Lool

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : ar‎) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka.

Xaglaha Loolasha waxaa lagu cabiraa degree.

Lool
Iskuwareega goobada dunida oo muujineysa xaariijimaha loolasha iyo dhigaha.

Lool waa xariijimaha xagasha 0° oo ah dhulbadhaha ka bilaabma ilaa 90° cidhifka waqooyi iyo 90° kale dhanka cidhifka koonfureed. Xariijimaha loolashu waa kuwo isgarab socda oo ka yimaada bari ilaa galbeed ayagoo ku wareegaya goobada dhulka.

Cabirka loolasha iyo dhiguhu waa halbeega lagu calaamadeeyo oogada dhulka ayagoo tilmaamaya barta saxda ah ee meeshaas.

Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

= Halbeega Loolasha =mars iyo moon

Lool

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : ar‎) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka.

Lool 
Sharaxaada Amerigo Vespucci ee xaglaha dhigaha.

Dhigaha iyo loolasha waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo bar ama meel oogada dhulka ka mid ah. Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).

Lool

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : ar‎) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka.

Lool

Lool (Af Ingiriis : latitude; Af Carabi : ar‎) oo wadarteedu tahay Loolal waa nidaamka isku-xidhka xaglaha siman cabirka juquraafiga oogada dhulka.

kulu laha waqooyi Goobada Aartikada

Tags:

Af CarabiAf IngiriisDegreeDhulJuquraafiXagal

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

NorwayGalmudugXiman & xeebShabeellaha HooseCabdulaahi bin mascuudLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaBaydhaboList of country calling codesDhirXagalBelarus2013Shiiq bashiir yuusuf xasanAf-maldahaSuufiCaano ciirWaxbarashada SoomaaliyeedDuurxulNaasleyMaxmuud SangubWikimediaCabdalle SabdiSuuradAduunkaCabdicasiisWikipediaBayolojiBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaSeerbiyaCilminafsiDarajooyinka Ciidanka SomalilandCadaleMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaDowlad madax banaanGaalkacyoDadka Baantuga SoomaaliyaCilmi BaarisBeesha Habar CafaanBiimaal2006Keski qabeJuqraafiga SoomaaliyaJubbada DhexeMidowga YurubDegmooyinka Gobolka BanaadirLiinBahabar cabdaleBardaalePuntlandAf-FaransiisWayteenLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaDahabMasarreMaahmaahNiisaabuurBeesha BahoAw-badeedka KhuuriBeesha hilibi daarandooleBadweynta HindiyaRaxanweynXafsa bint CumarIsbaniaLiin dhanaanBolandWorld Wide WebYaaqshiidSanaagMadaxweyneyaashii SoomaaliyaAbgaalDagaalkii BederLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolCabdiqaasim SalaadTamarAstaanta Qaranka SomalilandGaaljecel🡆 More