Isuduwe Habka Juqraafiga

Isuduwe Habka Juqraafiga Waa hab Loolka iyo Dhigta ee ka soo bilaabata labada Xarriiq ee eberta ah waana Dhig-dhexada iyo Dhul-baraha kuwaas ah bar kulankooda Gacanka Gaana.

File:Affarta jihood.jpg
Afarta jiho

Loolka iyo Dhigaha

Dhigaha waa xarriqo xoodan oo lagu cabiro xaglaha kuwaas oo ka bilaawda (0) wadartooduna waa 360 waxayna iska jeraan laba cirif ee dhulka.

Loolka oo isna ah xarriiq beenaad barbarre ah tiradooduna waxay gaareeysaa 180 waana kaalmeeye Isuduwe Habka Juqraafiga si loo abaaro Baraha Juqraafi, Waqti iyo heer-kulka.

Isuduwe Habka Juqraafiga 
Khariidad Dhulka Muujinaysa Xarriqaha Loolka (Dadaban) Xarriiqaha Dhigta (Qotoma)


Tags:

DhigahaDhul-barahaGaanaLoolalka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cali MahdiBeer gadiidShimbirBuurta SheekhAf IngiriisFederaaliisimXulbadSSC-Khatumo stateJava (luuqada borograaminta)Dagaalkii Dunida KowaadNabadMaaliXawaadleIndho yarYaaqshiidDiinsiDaawo2014MacdanDegmooyinka Gobolka BanaadirGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaRoobBaydhaboRuun NirgoodSextubeImaaraatka CarabtaMadaxweyneyaashii SoomaaliyaCilmi BaarisBiyoDagaalkii BederLibiyaCiraaqSoomaaliyaDarajooyinka Ciidanka SomalilandAbu Bakr SadiiqGacan LibaaxGabayHabar ejiLambarXisbiga SYLBooramaUgaas Cilmi Ugaas WarfaaHiiraan StateCabdi TahliilXasuuqii IsaaqFarta CismaaniyaHektarQabyaaladaRuhollah KhomeiniQardhaasRuwandaDawladii CabaasiyiintaGurgura (beel)Sifaynta Diinta IslaamkaEimi FukadaCanuuniHeesta qarankaNebi Maxamed c.sShabeellaha HooseAw-dhuleedka AfrikaDucooyinka galista SuuligaXamaaratoBiciidJabaanMugLoobageJubbada HooseCarab SaalaxWaqooyiga AfrikaSoolTamar🡆 More