Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Khulafo Raashidiin
ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻟﺮﺍﺷﺪﺓ
Imaam Muslimiin
(ﺃﻣﻴﺮ ﺍﻟﻤﺆﻣﻨﻴﻦ)

Cali

Abu Bakr Sadiiq

Wakhtiga Hogaanka: 8 Juune 632 – 23 Ogosto 634 (27 bilood)

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Abu Bakr.

Cali

Cumar bin Khattab

Wakhtiga Hogaanka: 23 Ogosto 634 C.D – 03 Nofember 644 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cumar.


Cali

Cusmaan binu Cafaan

Wakhtiga Hogaanka: 644 C.D ilaa 656 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cusmaan.

Cali

Cali binu Abi-Daalib

Wakhtiga Hogaanka: 656 C.D ilaa 661 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cali.

Dhamaan Khulafada

Khulafo Raashidiin (632-661)

Khulafadii Umawiyiinta (661-750)

Khulafadii Cabaasiyiinta (750-1258)

Khulafadii Cusmaaniyiinta (1517-1924)

Cali waa kan ugu horeeyay ee da'dyarta ka mid ah oo qaata diinta islaamka, Ahlu sunaha agtooda waa Khaliifkii Afaraad ee Khulafo al-Raashidiinta; sidoo kale dadka raacsan Shiicada waxay u aqoonsan yihiin Imaamkii kowaad iyo kan xaqa u leh ee ku xiga Nebi Muxamed.

Cali wuxuu la wareegay khilaafada ka dib markii Cusmaan bin Cafaan la dilay 35H/656, wuxuuna haayay ilaa 40H/661, mudadii uu xilka haayay waxey ku sifeesneyd xasilooni la'aan, fitnadii ka dhalatay dilka khaliifka sadexaad Cusmaan bin Cafaan ayaa umada kala qeybisay waxaana dhacay dagaalo u dhaxeeya muslimiinta dhexdooda.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Waa Cali bin Abii daalib bin cabdi mudalib bin haashim bin cabdi manaaf bin qusayyi bin kilaab bin mura bin kacab bin lu'yyi bin gaalib bin fihir bin maalik bin nadar bin kinaana bin khuzeyma bin mudrika bin ilyaas bin mudar bin nazaar bin macad bin cadnaan.

Hooyadii faaduma binti Asad bin haashim bin cabdi manaaf bin qusayyi bin kilaab.

Hooyadii iyo aabihiis waa ilmo adeero wuxuu sidaas ku ahaa iska dhal banuu haashim.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Cali waxa uu ku dhashay makka, shiicada waxey qabaan inuu ku dhashay gadaha kacbada, laakin al-sunaha agtooda kama sugnaan warkaas, waxaa sidoo kale khilaaf ka jiraa sanadka uu dhashay, wuxuu uu wariyay ibnu isxaaq inuu dhashay toban sano ka hor bicathada nabiga scw, ibnu xajar ayaa rajaxay warkaas. Waxaa jiro warar kale, iskuu soo duuduub waxaa leysku hayaa sanadihii 600, 598, 599.

Cali waxa uuna ahaa ilmaha abuu daalib kan ugu yaraa, markuu jiray shan sano ama ilx sano waxaa dhacday abaar saameyn ku yeelatay abuu daalib, rasuulka scw iyo cabaas ayaa u bandhigeen abuu daalib inay la koriyaan ilmaha, waxa uu qaatay nabiga scw Cali, halka Cabaas uu qaatay Jacfar,

Cali waxa uu ku soo koray guriga nabiga scw, wuxuuna ahaa mid laazimo meel walba uu aado, Cali ilaahay wuu ka dhooray noloshiisa inuu sanab u sujuujo sidaas darteed ayee muslimiinta u raaciyaan magaciisa erayga "karama Allahu wajahah".

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Qoyska Cali bin Abi Daalib waa aabihiis Dalib ibn Cabd al-Mudalib, hooyo Fatima bint Asad, labo gabdhood iyo sadex wiil ooy walaalo yihiin, todoba xaas, sadex-iyo-toban ilmo ah oo u kala baxa toban-iyo-kow wiil iyo labo gabdhood.

Aabe: Dalib ibn Cabd al-Mudalib
Hooyo: Fatima bint Asad

    Walaal
    (abaayo)
    Walaal
    (aboowe)
    Xaaska
    Wiilasha uu dhalay
    Gabdhaha uu dhalay

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Cali

Cali bin Abii Daalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ) dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Makka dhulka jasirada carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Kuufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nabi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.

Tags:

Cali AbtirsiintaCali Taariikhdii HoreCali Hijradii MadiinaCali Dagaaladii uu GalayCali Hogaamiye Cali Qoyska Cali Qoraalo La Mid AhCali XigashoCaliC.DCarabiCiraaqDhulbaxsinta CarabtaIngiriisIslamJanaayoKhulafo al-RaashidiintaKuufaMakkaNebi MuxamedRamadaanSaxaabiSebteembarSodog

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BiciideJaamacada CarabtaAbu Bakr SadiiqQoryooleyYaxaasQamadiDimoqraadiDagaalkii Labaad ee AduunkaGuska weynTogdheerFanka SoomaalidaEimi FukadaDibiAbwaanIsmaaciil Cumar GeelleCadaleBaarliinCeeldheerGalmada dabadaWikimediaXoriyadAikaSNMCali MahdiWebiga MississipiWebiyadaFinlandAbu HurayraMaaliHaaydarojiinLahjadaha Af SoomaaligaSenegaalAf-maldahaDegoodiGaraadtooyada DaraawiishSuugaanta Reer AlmisGusSadaxleeyBiimaalKoonfurBaalcad absameTaylor SwiftSuudaanSoomaalidaMitirNabiyada IslaamkaXooloSiyaasadReeryoonisMaxamed Cabdule XasanNorwayCiidanka BaddaReer-DarawiishCusmaan bin CafaanKoonfur GalbeedKomorosBuulo MareerXasan Sheekh MaxamuudGalguduudBurundi2001HiraabDirWaraabeXeer ciiseMucawiyaGolaha Wasiirada SoomaaliyaQoraxShacbaanAfgooyeShirkada Isgaariinta HormuudJijeeleQoraalDayax gacmeedDadka MadoowBeledweyne🡆 More