Cilmi Baaris

Cilmibaadhis sidoo kale loo qoro Cilmibaaris (Af Carabi : ar‎ Af-Taliyaani : ricerca Af Ingiriis : research) waa hab cilmiga ka mid ah oo tijaabo la sameeynayo ah.

Cilmibaadhistu waa tijaabo iyo imtixaan lagu sameeynayo shey aan wali aqoon fiican loo lahayn.

Juquraafi ahaan, inta badan cilmibaadhista waxaa lagu sameeyaa meelaha aan wali la tegin ama aqoonta fiican laga heynin.

Dhinaca kale, marka cilmibaadhis Baayooloji ah la sameeynayo waxay noqon kartaa tijaabada xanuuno aan weli daawo loo helin.

Guud ahaan, tijaabada cilmibaadhista waxaa lagu sameeyaa xoolaha, sida daanyeerka iyo bakeyleha.


بحث علمي Research Recherche scientifique

Tags:

Af CarabiAf IngiriisAf-TaliyaaniCilmi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Geeska afrikaCaynMidabWasaaradda Beeraha SoomaaliyaAmeerikada koonfureedTansaaniyaWiil waalDagaalkii Dunida KowaadHaber AwalAndalusMeereSunny LeoneGalguduudFalastiinWardheerTunisiyaDagaalkii uxudZeyd Binu XaarithaDhagaxMaxmuud SangubAadaanXVideosJuqraafiga SoomaaliyaJasiiradaha Jubbada HooseAyaanle cayrRoobDenimarkiBisha RamadanHiiraan StateGeri koombeCirjeexMasagoBulaxaarItoobiyaCarab SaalaxBulshada aduunkaKhulafadii CabaasiyiintaGurgura (beel)KismaayoSaldanadii AjuuraanSadaam XuseenDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012Muusa al-haadiCDGalmudugUrurka Iskaashiga IslaamkaBaarliinSahra AxmedAfarta madhabSambabCiidanka Badda SoomaaliyaKoofiyadSalaaniik2023GaranuugleGaaljecelMaxamed Cabdulaahi MaxamedArab salahSalaaxudiin al-AyyuubiSabiibEl Qanater El KhayreyaCabdulle TaraawiilCilmiga bulshadaWacbuudhan AbgaalBanaadirMaydhYeeyDuqa magaaladaGendersheWebiyadaMooracaseBariisMahadaay Weyn🡆 More