Qabiil

Qabiil, Qolo (ingiriis: tribe; carabi: قبيلة) sidoo kale loo yaqaano beel waa guuto dad ah oo ay ka dhexeyso dan guud, heyb, magac, dhiig, isir iyo farac raac.

      Kani waa maqaal ku saabsan qabiilka guud ahaan. Qoraalkani ma khuseeyo, kamana hadlayo qolo ama qabiil gaar ah.
      Bogga beel waxaa laga soo toosiyey halkan.

Meelaha qaar ereyga "Qabiil" waxaa lagu micneeyaa in uu ka turjumaayo dad wadaaga dan guud, meel wada degan ama fikir iyo siyaasad ka mideeysan. Wadanka Soomaaliya qabiilku micne gaar ah ayuu ku leeyahay. Dadka Soomaalidu waxay u isticmaalaan qabiilka inay isku aqoonsadaan oo heyb iyo isir ahaan isku ogaadaan. In kastoo micnayaal iyo ujeedooyin badan loo isticmaalo qabiilka; tan la isku waafaqsan yahay waa in qabiilku yahay "dad isku isir ah oo wadaaga magac, deegaan, gobol iyo heyb u gaar ah".

Dadka soomaalida oo idil wey isku raacsanyihiin in takoorka lagu sameynayo dadka Madhibaanka/Midgaanka in ay tahay wax ku qaldan dhaqanka iyo diinta oo ma jirto cid difaaceysa ama sharci diini ah iyo mid qaanuuni ah oo qoraya in ay sax tahay takoorka lagu sameynayo dadkaas walaalaha ah balse waa arin u baahan in si wada jir ah loo helo qorshe-qaran oo lagu soo af-jaro heyb-soocan iyo dulmigan soo jiray mudda dheer.


Tags:

CarabiDadIngiriisSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DimoqraadiCabdiqaasim SalaadBaha'iBeesha cumar JibriilDagaalkii uxudIsuduwaha Waqtiga CaalamigaAbu HurayraWardheerJaamacadda CamuudMatxafka Qaranka SomalilandDhulka CarabtaLionel MessiXasan BarsaneNabi Nuux C.S.Nebi Maxamed c.sMacluumaadka TeknolojiyaddaGacan LibaaxEimi FukadaTurkigaXaasaska Nebi MuxamedMuuse AbokorHargeysaGaalkacyoDudubleAlifbeetada indhoolayaashaM16 (qori)Isuduwe Habka JuqraafigaSheekhaalMadiinaGalbeedka AfrikaKoonfur KuuriyaBuurta SheekhGaana1969Luuqad SoomaaliBu'aaleBurcad BadeedRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaJadwalka CuriyayaashaMaamulgoboleedka SoomaaliyaTogdheerXiddigisLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaDayaxLuuqad (Af)CanfarGarxajisWebiyadaNabiSiilUbaxMurtiMilyanCaa'isha binti AbiibakarCiidanka BaddaHartiDhigahaWabiga NiilTaariikhda MogadishuMaahmaah Xarafka AKulNuur FanaxJanaaleGegada diyaaradaha GarooweSacuudi CarabiyaBiciideJabaanGobolada SomalilandWarshadBar-internetBaarliinIsmaaciil MireBogga HoreSaado Cali WarsameShariif Axmed🡆 More