Saado Cali Warsame: Fanaanad Soomaaliya

Saado Cali Warsame (Af Ingiriis : Sado Ali Warsame, Af Carabi : ar‎) (dhalatay 1950, dhimatay 23 Luuliyo 2014) waxay ahayd fanaanad Soomaaliyeed oo ku heesta Af-Soomaaliga; wakhtiyadii dambe ku biirtay siyaasada wadanka Soomaaliya, halkaasi ooy ka mid noqotey Gollaha Baarlamaanka Federaalka.

Badhtamihii bishii Luuliyo ee 2014kii ayaa Saado Cali Warsame lagu toogtay magaalada Muqdisho, halkaasi ooy ku nafbaxday.


Saado Cali Warsame
سادو علي ورسمه
Saado Cali Warsame: Fanaanad Soomaaliya
Fanaanada Saado Cali Warsame, Toronto 2011
Ku dhashay1950
Buuhoodle, Cayn
DhimashoJuly 23, 2014
Muqdisho
Sababta dhimashadaAl-Shabaab
QoomiyadaSoomaali
ShaqadaHeesaa, Fanaanad, xildhibaan ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Ka tirsanKooxda Waaberi, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Shaqooyinka ugu muhiimsanAan Wada Tashano, Laand Karuusar

Sidoo kale fiiri

Tixraac


Tags:

Af CarabiAf IngiriisAf-SoomaaliBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMuqdishoSiyaasadda SoomaaliyaSoomaali

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cumar FaaruuqNabi Luud C.S.Aw-dhuleedka AfrikaHargeysaWaraabeWacbuudhan AbgaalSheeko SoomaaliAbuu Dar AlghafaariMaskaxKhilaafada IslaamkaCanuuniXamaaratoWorld Wide WebTamarCiidanka Xooga SoomaaliyaHiraabSheekh IsxaaqHaramcadGadabuursiEeleyGaraadtooyada DaraawiishWikiAntarktikaIstanbuulMudugRuushkaAf-TaliyaaniTaariikhda MogadishuCiidanka Badda SoomaaliyaDoorashada guud ee Somaliland (2017)Shabeellaha DhexeList of country calling codesHeesta qarankaAf SoomaaliAasiyaJowharIslaamIsgaarsiintaDiwaanka CuriyeMuuse Shiikh IsxaaqDhagaxSuug (qori)Midowga Maxkamadaha IslaamigaAbu BakrSaldanadii AjuuraanFirefoxStar WarsDubayJacarRiyoTogdheerDhulAxmed SiilaanyoLoobageSolomadowBada DhexeAsadu-diin shiirkuuCudurLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaAw qudubXadhigSingabuurXoghayeShabeellaha HooseAikaJaabir bin cabdilaahMaryamDastuurka SoomaaliyaBoosaasoSoomaali GalbeedKhadiijoYuhuuda🡆 More