Senegaal

Sinigaal (Af-Faransiis le Sénégal‏) waa wadan kuyaala galbeedka qaarada Afrika si rasmiyana waxa loogu magacaabaa (République du Sénégal) wadankani magaca waxa uu kahelay wabiga lagu magacaabo Sinigaal ee hareeraha kamara Sinigaal waxa ay xad kuleedahay Badwaynta Atlaantiga waxa ay xuduudo la leedahay wadama Mauritania Gambiya iyo wadanka Guinea waxa kale oo ay xuduud la leedahay wadanka Mali wadankan waxa horay u gumaysan jiray wadanka Faransiiska.

Jamhuuriyadda Sinigaal (so)
'République du Sénégal (fr)'
Calanka Sinigaal
Calan
Astaanta Calanka
Pincez Tous vos Koras, Frappez les Balafons
Location of Sinigaal
Location of Sinigaal
Caasimada Dakar
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Faransiis
 -  Madaxweyne Abdoulaye Wade
 -  Ra'iisul wasaare Cheikh Hadjibou Soumaré
Ka xoroobey Gumeystihii FaransiiSka 
Area
 -  Total 196.190 km²y_note = km² 
180.4/sq sq mi 
 -  Biyo (%) 2.1
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 13,711,5973 
GDP (nominal) 2017 estimate
 -  Total $ 16 Billion  
 -  Per capita $22,550 
Lacagta CFA Franc (XOF)

Sinigaal waxay masaaxo ahaan ku fadhidaa dhul lagu qiyaasay 197,000 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 13.7 milyan oo qof Dakar waa caasimada Sinigaal waxa ay kutaalaa dhanka Galbeed ee wadanka waxa ay sadex boqol oo klm u jirtaa xeebaha Badweynta Atlaantik magaalada Dakar waxa ay noqotay caasimada Sinigaal sanadii 1960 kadib madaxbanaanida.

Senegaal
Senegaal
Senegaal

Xubin

  • Ecowas

Waddamnaha la Deggan Senegalese’s

••Senegaal  Ethiopia 200+: 

Senegaal  Gambia 100+:

Senegaal  Togo 200+

• •Senegaal  Turkey 200+: 

Taariikh

Senegaal 

Islaamku waxa uu Sinigaal galy qarnigii 11aad waxa islamka wadanka Sinigaal soogaadhsiiyay qabiilada looyaqaano[sanaahija]] oo kudhaqan galbeedka Afrika gaar ahaan Mauritania magaca Sinigaal waxaa lagasoo qaatay luqada walaf ee sida aadka ah loogaga hadlo wadamo badan oo kamida galbeedka Afrika waxeeey xurnimada qaadatay 20-07-1960 waxaa gumeesan jiray wadanka faransiiska wuuxuu bilowday gumaytaha faransiiska dagaalo badan kadib 1922 sinigaal waa wadan faqiir ah

Tags:

Af-FaransiisAfrikaFaransiiskaGambiaGuineaMaliMauritania

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

CarabiTaariikhda SoomaaliyaDudubleDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaFalastiinAbwaanAntoine GodetDylan BesseauFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanGalmada dabadaJubalandWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaNebi Maxamed c.sSaldanada GelediXVideosNabi Luud C.S.Haaruun AlrashiidLahjadaha Af SoomaaligaSoomaalilandIsgaadhsiinta SomalilandAngela WhiteGar adagImaam Al BukhaariMidowga Maxkamadaha IslaamigaBeeraha SoomaaliyaGuriceelXasanDishiisheIndunisiyaReer NuurKubadda CagtaAadan YabaalKuuleeyCarab SaalaxLibaaxEimi FukadaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaBaskin-RobbinsGarreYugandhaWaroodka HowlwadaagSiilQolobaa CalankeedLiiska ergeda dibloomaasiyiinta ku sugan SoomaaliyaBaddacasUstareliyaSuugaansooraan ismaaciil suguleWax ka bedelkaJowharCeeldheerLiin qarbooshXawaadleGobolada MidoobayWoqooyiga AmeerikaGolaha Wasiirada SomalilandWabiga JubbaWorld Wide WebGoroyo SoomaaliMaatarMaansoCeerigaaboDayaxAf-IngiriisiIiraanAwdheegleGadabuursiMaskaxISO 4217OgadenWikimediaHabar Gidir🡆 More