waa beelaha muuse abokor ( BICIIDE)
Beeesha basanbuur... waa beelaha sida nabada ahu ugu wada nool bartanka magalaada ceerigaabo ee caasimada gobolka sanaag ee somaliland, Waa mid kamida qabilada habarjeclo Kuwa ugu waaweyn, sidoo kale waxay degtaa beeshu degmooyinka
*Bixin *ilad-Garro
Oo dhamaantod hoos yimada degmada ceerigaabo sido kale beeshu waxay degtaa magaloyin hoos yimada degmada ceelafweyn... oo la dagaan walahod axmed faarax(habarjeclo), iyo beesha Baho, oo degan ceelafweyn sido kale gobolka saaxil
****** Faarax cali ****** Axmed Cali ****** Adaraxmaan Cali ****** Cabdi Cali ****** Ismaaciil Cal
****** Dhunkaal ibraahin ****** Saalax Ibraahin ****** Cigaal Ibraahin ****** Buraale Ibraahin ****** Maxamed Ibraahin
'Erigavo sanaag somaliland.
Sayidku Gabaygiisi Kuso Qaatay Tuduc ka mid ah ( Waxaana Gaajooneen Ina Aftiir Iyo Gabanadiisa )
Mujaahidiintii SNM ee Beesha Basanbuur
.Maxamed Shire Maxamed 'Maaweel Shire'
.Maxamed Maxamuud Maxamed 'Hilaac'
.Mujaahid Aadan samaysane.
.siyaasi: Abdikarim Yasin farax (Gurey)
.Axmed Cali Dhuux
.Sahal shire Cumar
.Jaamac Maxamed Saalax 'caga raran'
.Ibraahim Cabdule 'Budh yar'
.Ibraahim Nuur Xasan 'hilfa u qaad'
.Saalax Ismaaciil Maxamed 'dhoore'
.Daahir Maxamed Xasan 'rarane'
.Rooble Saalax Axmed 'Xabeeb'
.Ibraahim Axmed Saalax 'La shiide'
.Cabdulaahi Cabdi Saalax 'gadhba joof'
Sidoo kale mulkilaha Asli mayid barkhad Ha ilaawin siyaasi cali yufle. Siyaasi Cabdilahi CareySidoo kale waxan kazoo beesha bahsanbuur maayiradii ugu horeeyay ceerigaabo mud:xaaji xasan Mud: jibriil xaji ducaale Xil: Cawil siciid ducaale Xil: Maxamuud cawaale dayuurad Xil: Ahmed cabdi kariin Walhad(Wakiiladda )
Odey dhaqameed.Salaad saalax fagaase Suldaan. Xasan beed Muj.saalax ducaale afweyne
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Beesha Bahsanbuur, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.