Jijeele: Gugundhabe hawiye

Jijeele abtiriskooda wuxuu galaa gugundhabe hawiye.

Jijeele wuxuu ukala baxa afar. Maxamed, Xaramage, Dudbiye iyo Kidshe.Maxamed ayaa eh curudka jijeele. Afartaan lafood ayaa sii kala bax oo noqdo 14 lafood. Kuwaasoo eh Dharooye, Farenjecle, Guudway, reer wabar, shalashame, yacquub, cabdi iidsuge, dumaal, waasuge, habar wadaag, ciise, reer faqay iyo Kulmiye

Waxeey besshu si gaar eh u leeyihiin sadex deegaano farlibaax, ceelcade iyo quracjoome. Jijeela waxeey kamid yihiin beelaha ugu dhulka balaaran

Taariiq Waxeey 2011 dhulkooda kula dagaaleen alshabaab weeyna ka xoreeysteen. Beeshii ugu horeeysay ee ladagaalantay alshabaab oona keentay madaxa goan ee alshabaaab

Waxeey taariiqyo badan sheegayaan in gugundhabe eey ahaayeen boqortooyo oo maamusha gadaasheeyd boqortooyadi ajuuraan. Gugundhabe ayaa soo gumeeystay umado badan.

Hordhac

Jijeele waa beel ka tirsan beelwaynta Hawiye, Beeshu waxay degta oo ay deegan u leedahay Gobolada koonfur ee dalka Somalia gaar ahaan gobolada kala ah Hiran ,Bay ,Bakool iyo Shabeelada hoose iyo Banaadir.

Dagmooyinka Caanka ah ee beeshu dagto waxaa ka mid ah Baladweyn farlibaax Quracjoome Ceelcade Buqgoosaar Ceelbarde Buurhakaba Diinsoor Ufuroow xudur Sidoo kale Beeshu waxay dagtaa Gobolka Shabellada dhaxe sida Basra. Shabelaha Hoose sida Baladul-amiin Baqdaad Mubaarak ee dagamada afgooye hoos timaada.

Qaab-dhismeedka Beeshu waa sida: Jijeele waa 4 lafood 1.Dudbiye Jijeele 2.Xarmage Jijeele 3.Maxamed Jijeele(Curudka) 4.Kitshe Jijeele

Dudbiye Jijeele :

Dudbiye Jijeele wuxuu u kala Baxa : - Guudway, Makaail - Yaaquub

Guudaay waxuu u kala baxaa : - Doolow - maxamed kheyr

Makaail Wuxuu u kala baxaa : - Dumaal - Iidsuge

Iidsuge waxuu u kala baxaa : - Reer faqay - Habarwadaag - Cabdisuge

2- Xaramage - Shalashame - Reeerwabar (Wabar makaraan, wabar xalane iyo adeer kooda) - Faranjacle - Dharooye

3- Maxamed Jijeele

4- Kitshe - Ciise - Waadsuge


Beesha waxaa ka dhashay Siyaasiyeen rug cadaa so ahaa culimo iyo Ganacsato Soomali oo dhan wada taqaan waxa ka mid ahaa Wasiir Xareed Faarax oo ahaa wasiir ka tirsana dowladiii Adan Cabdulle Cusmaan, xilal kala duwana kasoo qabtay xukuumadii kacaanka.

Sidoo kale beesha waxaa ka dhashay Halyay aan Marnaba la ilaawi Doonin  Naftiisa u huray Difaaca Dalka isagoo Dhalanyaro ah ayuu Ka qeeb galay Dagaalkii 1977 kii waxaa uuna ka Tirsanaa Ciidankii Commandista Dalkeena Allaha kuu naxriisto Korneyl Ibraahim Axmed Magan ( Kornel ibrahim Ok )

prof Maxamuud maxamed Guure Aun oo siyaasi caan ah asigoo xilibaan ah ku dhintay Xamar 2015. Dr. cumar idris sheekh oo ahaa Amb. qadar u fadhiya somalia. Dr ibrahim cali xuseen oo ah Gudoomiyaha hay’ad petrol ka Somaliyeed. Xildhibaan Yusuf Hussein Ahmed Gam'adiid oo noqday Gudoomiyaha gudiga khayraad Baarlamaanka iyo wasiiru dowlaha wasaarada Cadaalada ahna sidoo kale aasaasah iyo xoghayaha guud ee xisbiga Himilo qaran Party. Saneter Osman Ahmed ma’ow. Agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Somalia Abdiasis Ibrahin Adan. Gudoomiye xigeenka 1aad ee parliamentka Hirshabelle mud Siraaji sheikh

Jijeele waxay dhal wagaad yihiinbeelaha jidle, baadicade,

        • Jijeele
          • Dudbiye
            • Guudwaay
              • Iidsuge
                • Reer faqay
                • Habarwadaag
                • Cabdi suge
            • Yaaquub
            • Makaahiil
            • Kulmiye
            • Dumaal
          • Xaramage
            • Reerwabar
            • Dharooye
            • Shalashame
            • Faranjecle
          • Kidshe
            • sacad
            • dacal
                • Ciise
                • Waadsuge
          • Maxamed jijeele
          • Cadow
          • Goblajoog

Hawiye

Hawiye (Af-Carabi: بنو هوية) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow ama laba kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho.

Deegaanada Beesha

  • North Easthern
    • Mandhera
    • Habaslewayn
  • DDSI
    • Mustaxiil
    • Qalafle
  • Gobolka Hiiran
    • Baladwayne
    • Farlibaax
    • Ceelcade
    • Feerfeer
  • Gobolka Bakool
    • Quracjoome
    • Ceel barde
  • Gobolka Bay
    • Diinasor
    • Buurhakabe tuulooyinka ay ka dagaan buur hakaba waxaa ka mida : qadiidle rooble sheekh lughabar IWM
  • sh/ hoose mubaarak waxaana dagan Rer wabar oo loo garan" Reer cumar"
  • Gobolka Banadir

Sidoo kale fiiri

- Beelaha Somalia

Documentation
    Sidii aad umaamuli lahayd Template kaan si loo arko
  • Adeegso {{Jijeele |state=collapsed}}  si loo arko templateka xaalad (Qarin).
  • Adeegso {{Jijeele |state=expanded}}  si ballaaran loo arko temlatekaan (aragti buuxa).
  • Adeegso {{Jijeele |state=autocollapse}}  si loo arko templateka xaalad (Qarin) kaliya haddii uu jiro template kale oo isku nuuc ah ee bogga ku jira.
  • Haddii aanuu jirin (eeg dalka wax rogaha ee template ka), xaalad iskeed ah waa mala awaal dalka.

Tixraac

Waxaa lagu yaqanaa soo dhaweyn dad jecli wanaag nabad jecli beelweynta jijeele MA ahan dad Isla weyni u muujiya walaalaha la degen waa dad aqood diimeed ilaahay ugu maneystay masha allaah dhanka aqoonyahanada lama soo koobi karo maqaalkaan waxaa soo diyaariyey walaalkiin mohamed Abdi ama Google cade wixii aan ka TAGAY si aan u dhameystirno igala soo xariir whatsapp.com +27735848930 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=342555https://www.xpats.io/uk-entry-requirements-non-eea-countries/

Tags:

Jijeele HordhacJijeele HawiyeJijeele Deegaanada BeeshaJijeele Sidoo kale fiiriJijeele TixraacJijeele

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BurtinleHalganUgaas Xasan Ugaas YaasiinLacey DuvalleTaariikhda Badmareenka SoomaalidaXasan GaashireedleDastuurka SoomaaliyaHartiLionel MessiArab salah'''Cabdalla Abokor'''Sicir bararBurj KhalifaWarsangaliUgbaad AragsanAf CarabiBaalcad absameKudhaaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaMuduloodXisaabAfarta XiliAadan YabaalDishiisheJubalandHubeerXeebjireCarab SaalaxKismaayoLiin qarbooshCeelLuqadaha KushiitigaAbaajibilBlackpinkCumar DhuuleDiinsoorGarasbaaleeySuugaanCanabAljeeriyaRuwandaTogdheerAf-JiidoWikibidhiyaAf-IngiriisiNooleXisbiga SYLHobyoCeerigaaboHeesta qarankaCeel BuurHonjo SuzuCiidanka Qaranka SomalilandGalmudugWabiga ShabeelleIsmaaciil saleebaanVentusky.comCabdalle SabdiAxmed SiilaanyoCaafimaadTaylor SwiftBooramaHabar JecloKubadda CagtaTaariikhda SaxaabadaNew YorkLoobageShawaalSoomaalilandNebi Aadam C.SGadabuursiShirkadaha Soomaalida🡆 More