Gobolka Jubbada_Dhexe ee | Soomaaliya |
Caasimada | Bu'aale |
Weyninka | 9 836 km² |
Shacabka | 562 601 (2016 [1]) |
isku dhawaan | 36,86 inh./km² |
Bogga internetka | ' |
[[Image:|256px]] |
Jubbada-Dhexe waa gobol ku yaala koonfurta Soomaaliya. wuxu ka mid yahay 18 gobol ee somaliya ka koobantahay Magaalo madaxda gobolkaan waa Bu'aale.Gobolkaan waxuu xuduud la leeyahay gobolada kala ah Gedo,Bay, Jubbada Hoose, Shabeelaha Hoose iyo Badweynta Hindiya oo kaga dhegan dhinaca bariga, sidoo kale gobolkaan wuxuu dhinaca galbeedka xad kala wadaagaa dalka Kenya, magaalada Bu’aale waa caasimadda gobolka j/dhexe isla markaana ah caasimadda dowlad goboleedka Jubaland gobolkan wuxuu qani ku yahay xoolaha nool iyo beeraha, waana gobol leh dhul aad iyo aad ugu fiican beeraha iyo wax soo saarka. Gobolkan waxaa dhaxmaro Wabiga Jubba oo biyo siiyo xoolaha ku nool iyo beeraha.== Jubada dhexe waxaa daga qabiilo badan oo Soomaaliyeed oo ay kamid yihin loobage ,qudub iyo qabilo kala oo badan Waxaana ubadan 1 beelood oo ah Loobage
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Jubbada Dhexe, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.