Dhagaxtuur: Governo Sacad Sicid

DHAGAXTUUR:

Halagme Dhagaxtuur magaciisa waa Maxamed Cali Huud oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} Qabilkisa wuxuu ahaa Hawiye,Habargidir,sacad feralle. Wuxuu taariikhdu markay ahayd 1913 ku dhashay magaalada Hobyo.

Wuxuu weerar ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii.

Huud oo ah awoowgiis ayaa wuxuu ahaa nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug.

Magaca Dhagaxtuur wuxuu ugu baxay: dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas wuxuu u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan

Dagaalkii dhagaxtuur wuxuu dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga wuxuu shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya.

Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaana waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska,

Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ay ku dhaawacmeen, waxaana ku geeriyooday Maxamed Cali Huud Dhagaxtuur oo ku jiray Dadkii la dagaalamay gumaytaha kana mid ahaa abaabulayasha banaanbaxii dhagaxtuu. waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari.

Sidaas ayaana Maxamad Cali Huud loogu dhisay taallo loogu magacdaray DHAGAXTUUR

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Taylor SwiftItoobiyaHodanHabar YoonisAbgaalMagacAbu BakrShabeel-naagoodNabi Ibraahiim C.S.10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayXarardheereKismaayoMuqdishoSoomaali AlifbeetNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaCasuus (midab)SNMImbiraadooriyada biriizandaDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaGarooweShabeellaha DhexeKhilaafada IslaamkaBeeraha SoomaaliyaGarreKhadiijoCaabudwaaqDhamaadka Taariikhda AduunkaReer XaamidSiwaarqoonKambaalaSacuudi CarabiyaDaarood Ku XaarXoor-dubbur2024SiilBeesha hilibi daarandooleDhedigRamadaanSiyaasadBaaqa Caalamiga ee Xuquuqda AadanahaLiithiyaamRasuulMacdanDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaCilmi BoodhariAbwaanTunisiyaFuraatXVideosUgaas Xasan Ugaas YaasiinGeelCabdalle SabdiAbuu Cubeydah Caamir ibn JaraaxArab salahDalxa bin Cubeydilah R.C.Axmed CigaalDowlad WanaagDagaalkii uxudDastuurka SoomaaliyaUrurka Iskaashiga IslaamkaLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolFaransiisWardheerWabiga JubbaCaynabaGalbeedIslaamInternetCayr (beel)Geledi🡆 More