Lacag

Beeso (Af Ingiriis : Money) waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado.

      Boga "Beeso" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul iyo waxyaabo kale leeyihiin.

Lacag
birka marakanka
Lacag
Lacagtii ugu horeeysay ee warqad laga sameeyo.
Lacag
Lacag la daabacayo.
Lacag
lacag kala duwan.

Hadaba dunida maanta waxaa jira tiro badan oo lacag ah, wadan kasta wuxuu leeyahay beeso u gaar ah, taasi oo qiimaheedu kala sareeyo isla markaana ka sameeysan shilimaan iyo warqado.

Guud ahaan beesadu waa labo nooc: mid shilin ah iyo mid warqad ka sameeysan. Shilimaantu waa qadarka ugu qiimaha hooseeya lacagta wadan leeyahay, inta badana waxa ka soo bilaabmaan hal senti, shan senti, toban senti, konton senti iyo boqol senti.

Boqolka senti wixii ka sareeya waxaa la isticmaalaa warqad taas oo ka bilaabanta kow ilaa malaayiin. Laakiin inta badan, lacagta dunida waxaa ugu sareeysa warqad shan kun ah.

Lacag

Beeso (Af Ingiriis : Money) waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado.

Inkasto aanan la hubin, waxaa la sheegaa in sheeyo u eeg shilinka la isticmaali jirey 100,000 sano ka hor. Laakiin waxaa la hubaa in lacagtii ugu horeeysay ay sameeyeen ganacsatadii hore ee beeraleyda ahayd ee ilbaxnimodii Mesobotaamiya (Mesopotamia) wakhti hada laga joogo 3,000 sano Ciise hortiis.

Sidoo kale, lacagta bocoolsha (shell money) wakhtiyo hore ayaa laga isticmaali jirey qaarad Afrika, Aasiya, Ameerika iyo Ustareeliya.

Shilinka shaanbadeysan ee astaamaha iyo calaamadaha leh, kaas oo ka samaysan dahab iyo naxaas, waxaa la alifey intii u dhaxaysay 650 ilaa 600 ciise hortiis.

Lacag

Beeso (Af Ingiriis : Money) waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado.

Qiimaha Beesada=100 shilin

Lacag

Beeso (Af Ingiriis : Money) waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado.

Lacag waxee noqon kartaa ayada oo xaanshi ah ama shilin ah, waxaana loogu talagalay , kala ganacsiga ama wax kala iibsashada. lacagta waa shay oo maalin walba la isticmaalo.

Sideed u maarayn kartaa hantidaada?

  • „Kii raaxaysi jecelu miskiin buu ahaan doonaa, Oo kii khamri iyo saliid jeceluna taajir ma noqon doono.”
  • „Taajirku masaakiintuu u taliyaa Oo kii wax amaahdaana midiidin buu u yahay kii wax amaahiya.”
  • „Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale? Waaba intaasoo markuu aasaaska dhigo oo uu dhammayn kari waayo, kuwa eegaya oo dhammu ay bilaabaan inay ku qoslaan, iyagoo leh, Ninkanu wuxuu bilaabay inuu wax dhiso, waana dhammayn kari waayay.”
  • „Markay wada dhergeen, wuxuu xertiisii ku yidhi, Ururiya jajabkii hadhay, waxba yaanay ka hallaabin.”

sido kale fiiri


Tags:

Lacag Taariikhda BeesadaLacag Qeybaha BeesadaLacag SharaxaadLacagAf IngiriisBirDadShilinWarqad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BanaadirNabi Luud C.S.Middle ShabelleCaliBahda Qoraxdu MidaysayMaahmaahGeri koombeHTMLSoftwareYaanyuurFar SoomaaliShabeellaha DhexeMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Asadu-diin shiirkuuMaxamed SamatarYurubNayroobiBoqortooyadii WalashmaMidowga YurubWikiJijeeleMakawGarjante gardheere samaaleMoringa (geed)BeljimMaansoJabaanBeribiyoodDigaagAxmed CigaalLiiska magaalooyinka SoomaaliyaWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaTaariikhda SoomaaliyaGaalkacyoDahabNuur FanaxBuurta DaaloBaasaboorka SoomaaliyaKiilomitirAikaMuqdishoAmber RoseAw-badeedka KhuuriDooroWadanDaawoDoorashada guud ee Somaliland (2017)Dadka Baantuga SoomaaliyaXVideosMaryamBeesha reer maxamed Maxad caseMeereMadagaskarWariyeCaabudwaaqLisaGudmo biyocasInternational Standard Book NumberWarbixin SoomaaliyaSurre (beel)Mucaad Bin JabalLahjadaha Af SoomaaligaAwstriyaQarniDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedSaldanadii AjuuraanBangaladheshReer-DarawiishXasan ganayXaasDastuurka SomalilandGalinsoor🡆 More