Afgooye

Afgooye (Af-Taliyaani : 'Afgoi', Af Carabi : ar‎) Waa Degmo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha hoose Waa Magaalo aad u Qurux badan ku Taalo Meel istaraatiiji ah Soddon km(30 km) kaga beegan Galbeedka Magaalada Muqdisho.Tirada Dadka ku Nool waxaa lagu Qiyaasaa ku dhowaad 79,400 oo Ruux.

Afgooye

أفجويي
Afgooye
Nickname(s): 
Aruundaaleey
Afgooye is located in Somalia
Afgooye
Afgooye
DalkaAfgooye Soomaaliya
GobolShabeellaha Hoose
DegmoAfgooye
Dowlada
 • Nuucafederal government
 • gudoomiyeCabdi Qani
Tirada dadka
 • Dhammaan79,400
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Degmadu waxey leedahay dhul beereed aad u baaxad weyn. Bartanka Magaalada Waxaa Mara Wabiga Shabeele oo ah Wabiga ugu dheer somaaliya Magaaladu Waxey leedahay Laba Buundo oo aad u Qurux badan, Sidoo kale Magaalada waxaa loogu kala goosha doonyo ka Sameysan alwaax oo loogu kala gudbo karo wabiga labadiis dhinac.

Degamadu waxaa ku yaalo Suuqa ugu weyn ee ka ganacsiga xoolaha nool ee gobolka shabeelaha hoose.

Xaafadaha& Qabaailka Deegaanka

Xaafadaha:

Degmada waxey ka koobantahy Xaafado aad u tiro badan hadii aan kasoo qaadano kuwo Caansan Waxaa ka Mida :

  1. Xaafada Xaawo taako: oo ku taalo dhanka bari ee magaalada waxaa rugta ganacsiga ee degmada
  2. Xaafada 21ka Oktoobar: oo ku taalo dhanka galbeed ee magaalada
  3. Xaafada Damaleey
  4. Xaafada Dhagaxtuur

Degmada waxaa hoos imaada Tuulooyin aad u fara badan .

Qabaailka deegaanka:

Degmada Qabaailka ugu badan ee Daga Waxaa ka Mid ah : Galadi iyo Bagadi gaar ahaan lafta la yiraah abaasaad iyo Garre Murusade iyo Wacdaan Cismaan .

Waxbarasha & Caafimaadka:

Waxbarashada:

Nidaamka Waxbarasha Degmada Afgooye waa Mid lamida guud ahaan wadanka Somaliya, Tan iyo Burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya Nidaamka wax barsho ee wadanku waxuu ku jiray xalado aa d u adag blse Waxaa gacanta ku hayay Nidaamka Daladaha..

Dugsiyada Sare ee Ugu Caansan Degmada Waxaa Ka Mida:

  1. Aala Yasir Primary&Secondry School
  2. Abii-Musa Primary&Secondry School
  3. Al-Qasimi Primary&Secondry School
  4. Al-Isra Primary&Secondry School
  5. Al-Madina Primary&Secondry School
  6. Al qalam Primary&Secondry School

Caafimaadka:

Degmadu waxey leedahay isbitaalo caafimaad oo la tacaala bukaanka xanuunsan.

Taariikh

r. Degmadu waxey soo martay Maamulo kala duwan Mamulkii ugu Xukunka dheeraa waxuu ahaa Maamulkii Saldanada Galadi Oo ka talinayey Ku dhowaad 150 Sano laga soo bilaawo Dabayaaqadii Qarnigii 17aad ilaa 1910 Taariiqda Miilaadiga. Waa magaalo aad u Nabdoon leh dhul beeraad aad baaxad weyn.

F.G: Wax badan ayaa ka dhiman Qoraalkani Qofkii Xog ka heysaa Waa ay dhamestiri kartaa.

Fadlan Hala dhowro Nidaamka

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Afgooye 
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoriyooley · Sablaale · Wanlaweyn

Tags:

Afgooye Xaafadaha& Qabaailka DeegaankaAfgooye Waxbarasha & Caafimaadka:Afgooye TaariikhAfgooye Sidoo kale fiiriAfgooye XigashoAfgooye TixraacAfgooyeAf CarabiAf-TaliyaaniMagaaloMuqdishoShabeellaha Hoose

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BaydhaboBariireCumar DhuuleCabdiraxmaan TuurSaaxilSoomaali AlifbeetBeesha reer maxamed Maxad caseCaynabaXajaaj bin yuusufAas aaskii cidanka somalia codadCaa'isha binti AbiibakarDhagaxtuurDagaalkii Dunida KowaadKabriidWikimediaQarxisBoosaasoCalanka JabuutiXooloJaamacada CarabtaIsbaniaMagacJubbada HooseBeesha Aw saciidSanaagXayla SiilaasiTaariikhda Somaliland1964GaranuugXamarweyneMarkaGodeeyAf OromoDayniileWadnoBiyo-baxKoonfur AfrikaMuqdishoSheeko SoomaaliWabiga ShabeelleDaaroodMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaDegoodiXaasaska Nebi MuxamedSoomaali GalbeedKalandarka IslaamkaDhigHirshabeelleBeesha hilibi daarandooleTalyaanigaNayjeeriyaMuuse Shiikh IsxaaqMadaxweyneyaashii SoomaaliyaSalaaxudiin al-AyyuubiLoolRaas CaseyrDiiwaanka Caasimadaha AfrikaCaluulaMuuse BiixiSoomaalidaDiinsiBeledweyneSaynisDhul badheSoqotraFebraayoTuli GuledCeel BuurFiidmeerBaasaboorka SoomaaliyaXarafLaasqorayNabi Ibraahiim C.S.BakoolImaamu Shaafici🡆 More