Matabaan

Matabaan ama Matabaan Garoore waa Dagmo ku taala dhank waqooyi ee gobolka Hiiraan, una jirta 75 kiilo mitir magalada Baldweyne ee Caasimada gobolka Hiiraan, waana cirifka dowlada goboleedka hirshabeelle.

Matabaan

Matabaan Garoore
DalkaMatabaan Somalia
GobolkaHiiraan
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Matabaan
Matabaan

Warbixinta degmada mataban oo koban:

 Wadanka: Somalia

 Mamulka: Hirshabele

 Gobolka: Hiiran

 Gudomiyaha dagmada: Bashiir abdirahman sheekeye

 Tirada dadka magalada: 46,600

 Taariikhda tira koobkan: 2020

 Ganacsiga: xoolaha

Degmada Matabaan waxay ka mid tahay degmooyinka gobolka hiiraan ee dowlad goboledka hirshabeele, Waxay dhanka bari oga begantahay magaalo madaxda gobolka hiiraan ee baladweyne, waxay kalo oo ay soohdin la leedahay dhanka waqooyi dowlad deganka Somali ethopia, dhanka koofur waxaa ka xiga dagmada maxaas oo katirsan gobolka Hiiraan dhanka Bari waxa ay xad kala ledahay Degmada guriceel ee Gobolka Galgaduud ee dowlad goboledka galmudug. Qabiilka ugu badan ee deggan waa Lafta Agoon Cabdalle ee ka tirsan beelaha Xawaadle

Degmada matabaan waxaa lagu qiyaasaa in ay degenyihiin 46,600 (afartan iyo kun iyo Lix Boqol),

Sidoo kale tuuloyinka ku xiran ee hoosyimaada dagmada matabaan waa 98 (sagaashan iyo sideed tuulo).

Magaladu waxa ay ka koobantahay 4 (afar xafadood) oo waa weyn oo kala ah; xafada waabari, xafada iftin, xafada wadajir Iyo xafada onkod, sidoo kale Waxaa ku yaala 4 kaam (IDPs) oo ay daganyihiin dadka barakacayaasha.

Baaxadda Magaalada: Dagmada matabaan Baaxadeedu waxa ay ku fadhisaa 5𝑘𝑚2, Dismaha magaalada ayaa u qaybsan jihooyinka waqoyin,kofur,bari iyo galbeed.

Cimilada

Cimilada magaladu wa mid qaboow xiliga subixi iyo habeenki. Waqtiyada duhirki , gar ahan xilayada abarata ah magaladu wa kulushahay, oo heer kulku waxa uu gaara ilaa 30 °C (91 °F), lakiin habenki cimiladu wa qabowda.

Magaladu roob fiican ayeey heshaa xiliyada Guga iyo Deyrta.

Matabaan 
Xaafadaha matabaan

Biyaha

Magaldu wxey ledahay 3 ceel oo biyaha laga cabo, yeero Gawgawleye ama caafi, ceel ilaal iyo ceel heybe. Ceelashaan ayaa si wanaagsan u shaqeeyaa waana ilaha biyaha u yahihiin dadka magalada ku nool, reer miyiga xoolahoda keensada iyo waliba tuulooyinka kudhaw magalada

meelaha caanka ah ee magaalada gudaheeda ah

  1. Xariir yaale
  2. Xaashi indho buur
  3. Neeshinka
  4. Barakaat ama Hormuud
  5. Suuqa xoolaha
  6. Baliga
  7. Filla baadiyo
  8. Qabuuraha
  9. C/salaan
  10. Matabaan yare
  11. xaafada macalin Adan

Tags:

75BeledweyneCaasimadDegmoGobolkaHiiraanMitirWoqooyi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed SalaancarrabeyDadka SoomaalidaHodan CabdiraxmaanAf-JiidoFilibiinCiid al-FitrSabuurBadweynta BaasifigaFaysbuugKaaraanSiigeysiCayr (beel)Baskin-RobbinsNooleBakteriyaFarta CismaaniyaSuuriyaLoobageQaahiroCalanka SomalilandAikaGooryaankaQoraxDegmooyinka Gobolka BanaadirMacluumaadka TeknolojiyaddaGeedSpotify2016DhaantoDagaalkii (2006–2009)Qolfoofta DadkaTamarBeeraha SoomaaliyaBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaAf-maldahaCumar bin cabdi caziizRoobXasan Cali KhayreCabdiqaadir YamyamWadanada Xubnaha Qaramada MidoobayKanadaFiiqMeksikoAstaanta Qaranka SomalilandSolomadowGolahi Sare Kacaanka Soomaaliya2001BarasiilHijrada xabashaFinlandSalaada SubaxBeesha reer maxamed Maxad caseJadwalka Curiyayaasha26 AbriilGoogleCabdilmalik bin marwaanAf SoomaaliBooramaQolobaa CalankeedWaqooyiga AfrikaDabareGelediMadiinaWabiga ShabeelleGoroyo Soomaali2023BanaadirFiyetnamHonjo SuzuKulBoondheereHuriwaaDudubleDhulka CarabtaHartiDawladii Somaliland (1960)Nebi Aadam C.S🡆 More