Qoryooley

Qoryooley waa magaalo kutaala koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobolka Shabeellaha Hoose.

Degmadaan waxey ka kooban tahay sedex xaafadood oo kal ah hodan xalane iyo wadajir waxee caan ku tahay xoolaha beeraha, waxee soo saartaa Galeyda, Sisinta, Digirta. Tubaakada, Suufka, Cambaha, Yanyada, Canuuniga, Qasabka, bariiska iyo waxyaabaha kale oo la mid ah. Waxaa sidoo kale ay soo saartaa Caanaha geela iyo kuwa looda oo sida badan ka soo gala tuulooyin aan sidaa uga fogeyn, Ukunta, Subaga Lo'da iyo waliba maqaarka xoolaha oo sida badan loo soo dhoofiyo magaalada muqdisho meelo kalena uga sii gudba amaba inta lagu warshadeeyo waxyaabao kale laga soo saaro. Waxaa mara Degmada Qoryooley Wabiga shabeele oo inta badan looga faa'iideyso waraabinta beeraha, iyo waliba xoolaha, waxaa sidoo kale inta badan ee magaaladaasi ku soo wareega Canal weyn oo lagu magacaabo liibaan kaasoo ayba magac ahaan la qaadatey oo ah Liibaantii Qoryooley.

Qoryoolay

Qoryooley

قوريولي
Magaalo
Qoryoolay is located in Somalia
Qoryoolay
Qoryoolay
Meesha kaga taalo Soomaaliya.
WadankaQoryooley Somalia
GobolShebeellaha Hoose
DegmoDegmada Qoryoley
Tirada dadka
 • Dhammaan62,700
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Qoryooley
Ciyal ku ciyaaraayo meel biyo mareen ah oo ka soo jeexmay wabiga shabelle ee degmada Qoryooley
Qoryooley
qoryooley guri ku yaala goor barwaaqo ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Magaalooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Qoryooley 
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoryooley · Sablaale · Shalaanbood · Wanlaweyn
Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Qoryooley 
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoriyooley · Sablaale · Wanlaweyn

Tags:

MagaaloShabeellaha HooseSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Sheekh IsxaaqBaskin-RobbinsSiilXasan Aadan SamatarIbraahim bin MuxamedBariga AfrikaBadweynta HindiyaSoomaaliweynQorax MadoowaadMaxamed MoogeMiirtaqwaAf-JiidoShabeel-naagoodDawladii CabaasiyiintaKhilaafada RaashidiintaAbgaalSoomaali AlifbeetFanka SoomaalidaMasiixiyadHodan CabdiraxmaanMeheri2015Haber AwalReeryoonisISO 3166Cabdulaahi bin zubeyrMeksikoWiki CommonsDowlad HooseQolfoofta DadkaCiidanka Booliska SomalilandAfdhere JamaKiristiyano RonaldoMadaxweynayaashii JabuutiGelediBakoolSalaada CasirHiraabSalaaniikDhaqaallaha SoomaaliyaGuBahabar cabdaleQaxootiKhilaafada IslaamkaYukraynSoonMucawiyaXiman & xeebKoonfurta AfrikaMidowga AfrikaDimishiqXVideosDabareJohannesburgGaalkacyoWarta NabadaQajaarMUUSE ISMACIILBoqortooyadii AjuuraanDeeroShanleeyCiraaqGaashaanbuurta NATOBeesha BahoWayback MachineAbu HurayraMooracaseDudubleShabeellaha HooseMidowga YurubBoosaasoMaryamGaarisa🡆 More