Dhaqaallaha Soomaaliya

Dhaqaalaha Soomaaliya (Af-Ingiriis: Economy of Somalia) waa dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee wadanka Soomaaliya la leedahay dunida inteeda kale.

Dhaqaalaha Soomaaliya waxaa ka mid ah ganacsiga Soomaaliya la leedahay dunida; sida dhoofinta iyo iibsiga alaabaha, badeecada, xoolaha iyo dhamaan wax soo saarka wadanka.

Dhqaalaha Soomaaliya
LacagtaShilin Soomaali (SOS)
Xiriir ganacsi ururradaAU, CEN-SAD, IGAD
Tirakoob
GDP$19.191 Bilyan Dollars (2019)
GDP Kobaca2.7% (2019)
GDP Qofkiiba$1,449 (2019)
GDP Hadba qaybtaBeeraha (60.2%), Warshadaha (7.4%), shaqooyinka kale (32.5%) (2009)
Muruq maal4.0 milyan Kof
Muruq maal
Xirfadle
Beeraha (71%), Warshadaha iyo Shaqooyinka kale 29% (1975)
Warshadaha muhiimka ahSonkor, Dharka, xoolaha, xawilaad, isgaarsiinta
Dibadda uga baxa/ Soona Gala
Dhoofin$1.5 Billion dollars
Dhoofinta badeecadXoolaha, Moos, Maqaar, Kaluun, Dhuxul, Biraha duugga
Shirkadaha wax dhoofiya ee waa waynUAE 50.7%, Oman 19%, Yemen 12.8% (2012)
Soo dhoofin$2.277 bilyan (2019)
Badeecadaha la soo dhoofiyoFarsamo wax soo-saar, Shidaal wax soo saar, Cunto, Qalabka dhismaha
Shirkada ugu waa-way ee badeecadaha soo dhoofiyaDjibouti 27.8%, Bangladesh 13.7%, Bakistaan 6.6%, Oman 5%, Yemen 4.5% (2013)
Deynka qaranka$4.142 bilyan (2019)
Dhaqaalaha Guud
Halka laga soo xigtay Sitka: Laanta sirdoonka mareykanka ee arrimaha dibadda
Dhamaan hababka, hadii aan wax badel ah ka imaan, ee Doolar
File:IGAD-Afrika-700000.jpg

Sida Qaramada Midoobay sheegtay wadanka Soomaaliya wuxuu ka mid yahay "wadanada ugu liita dhaqaalaha caalamka". Inkastoo 20neeyo sano oo dagaal sokeeye ahi curyaamisay dhaqaalaha iyo koboca wadanka, hadana dadka Soomaalida waxay sameeyeen dhaqaale dadban, kaasi oo ku salaysan xoolaha nool, xawaaladah iyo isgaarsiinta.

Sida ay sheegtay Bankiga Aduunka, dhaqaalaha Soomaaliya waxaa lagu qiyaasay ilaa $14.1 bilyan sanadkii 2001da. Sidoo kale sanadkii 2009, Hay'ada Sirdoonka Maraykanka (CIA) waxay xustay in iskuceceliska iyo soo saarka guud ee wadanku gaadhay ilaa $15.731 billion, taasi oo ku socota xawaare koritaan ah 2.6%.

Hordhac

Hadaad si dhab ah u fiirisid wadamada aduunka, wadan walbo dhaqaalihiis wuxuu ku salaysanyahay hal ama labo arrimood, sida wadanka Sucuudiga oo dhaqaalihiisa ku salaysanyahay saliidda cayriinka ama batroolka, wadankaa Finland wuxuu dhaqaalihiisa ku salaysanyahay geedaha ama alwaaxda, wadanka Iceland dhaqaalahooda wuxuu ku salaysanyahay kaluunka, wadanka Ethiopia dhaqaalihiisu wuxu ku salaysanyahay wax soo saarka beeraha. Waxaad arkaysaa wadamo dhaqaalahooda ku tiirsan Dalxiiska, kuwakalana waxay ku tiirsanyihiin soosaarka warshadaha ama sinaacadda culus. Hadaba waa suaal fiican in laiswaydiiyaa wadanka Soomaaliya dhaqaalihiisa muxuu ku salaysanyahay.

Waxaad arkaysaa dhaqaalaha soomaaliya in uu ku salaysanyahay ama ku tiirsanyahay waxyaabo fara badan, ayadoo ay ugu horayso nimcooyinka uu ilaahay siiyay wadanka soomaaliya sida xoolaha, dhulbeeraadka, xeeb laga kaluumaysankaro iyo nimcooyinka dhulka ku aasan ee aan laga faaidaysan wali sida Birta, dahabka, Uraniumka, saliida shidaalka, iyo waxyaabo farabadan oo aan la soo koobi karin, kuwaas ay kamid yihiin dhul bilicsan oo dalxiiska ku wanaagsan sida dhulbaraha aduunka ee ekvatoria ama raskambooni meeshaas oo ah meel ay aduunkoo idil usoo dalxiis tagi karaan.

Waxaa u sii dheer Soomaaliya in ay ku taalo dhul istraaji markii loo fiiriyo geopolitical, taas oo macnaheeda ah in ay soomaaliya isku xirri karto qaaradaha Afrika iyo aasiya iyo yurub. Waa dhul ku wanaagsan dhinac logistica oo ay noqon karto dhul beecmushtaraad.

Ayadoo ilaahay soomaaliya siiyay nimcooyinkaas oo dhan hadana waxaad arkaysaa in ay soomaaliya tahay wadan faqri ah oo saboolnimo iyo macluul saameeyay oo wadamada asaakooda dawarsado iyagana dhexdooda islaaya. taasna waxaa sabab u ah damaca wadamada deriska iyo kuwa ku bahooway jaamacadda carabta iyo saliibiyiinta mareekanka iyo yurubta galbeed iyo barigaba iyo waliba doqonnimada siyaasiyiinta soomaaliyeed ee calooshood ushaqeestaha ah.

Soomaalida waa inay ka feejignaadaan damacyada aan kor ku xusay. waana in ay heshiiyaan dhexdooda kitaabka ilaahay iyo sunnadda rasuulkana ay qaataan.

Dhibaatada soomaaliya hayso waxaa sabab u ah ka fognaashaha diinta samaaxadda badan sababtoo ah ilaahay wuxuu leeyahay “maan aheen kuwa halaago magaalooyinka ilaa ay ehelkooda daalimiin yihiin” sidaas daraateeda waxaa cad in ay tahay Soomaaliya wadamada ugu dulmiga iyo tafriqadda ama kala sooco badan oo ay ku dambayso reer qurac iyo reer qansax.

Isgaarsiinta iyo saxaafadda

Dhaqaallaha Soomaaliya 
Dhismaha shikadda Hormuud ee Mogadishu.

Somalia hadda waxay leedahay isgaarsiin hormarsan iyadoo lagu tiriyo dalka labaad Afrika ee ku hormaray xagga isgaarsiinta telefoonka. Kadib dagaalkii sokeeye ee dhacay somalia way ku hormartay xagga isgaarsiinta taana waxaa usabab ah suuqa xorta ah ee canshuur la'aanta. waxaana ka saaciday dad qibrad uleh xagga isgaarsiinta ee ka soo jeeda China, Korea iyo Europe, iyagoo ku bilaabay Telka gacanka kadibna hirgaliyey kuwa guryaha iyo shabakadda internetka. kadibna ugudbay hab xawilaad ah xitaa sida xawilaadda lagaca telka gacanka.


Dhaqaallaha Soomaaliya 
Wadada Rd Number 1 Somaliland

Dhaqalaha Somalia

  • Somalia - Shaqale xoog leh - 4.00 Milyan

UN Tiroka 706

Location:muqdisho somali (SOS) Somaliland shilling Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 
  • Import =

Dhaqaallaha Soomaaliya  Imaaraatka Carabta24.3% Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali 
Dhaqaallaha Soomaaliya  India 23%
Dhaqaallaha Soomaaliya  China 18.0Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Oman Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali7.9
Dhaqaallaha Soomaaliya  Turkey 5.2% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Malaysia3.7% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Indonesia1.9%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Pakistan 1.5% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Saudi Arabia 0.9% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Thailand 0.7.2%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Japan 0.1 %
Dhaqaallaha Soomaaliya  South Korea 0.3 %Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali

Dhaqaallaha Soomaaliya  United States1.5% Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali 
Dhaqaallaha Soomaaliya  Egypt 2.0% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali,
Dhaqaallaha Soomaaliya  United Kingdom0.5% ,
Dhaqaallaha Soomaaliya  Germany 0.5%,
Dhaqaallaha Soomaaliya  Italy ,
Dhaqaallaha Soomaaliya  Tanzania ,
Dhaqaallaha Soomaaliya  Ethiopia1.5% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  South Africa
Dhaqaallaha Soomaaliya  Brazil 2%Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Spain 0.5%Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Belgium
Dhaqaallaha Soomaaliya  Czech Republic1.5% Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Sweden0.4%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Denmark0.2%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Uganda
Dhaqaallaha Soomaaliya  Jordan
Baxrayn 1%Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali
Dhaqaallaha Soomaaliya  Kazakhstan 1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Kuwait1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Lebanon1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  New Zealand 1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Poland1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Norway 1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Croatia
1%Dhaqaallaha Soomaaliya  Austria1%


Exportka Dhaqalaha Somalia

  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Oman ($149M),Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali Idocunto 
Location:muqdisho somali Ido, Dahabcunto 
  • Hong Kong ($19.4M)}} ,Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali cunto 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  India ($16.7M) Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali Lac , cunto 
  • Belarus ($13.2M).Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliCunto 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Kuwait CuntoManagement:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliMuus(Khudaar) 
Location:muqdisho somali 
Location:muqdisho somali KaluunCunto Kaloonka (Fillet)‎Cunto Baddca Molluscs‎ 
Location:muqdisho somali 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  JapanKaluun Salidka cuntoCunto Kaloonka (Fillet)‎Cunto Baddca Molluscs‎
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Ethiopia1% Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali Saabuun 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Mexico1% Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Thailand1% Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali Lac 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Germany 1% Dir,Lac CuntoManagement:favri limited liability company
Location:muqdisho somali 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  South Korea 1%Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliKaluuncuntoCunto Kaloonka (Fillet)‎Cunto Baddca Molluscs‎ 

Importka Dhaqalaha Somalia

Location:muqdisho somaliCuntoKursiSaliidBaabuurGaariga Beeraha 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  India $501 Million Dollar),Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliCuntoKursi BariisBaabuurMashiinka Dharka nadiifiyaGaariga Beeraha 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  China $391 Million Dollar)Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliCuntoGaariga BeerahaGaariga Culus-Backhoe loader 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Turkey ($115M).Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliCunto SaliidBirMashiinka Dharka nadiifiya 
  • Dhaqaallaha Soomaaliya  Morocco Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somaliSaliid 

Gross external debt = $4.042 billion Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali 
  • Export-partners =

Dhaqaallaha Soomaaliya  26%
Dhaqaallaha Soomaaliya  China26%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Yemen15.5% Dhaqaallaha Soomaaliya 
Dhaqaallaha Soomaaliya 5% Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali 
Dhaqaallaha Soomaaliya  5%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Kuwait 4% Dhaqaallaha Soomaaliya 
Dhaqaallaha Soomaaliya Oman 5 %

Dhaqaallaha Soomaaliya  Qatar 4 %Dhaqaallaha Soomaaliya 
Dhaqaallaha Soomaaliya  Talyaaniga 1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Jamhuuriyadda Tashik 1%
Dhaqaallaha Soomaaliya  Ruushka 1%

Xubin


Tiroka Dhaqalaha Somalia

  • GDP = $9.110 Billion Dollar . Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali 
  • Koranta = 2.4% Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali  
Location:muqdisho somaliMacdan BirCaano,Digir.{{{}}} 

Jasiiradha Somalia Somaliland

  • Aibat - Somaliland 1.99 km²),
  • zelia - Somaliland 1.99 km²),
  • Doloktiya -Somaliland 1.99 km²),
  • Mosheky -Somaliland
  • Chandra (2.95 km²),
  • Chovaye (5.46 km²),
  • Chula Tula (1.99 km²),
  • Koyama (6.38 km²),
  • Darakasi (1.99 km²) and
  • Ngumi (2.56 km²).
  • Bajuni Konadoofur
  • Bajuni Fafatu
  • Bajuni Tomba
  • Bajuni

Kabelka

Internetka

https://html.scirp.org/file/_11-7201430_8.htm


Sido kale fiiri


Xigasho

Tags:

Dhaqaallaha Soomaaliya HordhacDhaqaallaha Soomaaliya Isgaarsiinta iyo saxaafaddaDhaqaallaha Soomaaliya Exportka Dhaqalaha SomaliaDhaqaallaha Soomaaliya Importka Dhaqalaha SomaliaDhaqaallaha Soomaaliya XubinDhaqaallaha Soomaaliya Tiroka Dhaqalaha SomaliaDhaqaallaha Soomaaliya Jasiiradha Somalia SomalilandDhaqaallaha Soomaaliya KabelkaDhaqaallaha Soomaaliya InternetkaDhaqaallaha Soomaaliya Sido kale fiiriDhaqaallaha Soomaaliya XigashoDhaqaallaha SoomaaliyaAf-IngiriisSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed Faarax CaydiidGarsoorka SoomaaliyaVentusky.comDucooyinka galista SuuligaSalaajiqada waaweenQaahiroKalandarka IslaamkaGarxajisDeegaanMucammar QadaafiTulibTansaaniyaHuriwaaCarab SaalaxXadhigMagacyada SoomaaliyeedMarqaanweyneCaabudwaaqGobolada MidoobayMalaysiyaCurudka SamaroobWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaSiwaarqoonJarmalkaDhirSaldanada GelediAikaQabiilEeleyIiraanAxmed FaaraxAyaanle cayrCimiloXooloCaasimadRahJiilaalMaxamed Cabdule XasanBoondheereTaariikhda SomalilandDawlada ayuubiyiintaWarshiikhBaddacasMuuse AbokorHabar JecloMadiinaUdeejeenWacbuudhan AbgaalCabdirashiid SharmaarkeDastuurka SomalilandSamaaleKomishanka Doorashooyinka QarankaKangarooQamadiGalmudugGaranuugMaxamed SamatarBuulo MareerCumar DhuuleGabareey-maanyoDiwaanka CuriyeGedoTaylor SwiftMadhibaanGeeriFirefoxXasan ganayGalbeedka AfrikaDawladii CabaasiyiintaWaraabeZeyd Binu XaarithaBaayJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaAmeerikada koonfureedLiberiaBayoloji🡆 More