Suufi: Sufism

Suufi waa dad wanaagsan oo ku dayasho mudan suufi waxaa eh qofkii dunida iyo quruxdeeda ilaahey iyo cibaadadiisa ka doortay una koay ilaahey -

Suufi: Sufism
Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.

Suufi waa firqo kamida firqooyinka islaamka. Waxaa ay badanaa kasoo horjeedaan fikradda Wahaabiga ah.

Hadaad kuxiratid suufiyaasha Xadrooyinkooda sida dareeqooyinka Qaadariyada, Salixiyada, Axmadiyada iyo kuwa kale waxay kugu xirayaan Jaceelk Rabigeena iyo rasuulkeena (Scw), nuur iyo amni iyo imaan iyo qabuul iyo caafimaadna waad ka heleesa.

Suufiga waxa lagu gartaa Cibaado, Jaceel iyo Nabad uu dadka iyo waxa Alle uu abuuray oo idil uhaayo uuna uduceeyo. Waxaa tawassul aasaasi ka ah Soomaaliy waa tariqada Salixiya.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Lady GagaCarmoKoonfur GalbeedNabi IdriisAbu BakrAtomFalastiinQabyaaladaTunisiyaBuurta BaxayaDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaBuurta SheekhYaanyuurCiid al-AdxaaXayawaanCalanka KhaatumoDimoqraadiBiciideTaariikhda HollandJaandiAf SoomaaliShabeel-naagoodSuugaanta Reer AlmisTurkigaSiigeysiLuubaanBarasiilCabdiraxmaan TuurDawlada CosmaniyaGacan LibaaxXasan Aadan SamatarWarsangaliTamarta la cusbonaysiiyoYalovaJacarFar SoomaaliQolfoofta DadkaMaxamed CawaaleDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaJilibKhadra CigeBanaadirCayr (beel)Beesha cumar JibriilDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedXiddigisDoorashada guud ee Somaliland (2017)Kanaalka SuweysSalaajiqada ruumDekadaha SoomaaliyaFarta CismaaniyaLuuqad SoomaaliCilminafsiIndunisiyaCiidanka Qaranka SomalilandAlbaniaQalin QoriK-popTamarJubbada DhexeHabar ejiJamaameQoyska Cali bin Abi DalibBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaXasan GaashireedleAf-maldahaCeelafweynXamaaratoDayax gacmeedJalmadMidowga SofiyetLionel MessiWarta NabadaDiinsoor🡆 More