Qaanso

Qaanso (carabi: قوس taliyaani: arco ingiriis: bow) waa ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.

Qaanso
Ulaha falaadhaha leebka
Qaanso
Qaanso
Qaanso
Sanab muujinaya nin isticmaalaya leeb iyo qaanso.

Leebka dabadiisa ayaa lagu xidhaa xadhiga qaansada ka dib, leebka ayaa gadaal loo jiidaa lana sii daaya ayadoo lala shiishayo bar ama meel.

Marka la tixraaco taariikhda aadamaha, leebka iyo qaansadu waa hub la isticmaali jirey tobanaan qarni ka hor wakhtigii ilbaxnimadu bilaabantey.

Leebka iyo qaansadu waa labo shey oon kala hadhin, sababtoo ah waa la isla isticmaalaa.

Wakhtiyadii hore leebka iyo qaansada waxaa loo isticmaali jirey in lagu ugaadhsado.

Tags:

Af-TaliyaaniCarabiIngiriis (luqad)

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XijaasDameerGuurItoobiyaDylan BesseauReer-DarawiishJijeeleLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDoofaarShilke (qori)DhedigSaynisAfarta xilliBunJaamacada CarabtaAsharaafTaariikhda SaxaabadaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaDhagaxDhaqaallaha SoomaaliyaBaydhaboBiciideCayr (beel)Mustafa Kemal AtatürkAf-DabarreDhuxul DhagaxKitaabAfrikaDegoodiHowraarsame AmaanreerSoomaaliweynQoraaDirMasaajid Cali GuduudHibo NuuraNebi Maxamed c.sAduunkaCabdalle SabdiAf-JiidoLTE (isgaarsiin)YugandhaCabdiqaasim SalaadMuuse BiixiRaxanweynDegmooyinka Gobolka BanaadirCabdullaahi YuusufDaa'uud XirsiHawiyeIsgaarsiintaInternetBuurhakabaHirshabeelleLoobageAbu HurayraKeski qabeDaahir Rayaale KaahinBolandHTMLBlackpink2012YurubXaliima MagoolCalanka cirdhowBartireCismaan yoonisWiki CommonsDabeyl🡆 More