Juqraafi: Abdalle

Juquraafi waa cilmi dersa Khariidadaha aduunka oo ay hoos yimaadaan dhullalka, webiyada iyo badaha.

howraar kale, jugraafigu waa barashada sida aadamuhu ugu dul noolyahay koonka ayadoo laga eegayo xaga laqabsiga bey'aadka kala duwan ee uu nooluhu kukala noolyahay. dhugasha xeeldheerida juqraafiga ee dhulka iyo sida nooluhu ugu dul noolyahay, ayaa sababtay in jugraafigu noqdo xarunta kulmisa culuumta uu noolaha maanta uga hanaqaaday sida uu ugu dul noolyahay dhulka . inkastoo, jugraafigu leeyahay qeexitan fara badan hadana si walba oo loo qeexaa ayaa noqotay mid lagu wada wadarsanyahay maadaama nooluhu uu tibaaxayo sida uu isagu ugu dul noolyahay hadaba, juqraafiga ayaa waxaa loo kala qeybiyaa labo qeybood oo aad u muhiim ah:

  • jugraafiga aadanaha (human geography)
  • juqraafiga arlada (physical geography)

(iyo economic geogrphy)

Juqraafi: Abdalle
Johannes Vermeer, De geograaf, 1669
Juqraafi: Abdalle
2017

Juqraafi: Abdalle

Tags:

BadWebiyada

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Liiska Hayadaha Qaramada MidoobayMaahmaahJibriil YoonisIndunisiyaBustleInqilaab CiidanZubeyr bin Cawaam R.CImaaraatka CarabtaMuqdishoCabdulle TaraawiilFurashada makkaMooracaseBuulo MareerLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaSaxaafadLibiyaBilaal ibn RibaaxDiiwaanka Caasimadaha AfrikaCiyaarta TeeniskaImaam dahabiCabdiraxmaan TuurRuwandaSheekhaal JaziiraCareys KarsheAtomNebi MuxamedBadweynta AtlaantikRaas CaseyrGalguduudEray bixinJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Wadanamaha Bari AsiaMaryamCumar FaaruuqKambodiyaAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961MisirKalandarka IslaamkaSimanahaanshoSaynisSNMAwdalNabi DulkifliGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaYuhuudaFalastiinLibaaxCeelbacadLoobageSaliid MacsaroLabaaleeyFilimada qooq-kobcintaAllamagan maxamedXeebjireRaxanweynCali barreBeeraha SoomaaliyaFilim FaafreebkaAfarta madhabWabiga NiilHowraarsame AmaanreerrtgbbQumbeBiyo-xireenka HorukacaXasan Sheekh MaxamuudCaliSamaaleGuurEratareyaSalaadDaahir Rayaale KaahinSaldanadii AjuuraanJuqraafiga Soomaaliya🡆 More