Cabaas bin Cabdi mudalib waa adeerka nabi muxamad scw, wuxuu aad uga ag dhawaa nabiga scw laakin islaamidiisa way dib dhacday, dagaalkii xuneen ayuu ka qeyb galay, wuuna sugnaaday markay dadka carareen.
Cabaas wuxuu ka weynaa nabiga scw labo sano, wuxuuna dhintay sanadkii 32H.
Faraciisii waxay aasaaseen khilaafadii Cabbaasiyiinta 750 taas oo jirtay ilaa 1258.
cabaas bin cabdi mudalib عباس بن عبد المطلب | |
saxaabi | |
---|---|
xog ku saabsan | |
aabihiisa: | Cabdi mudalib |
hooyadii | natiila binti janaab |
Dhashay: | 568 |
Ku dhashay: | Makka |
Diintiisa: | Islaam |
xaaska | Umu fadli lubaaba binti xaaris |
ilmahiisa | Cabdulaahi bin cabaas, fadli bin cabaas |
walaalihiis | Cabdulaahi aabaha nabiga scw, Safiya binti cabdi mudalib, Xamza bin cabdi mudalib |
Dhintay: | 32H/653 |
Ku dhintay: | madiina |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Cabaas bin Cabdul mudalib, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.