Degoodi

Dagoodi (Af Ingiriis : Dagodi; Af Carabi : ar‎) waa beel ka mid ah Beelweynta Gardheere Samaale ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Kiinya iyo Itoobiya.

Dagoodi
Meelaha ay ku badan yihiin
Degoodi Soomaaliya n/a
Degoodi Kenya n/a
Degoodi Itoobiya n/a
Luqada

Somali, English, Swahili,

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir, Hawiye and other Samaale groups.

Hordhac

Beesha Degoodiya waxay ka tirsan tahay beelweynta Saransoor Gardheere Samaale ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Ilma Saransoor waa afar oo kala ah: Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saransoor.

Shaxda Beesha

  • Gardheere Samaale
    • Degoodiya
    • Gaaljecel
    • Masarre
    • Ciise

Samaale

Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Degoodi 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Degoodi HordhacDegoodi Shaxda BeeshaDegoodi SamaaleDegoodi Sidoo kale fiiriDegoodi TixraacDegoodiAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaGarjante gardheere samaaleItoobiyaKiinyaSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BariireMaxamed gorgaateBartireISO 3166Dhishiike (qori)Dagaalkii xoraynta ogadenDhaga yare (geed)SoomaalidaSanaagBariga AfrikaAw-dhuleedka AfrikaDagaalkii KheybarLekhtanishtaynXorta ahMurursadeHaaruun AlrashiidSoomaaliweynBarasiilLaosYaaqshiidMushaharMUUSE ISMACIILGabareey-maanyoDylan BesseauNabi Suleymaan C.S.CawramaleWarshada Dharka ee BalacadGegada diyaaradaha Cabdullahi YuusufMaxamed Cabdule XasanCeli mareexaanDhaqanka SoomaaliWardheerSuudaanSiyaad BarreDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaXikmada Nolosha iyo FarxadaNabi Luud C.S.Habar GidirAf-IngiriisiKoonfur GalbeedXeerShirkadaha SoomaalidaKalandarka IslaamkaBariga DhexeAsharaaf sarmaanTaariikhda SoomaaliyaShanleeyHilibi MaxamedCadaadoBuurhakabaTaariikhda SomalilandGar adagQamadiCareys KarsheRaage UgaasMidowga YurubXarafDiinsiCanuuniGuddiga Af SoomaaligaNabi Ibraahiim C.S.Baalcad absameFiyetnamSiyaasadWabiga NiilBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyaySuldaan Suleymaan Al QaanuuniItoobiyaNimco HappyAfarta XiliSablaaleQabiilMeheriTera Intezaar🡆 More