Libaax

Libaax, Aar (Af Carabi : ar‎; Af-Laatiin: leo; Af-Taliyaani : leone; Af Ingiriis : lion;Af Ingiriis : lion; Af_Oromo: Leenca ; Af Amxaari : አንበሳ) waa xayawaan aad u weyn oo duurjoog ah oo hilibka cuna.

Libaax Ar
Libaax
Lab
Libaax
Dheddig (libaax)
Xaalad xanaaneed
Libaax
Vulnerable  (MCID 3.1)
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Lafdhabarleey
Gacalka: Naasley
Dirka: Hilibcun
Bahka: Bahda Bisada
Duulka: Panthera
Noocyada: P. leo
Magaca laba-geesoodka ah
Panthera leo
(Linnaeus,
Libaax
Eray la mid ah
Felis leo
Gool, Aar
Libaax

Libaaxa waxaa lagu maqacaabaa Boqorka Xayawaanka, sababtoo ah waa ugaadhsadaha dhamaan noolaha ku dhex nool keymaha.

Libaaxa kan lab waxaa loo yaqaan aar, tan dhedigna waxaa loo yaqaan gool, libaaxu waa xayawaan aad u khatar ah waxaana uu noolyahay qaarada Afrika iyo Hindiya, libaaxa waxa uu cunaa hilibka xoolaha, dadka iyo dhamaan xayawaanka.

Waddanamha

Waddanmaha Kale...


Libaaxu waa boqorka duurjoogta

Libaaxa ugu Wayn wuxukunoolyahay koonfurta AFRIKA

Tags:

AarAf CarabiAf IngiriisAf OromoAf-LaatiinAf-TaliyaaniDuurjoogHilibXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhaqaallaha SoomaaliyaBartireBangaladheshAbu HurayraBurundiBoondheereQabiilada JubalandCimiloDagaalkii Dunida KowaadKoonfur AfrikaWorld Wide WebGaranuugBoqortooyada itoobiyaCaruurta Nebi MuxamedXiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda CagtaGaldogobDhagaxTaariikhda SomalilandMoobleenTaariikhAwdalGaraadtooyada DaraawiishDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedCusmaan bin CafaanDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaQuracMalaysiyaDawlada CosmaniyaAsharaafMakawMaahmaahIsmiidaaminBuurhakabaHeesta qarankaSoolFC BarcelonaSalaaxudiin al-AyyuubiCaliRahBeesha BahoHargeysaAbsameKumbuyuutarGarsoorka SoomaaliyaSoomaalidaMalmalSuudaanList of country calling codesBanaadirPornhubKuubaQaahiroHartiNaasleyAxmed BideXarafBariga AfrikaSacad MuuseOperating systemCeelbacadLiberiaLionel MessiLiska Salidka MawduucyadaSuufiWabiga ShabeelleKhadiijoMagaalooyinka MaraykankaAadan DaarLiinMucammar QadaafiAbu BakrWebiyadaNebi Maxamed c.sXaqiiqGadabuursiCarabi🡆 More