Mooracase

Mooracase (Af Ingiriis : Morase, Af Carabi : ar‎), Ahmed Harti Amaleh Abdi Muhammad Abdirahman Jaberti; sidoo kale loo qoro Moorasse, Moor'ase, Mourase waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka ee Dadka Soomaalida.

kuwaasi oo deegaan ku ah wadamadda Soomaaliya, Cumaan iyo Yemen. Beelweynta Mooracase waxaa ka farcama dhamaan qabiilada Axmed Hartiga ee kala ah: Gabtaanle, Tiinle, Maganlabe, Iyo Dishiishe.

Mooracase
مورأاسي
Meelaha ay ku badan yihiin
Mooracase Soomaaliya
Mooracase Yemen
Mooracase Cumaan
Luqada

Af-Soomaali & Af-Carabi

Diinta

Islam Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Reer Darawiish, Majeerteen, Meheri, Warsangali, Ogaadeen, Yemeni iyo reero kale oo Daarood ah.

Daarood

Mooracase 
Geed Harti

Daarood waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya (gobolada dhexe iyo Gedo), wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid yihiin: Absame, Ogaadeen, Harti (reer Darawiish, Dishiishe, Majeerteen, Mooracase iyo Warsangali), Lailkase, Mareexaan iyo beelo kale.

Lahjadaha ay ku hadlaan daaroodku waa ay kala duwan yihiin oo iskuma dhowa, tusaale ahaan meesha ay kuwa dega Itoobiya lahjad gooni ah uga hadlaan kuwa dhinaca bari degana lahjad gaara ayay ku hadlaan, kuwa sanaag segana lahjad gaara ayaabay ku hadlaan. Asal ahaan odaygii Daarood ahaa waxa uu ku yimid Yaman Jabarti Ismaaciil isaga oo sheekh ah oo faafinaya diinta Islaamka gaar ahaana waxa uu ka soo degay meel u dhaw degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa uu mudo diinta Islaamka ka faafinayey dhulka Bariga iyo Bartamaha Geeska Afrika. Daarood waxaa dhashay Doombiro Dir.

Tixraac

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaCumaanDaaroodDishiisheGabtaanleMaganlabeSoomaaliSoomaaliyaTiinleYemen

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Calanka cirdhow10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayXariiradMacluumaadka TeknolojiyaddaRamadaanBilahaMesobotaamiyaBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBariga AfrikaQooleeyGeed HindiAfarta xilliBuurhakabaDaarood Ku XaarGarooweTuwitterBadda SoomaaliyeedWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaGaaljecelDhagaxtuurAl-GhazaaliSoomaali AlifbeetBiyo-baxHiiraan StateBakiShiishadInternational Standard Book NumberAmber RoseFarta CismaaniyaBariireAstaanta Calanka CirdhowMadhibaanQaramada MidoobaySingabuurAafda tahriibkaSaraarBeledweyneMuqdishoSoomaaliyaMaxamed Cali KalaayXiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaMoringa (geed)Cabdilmalik bin marwaanOrgi2022JarmalkaFilimada qooq-kobcintaQabiilka eyloRina HashimotoAbu BakrDishiisheDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaMaxamed CawaaleKaxdaSifaynta Diinta IslaamkaGurgura (beel)George H. W. BushJabuutiXawaadleNabi YuusufFarxiya KabayareShimbirisBartireKoonfur Kuuriya2024XeebjireLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolAlifbeetWarshada Sonkorta ee JowharDoolowQajaar🡆 More