Ceerigaabo: Magaalo ku taala wadanka Somaliland

Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo; Af Carabi : ar‎) waa caasimada gobolka Gobolka Sanaag waxayna ku taalaa dalka Somalia, Magaaladaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 600 ilaa 700,000 oo qof.

Ceerigaabo

Erigavo

عيرجابو
File:Erigavo, Somaliland .jpgCeerigaabo: Magaalo ku taala wadanka Somaliland
File:Erigavo, Sanaag, Maakhir state.jpg
Ceerigaabo is located in Somalia
Ceerigaabo
Ceerigaabo
Location in Somalia
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000
WadankaMaakhir state
GobolkaSanaag
Tirada dadka
 • Dhammaan700,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
 • Xagaa (DST)[[UTC]]

Ceerigaabo waa magaalo ka mid ah magaloyinka ugu waweyn ee Somalida.

ceerigaabo waxay ku taalo meel aad u qurux badan ama deegaanka ay ceerigaabo kutaalaa waa deegaan aad u qurxoon, waana dhul aad u qabaw marka loo eego cimilada Somalia. Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo iyo Buurta Surad, burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee uguna dhadheer. Sidoo kale DOOXADA Dagaar oo kamida meelaha ugu quruxda badan somalia kuna taala konfurta ceerigaabo Magalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ku caan baxday bilicsami iyo cagaar.

ceerigaabo waa magaalo hormood u ah ilbaxnimada iyo xadaaradda waana magaalada ugu cimiladda fiican guud ahaa magaalooyinka somalida.

sidoo kale ceerigaabo waa caasimadda gobolka balaadhan iguna khayraad ka badan guud ahaa somaalia intay dagto waana gobol koobsaday Bari,Buuro,Bad.

ceerigaabo waa astaan u ah buuraha Caanka ah sida daallo, midhisho,tabca,calmadow,surrad iyo qaar kale oo badan.

qabiilada dega

Waxaa muran madoon ah in Gobolka sanaag 85% degto Beesha warsangeli, lkn caasimada waxaa deggan beelo kala duwan:

Warsangeli : 90%

Isaaq : 8%

Others: 2%

Sidoo kale fiiri

Tixraac

{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood --> Template:Laasasurad

magaalooyinka aan halka kamuuqan. Durduri- milxo- ulxeed- mashacaleed- moon- markad- xabaalshiikhcawl- anfoolax- habarhunbule- xarkadheere- qoyan- wardheer- gooraan-mindhicir- damalaxagare-shinbiraale- carmale- hadaaftimo- higladeero- gumar- rad- mindigale- cawsane- moqor- gacan- micada- awrbogays- fiqifuliye- sarmanyo- arda- dibqarax- jidaali- masagan- xabale camare- Wixii aan illaawe didi xasuusani haku darto.

Tags:

Af CarabiAf IngiriisSanaag

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HuruudMayotteShaamBari (Gobol)2020Ciid al-AdxaaMaahmaahMaroodiFarta BooramaDishiisheDalia MubarakJubalandFeedh (ciyaar)MareexaanXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibDagaalkii (2006–2009)Cigaal shiidaadWarta NabadaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaQaxootiMacluumaadka TeknolojiyaddaJabaanBosniya iyo HersegofinaJadwalka CuriyayaashaWikimediaDhaqan SoomaaliNoloshaSomaliaSiyaasadda SoomaaliyaMuqdisho StadiumCeresGaldogobMuraad koowaadIsbaniaXVideosDhishiike (qori)MeereIslofaakiya9 (tiro)Singabuur Hawker Centre CunntoNabi Ayuub C.S.Karti la'aanAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSifaynta Diinta IslaamkaAl-FaatixaCeeldheerNabi Daa'uud C.S.Af CarabiKalandarka IslaamkaDhaqaallaha SoomaaliyaUdeejeenBaalcad absameGarxajisQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDCumar bin cabdi caziizLoolWarsangaliCiid al-FitrDhigahaJabuutiBeesha cumar JibriilReer-DarawiishShiicaWardheerSadaam XuseenJuqraafiga SoomaaliyaDhagoolDhaantoUnugMarookoRamadan🡆 More