Noole

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada ama meere kale.

      Bogan waa mid ku saabsan guu ahaan noolaha. Haku khaldin "nolol"

Ereyga Noole waxa soo hoos-gala dhamaan wixii naf ku jirto.

Noolaha waxaa ka mid ah dhamaan xayawaanka oo dadku ka mid yahay, dhirta, baakteeriyada, fungiga iwm.

Noolahu wuxuu sameeyaa dhaqdhaqaaq iyo xarakaad, waxuuna u baahan yahay hawo, biyo iyo cunto si uu u koro isla markaana u sii noolaado. Noolaha qaar, sida geedaha waxay u baahan yihiin awooda ileyska qoraxda si uu u sameeysto cunto isla markaana u sii noolaado. noolahu wuxuu leeyahay astaamo kala duwan

Waxa lid ku ah kalmada Ma Noole oo lagu qeexo dhamaan waxyaabaha bila nafta ah.

Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay.

Noole

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada ama meere kale.

Noole

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada ama meere kale.

Sida la isku raacay waxaa jira ilaa shan (ama lix) kooxood oo ka tirsan boqortooyo (biyoloji), kuwaasi oo kala ah:


Noole

Boqortooyo Dhir



Boqortooyo Xayawaan



Boqortooyo Brotist



Boqortooyo Bakteriya



Boqortooyo Fungi




Noole

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada ama meere kale.

Noole

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada ama meere kale.


Noole 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Noole Qeeybaha NoolahaNoole BoqortooyooyinkaNoole Kala Duwanaanta NoolahaNoole Jiritaanka NooleAf IngiriisJidhMeereNaf

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GaadiidRaas CaseyrBeesha Aw saciidBeljimDawladda federaalka SoomaaliyaGalmudugLuuqad (Af)RasuulMacdanGaashaanbuurta NATOWarsangaliIleysCilminafsiWiil waalNebi Aadam C.SMaraykankaIngiriiskaAbu HurayraBeesha BahsanbuurBeesha reer maxamed Maxad caseGeorge WashingtonWardheerCabdi TahliilGusGobolada ItoobiyaMaryamThiin (lambar)Madaxwaynaha SoomaaliyaCufisjiidadCaliSoomaaliyaAwaaji gooni-isu-taaga SomalilandCeel CaddeBoortaqiisCaabudwaaqWarta NabadaSoqotra2020Maxamed FadalSadaxleeyBaayBiimaalGarreCayr (beel)SamoaXayawaanGobolada JabuutiQoryaleBoqortooyadii DarawiishHindusamFiyetnamBaydhaboTurkigaDalalkaMale AwaalCagaarshow BDagaalkii Dunida KowaadCabdullaahi bin CabbaasAgoolKalandarka IslaamkaMaykorosoftiWebiyadaLahjadaha Af SoomaaligaNabi Ayuub C.S.AsharaafDhagaxDaahir Rayaale Kaahin🡆 More