Moskow

Moskow (Af-Ruushka: Москва́) waa caasimada dalka Ruushka waana magaalda ugu wayn marka tirada dadka la eego.Moskow waa xaraunta Siyaasadda Dhaqaalaha Dhaqanka Gooshitaanka diinta iyo waxbarashada ee wadanka Ruushka.waana magaalda Todobaad marka la eego Liiska magaalooyinka adduunka dad ahaan magaalda moskow dadka kunooli waxa ay gaadhayaan ilaa 10,562,099 oo qof waxa ay kutaalaa duleedkqa Wabiga Moskow oo ah mandaqad katirsan qaybta Yurub ee wadanka Ruushka.waagii hore waxa ay ahyd caasimadii Midowga Sofiyet iyo Ambardooriyadii hore ee Ruushka.Moosko waa xarun dhaqaale oo aad u wayn waxa kuyaala xarumo waxbarasho iyo kuwo cilmibaadhis oo badan.

Moskow
Moskow

Taariikh

Magaca moskow waxa uu kayimi wabi kuyaala duleedka magaalda Moskow.

Tags:

Af-RuushLiiska magaalooyinka adduunka dad ahaanMidowga SofiyetRuushka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

PuntlandXulbadDalia MubarakSiilDareereTaariikhda SaxaabadaWikipediaXiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaXasan Sheekh MaxamuudJiilaalSuugaanBaasaboorka SoomaaliyaXamarjajabAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaBeesha Habar CafaanSoomaali GalbeedWacbuudhan AbgaalDhaga yare (geed)Nebi Maxamed c.sSiigeysiDagaalkii UxudCanshuurtaDhaqaallaha SoomaaliyaBeesha shanaadBeljimAlifbeetada indhoolayaashaMisirAfrikaDhirGaranuugleLondonBeeldaaje CabdullaahiHawaaySilcis (beel)GumeysiQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDBurcad BadeedBaydhaboHilibi MaxamedMuuse Shiikh IsxaaqImaam Axmed GurayBalad xaawoIsraaiilDagaalkii ciraaq iyo iiraanAduunkaCilmiga bulshadaXarakada IslaaxDayaxa meereGuineaMadhibaanXadhigBoqortooyada MidowdayShabeellaha DhexeXadhig xabsiShiicaOgadenBeesha GaaljecelJuqraafiBareXaasaska Nebi MuxamedDayniileTaariikhda Badmareenka SoomaalidaDharkeenleey'''Cabdalla Abokor'''KameroonShabeelAadan DaarFircoonCuriye kimiko🡆 More