Mareexaan (Af Ingiriis : Marehan; Af Carabi : ar) Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya.
Mareexaan waa beel ka mid ah beel-weynta Daarood.
Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||||||||||||||
Luqada | ||||||||||||||||||
Diinta | ||||||||||||||||||
Islam (Sunni) | ||||||||||||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||||||||
Majeerteen, Dishiishe, Reer Darawiish, Leelkase, Ogaadeen, Warsangali iyo Beelo kale |
Intiisa badan Mareexaan wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya.
Qarnigii 17aad ilaa 18aad, Saldanada Mareexaan waxay ku baahsanayd bartamaha Webiga Jubba laga soo bilaabo Baardheere, Luuq ilaa gobollada dhexe. Mareexaan Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne.
Berigii hayaanka koonfureed uu bilowday bartamihii qarnigii 18aad, wuxuu Mareexaan gaaray ilaa Webiga Tana ee dhaca gobolka Waqooyi Bari ee dhulka Soomaalida Kiinya. Gumeystayaashii Yurub waxay qariiradahooda ku muujisteen dhulka Jubbaland ilaa soohdlinta Shabeele in Mareexaan deganaa.
Dhanka buuralayda Itoobiya waxaa Mareexaan uu gacansaar iyo gaashaanbuur la lahaa Fardoolayda Geri iyaga oo si wada jir ah Jigjiga iyo Kufaa awood balaaran ku yeeshay. Taariikhda waxaa intaas dheer oo ay xusaysaa in xukunkii dhulkaan uu in badan gacanta ugu jiray Mareexaan.
Xubnaha Beesha
Xasan Gaashireedle https://abdisalanhadalsame.blogspot.com/2022/11/beelaha-xasan-gaashireedle.html Archived Jannaayo 17, 2023 // Wayback Machine Xasan Gaashireedle
WAQMAASHA
UDUGAAN
SALEEBAAN UDUGAAN
FARAH SALEEBAAN
MUHUMED FARAH
CABDI MUHUMED
CALI CABDI
QALAF CABDI
CIMAN JAMAC
CADOW
CASHIR
MUUMIN MUXUMED
XUSEEN FARAH
ABUUKAR UDUGAAAN
CADOW
XIRSI ABDILLE
UGAAR CADOW
MUXUMED
SAMAKAB
AYUUB
INDHACADE
AXMED SACAD
XASAN AXMED
WACEYS XASAN
CALI AXMED
ROOBLE CALI
XUSEEN CALI
CABDILE ROOBLE
LIBAAN AXMED
ADAN LIIBAAN
GADIID AADAN
QALAF GADIID
MAXAMED GADIID
GUUDWAAQ AYUUB
XADE GUUDWAAQ
SAMAKAAB XADE
MUUSA SAMAKAAB
AXMED CISMAAN
MUXUMED CISMAAN
LIBIYAAN WARWAAQ
YUUSUF WARWAAQ
HAARUUN YUUSUF
MAXAMUUD HAARUUN Maxamuud Haaruun https://abdisalanhadalsame.blogspot.com/2022/11/beesha-maxamuud-haaruun.html Archived Jannaayo 17, 2023 // Wayback Machine
CABDI
SHARMAAKA CABDI
DUDUB
DIIRSHE DUDUB
REE SHIEKH CABDILLE
MUXUMED SHEIKH
ABTIDOON HAARUUN
MAXAMUUD ABTIDOON
REE CUMAR MAXAMUUD
CABDI MAXAMUUD
DHABANCADA ABTIDOON
REE SHEIKH XASAN
AADAN SHEIKH
REER IBRAAHIM SHEIKH
REER CABDISALAAM
REER AXMED SHEIK
AXMED HAARUUN
WACAYS AXMED
BAHDOON WACAYS
FAARAX BAHDOON
SAMATAR FARAX
XABAD FARAX
MUUMIN FARAX
JIMCAALA FARAX
FAARAX AHMED
MURAX
MUUMIN
CADAAWA HAARUUN
CABDI CADAAWE
MAXAMED CADI
FAATAX MAXAMED
GEEDI FAATAX
HUSSEIN GEEDI
ARFAX FAATAX
CILMI ARFAX
OMAR CILMI
XIRSI OMAR
AHMED CILMI
ROOBLE AHMED
XALANE FAATAX
SADIIQ XALANE
MAXAMED XALANE
KHALIIF FAATAX
IBRAHIM
XUSEEN IBRAHIM
BARE XUSEEN
MUXUMED IBRAHIM
IBRAHIM CADAAWE
ARFAH IBRAHIM
HUSSEIN ARFAH
HASSAN HUSSEIN
MOHAMUD HASSAN
YUSUF HASSAN
ABDI HASSAN
DEEROW HASSAN
NUUR HASSAN
LIIBAN HASSAN
ALI ARFAH
ADOW ALI
JAMA ALI
ADAN ALI
OMAR ALI
WACAYS IBRAHIM
BARE WACAYS
MUHUMED WACAYS
DUGOOW IBRAHIM
UBOW IBRAHIM
OSMAN IBRAHIM
AADAN YUSUF
JABRA'IIL ADAM
MAXAMED JABRAIIL
FAAHIYE MAXAMED
NUUR FAAHIYE
ALI NUUR
FARAX CALI
MACOW FARAX
CISMAN MACOW
MOHAMED FARAX
XASSAN FARAX
ADEN HASSAN
CALI XASSAN
IBRAHIM CEYMOY
AXMED JABRAIIL
SHARMAKE SIYAAD
JABRIIL SIYAAD
JIROW JABRIIL
HUSSEIN JIROW
CABDI JIROOW
ISAAQ JIROW
IBRAAHIN JIROW
CABDOOW
REE AXMED JIROOW
KUUUSOOW JIROOW
JARI JIROOW
REE SAMATAR JIBRIIL
AADAN SAMATAR
CUSMAAN SAMATAR
IBRAAHIN SAMATAR
QAASIM SAMATAR
XEYDAR
GUULEED SAMATAR
CALI JIBRIIL
DUGOOW ALI # Isaaq dugoow
# Xirsi dugoow ISAAQ
AADAN
MUXUMED
AADAN MUXUMED
GUMARWAAQ WARWAAQ
DUDUB WACAYS
IBRAAHIIN WARWAAQ
SACAD IBRAAHIN'
XUSEEN SACAD
REE WACAYS
REE LIIBAAN
REE MACALIN
REE GABAN
' Isaaq
Mataan
|title=
(caawin)Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Mareexaan, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.