BanaadirCumar DhuuleDaahir Rayaale KaahinBuluug (teknooloji)CawramaleKhadiijoMaxamed SamatarMeksikoDiiwaanka Caasimadaha AfrikaReer Aw XassanMucawiyaShilin SoomaaliBareImaamu ShaaficiLacey DuvalleGeelQoondarMaxamed gorgaateGabareey-maanyoHawraarMuduloodQoryooleyDhiigInternetGabayDeyn Hilato (shimbir)Bari (Gobol)IstanbuulCayr (beel)DooroSaaxilGobolada SoomaaliyaBeesha reer maxamed Maxad caseRaxanweynGacanDowladda federaalka kumeelgaarkaIsraaiilYurubXawaadleReeryoonisTaariikhda SomalilandJibriil YoonisQur'aanLaylkaseAdolf HitlerLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolDawladii Somaliland (1960)Maxamed Cabdule XasanCabdicasiisKoonfur GalbeedJubbada DhexeCumar MukhtaarDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedUstareliyaAbu BakrJarsoXVideosDhaqanka Soomaali🡆 More