Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

      Kani waa maqaal ku saabsan "Ileyska ili-qabateyga ah".
      Boga "Iftiin" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Qoraxda ayaa ah meesha dhulku ka helo iftiinka. Inta ugu badan ereyga ileys waxaa loo isticmaalaa iftiinka ili qabateyga ah, laakiin micnaha iyo noocyada soo hoosgalaya intaas way ka badan tahay; waxaana ka mid ah iftiinka aan la arki karin iyo noocyo kale. Sidoo kale, iftiinka ili qabatayga ah waxaa loo yaqaanaa mowjado dhaadheer oo iskujira 400–700 nanometre (nm). Moowjadaha iftiinka heerkoodu waa kuwo kala duwan qiyaaas ahaan ka bilaabma 430 ilaa 750 terahertz (THz). Halbeega lagu cabiro iftiinka waxaa loo yaqaanaa terahartis (astaatedu tahay THz).

Ileys
Walax sadex-gees ah oo baahineysa iftiin cadaan ah una kala soocaysa midabo badan oo kala duwan.
Ileys
Iftiin
Ileys
Ileys

Guud ahaan, isha iftiinka ee dhulku waa qoraxda, taasi oo meerahan siisa awooda ay dhirta cagaaran ka sameysato cuntada ayadoo raacaysa hab lo yaqaano Habka Samayska Cuntada. Dhirtu waa noolaha taageera dhamaan nolosha kale ee ka jirta aduunka. Dhinaca kale, marka laga hadlayo taariikhda aadamaha waxaa il kale oo dadku ka helaan awooda iftiinku wuxuu waligiisb ahaa dabka kaasi oo aad u taageeray nolosha dadka tan iyo wakhtigii la bartey isticmaalka dabka. Maanta xadaarada iyo horumarka dadku gaadheen waxaa suurtogal noqotay in la helo ilo (source) kale oo laga helo awood iftiin, kuwaas waxaa ka mid ah iftiinka korantada kaasi oo maanta loo isticmaalo dhamaan noocyada kala duwan ee iftiinka dadku u baahan yahay.

Marka la tixraaco Cilmiga Fisikiska ereyga iftiin waxaa lagu sharaxaa mowjado iftiin elektaromagnetik ah kaasi oo isha dadka u muuqata ama aanan u muuqan (la arki karin).

Ileyska waxaa caksi ku ah oo ka soo horjeeda mugdiga.

Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

Ileys 
Samaysanka iftiinka

Mugdi (Dark) waa caksiga (ka soo horjeedka) iftiinka. Sharaxaada saxda ah waa maqnaanta (la'aanta) ileyska. Marka meeli noqoto iftiin la'aan waxaa adkaata in wax la arko sababtoo ah waxay noqtotaa madoow. Isha bani'aadamka waxba ma arki karto marka meeli bilaa iftiin tahay, sababtoo ah araga waxaa caawiya iftiinka ileyska.

Guud ahaan, mugdigu waa mid dadku neceb yahay isla markaana la xidhiidha cabsi, naxdin, murugo, geeri iyo wixii la mid ah.

Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

Muuqaalka Saynis

Sawiro Iftiinka

Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

Ilaah Yehowah wuxuu iftiin ka dhigay inuu gaaro dhulka dushiisa, taasoo dhalisay wareegyo habeen iyo maalin ah.

Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha.

Ileys 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Ileys Sharaxaad MugdiIleys MuuqaalkaIleys Midabo KaleIleys AbuuriddaIleys TixraacIleysAf CarabiAf IngiriisDhulHalbeegMowjadQorax

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AduunkaIleysWasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga SoomaaliyaGacanka CadmeedLiin dhanaanMasarNabi Muuse C.S.Gobolada JabuutiAxmed KismaayoFanaaniinta SoomaaliyaCarabtaQaaradahaSoomaalidaAsharaaf sarmaanBilahaCabdullaahi YuusufSuugaanSuug (qori)Xayla SiilaasiQarxisMadaxweyneyaashii PuntlandSiciid Cabdulaahi DeniBuurhakabaSheekh, SomalilandCali MahdiDhagaxtuurLifarbuul NKBegediGusMaxamuudsaleebaanAf OromoMaxamed Cabdule XasanWabiga NiilDameer farowDhaqan SoomaaliDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaWax ka bedelkaNabi YuusufArsenal FCAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaMajeerteenCusmaan bin CafaanAwstriyaAxmed FaaraxDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaSomalilandXasan AbshirLaylkaseGabadhBashimBiimaalISO 4217ArbacoAf-SoomaaliAfgooyeCimiloBeesha Aw saciidCanuuniYarradXooloDeeroDimoqraadiMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960CaluulaAf IngiriisDayax Gacmeed🡆 More