Ugaadhsi

Ugaadhsi, Ugaarsi (Af Ingiriis : hunting) waa shaqada iyo khiyaanada lagu qabto ama dilo xayawaan duurjoog ah.

Ugaadhsi
Sawir muujinaya Ugaadsato badan.
Ugaadhsi
Sawir-gacmeed ay ka muuqato guuto ugaadhsato ah.

Qofka wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa Ugaadhsade. Dad badan oo wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa Ugaadhsato.

Ugaadhsiga iyo qadhaabsigu waa labada hab ee dadku isticmaali jireen tan iyo qarniyo badan ka hor ilbaxnimadii aadamaha.

Marka la ugaadhsanayo waxaa la isticmaalaa hub kala duwan. Wakhtiyadii hore waxaa la isticmaali jirey leeb iyo qaanso, laakiin dunidan casriga ah maanta waxaa la isticmaalaa qori, madi, waran iyo noocyo kale oo hub ah. Laakiin qofka qadhaabsatoda ah waa mid xirfad iyo aqoon fiican u leh dhirta, sababtoo ah midhaha qaar waa sun lagu dhinto.


Tags:

Af IngiriisDuurjoogXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GanacsiAbriilDaguuroLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaCimraanOperating systemNabi Ibraahiim C.S.Maxmuud SangubSalaada SubaxQabiilada JubalandDhaqanJuqraafiBuurta DaaloCabdiqaasim SalaadLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDadBeledweyneNabi Ayuub C.S.YurubGalbeedka AfrikaOogSoomaaliyaMidabVentusky.comTogdheerBalidhidhinBaarliinIiraanGusJubbada HooseCilmi BoodhariLambarAqoonJaamacadda LafooleDagaalkii BederXawaadleGaanaXisaabWanlaweyn-Eimi FukadaJubada SareHargeysaDebbie Does DallasSheekhaalWoqooyiga AmeerikaMagaalooyinka SomalilandYugandhaTaariikhKoonfur AfrikaMurursadeAwstriyaXamarjajabBurundiMuduloodAfarta madhabWiki CommonsKacbadaLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaBadweynta BaasifigaDimoqraadiShariif Xasan Sheekh AadanCaabudwaaqFaraanti galis (far)Suug (qori)TuniReer Aw XassanJubbada Dhexejrzyp10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayLacagSadaxleeyWaaciyeRoobNebal🡆 More