Faaduma Rasuul

Faaduma bint Muxamed (ingiriis: Fatima bint Muhammad, Fāṭimah; carabi: ﻓﺎﻃﻤﺔ ﺑﻨﺖ ﻣﺤﻣﺪ, Faadima bint Muxamed; lagu naanaysi jirey: Umm Abeeha, Umm al-Hasanayn Hooyadii al-Xasanayn, Umm al-HasanHooyadii Xasan, Umm al-Husayn Hooyadii Xuseen; Magacyo kale: al-Siddeeqah Runsheegto, al-Mubarakah Midii loo Naxariistey, al-Tahirah Midii Suubanayd, al-Zakiyyah Midii Daacada ahayd, al-Radhiyah Midii Qanacsanayd, al-Muhaddathah Midii Malaa'igtu la hadashey, al-Batool Nadiifo, al-Zahra Marwadii Ileyska/Iftiinka, Syedatun Nisa al-Alamin Hogaanka Dumarka Dunida) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas deegaanada Carabiya, mar ahaantaana dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) laguna aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabta waa gabadha ugu yar gabdhaha Nebi Muxamedﷺ taasi ooy dhashay xaaskii nebiga Khaddiija bint Khuwaylid.

Caruurta Nebi Muxamed
Faaduma Rasuul

Qaasim bin Muxamed

Cabdulaahi Muxamed

Ibraahim bin Muxamed

Saynab bint Muxamed

Ruqiya bint Muxamed

Umm Kaltuum bint Muxamed

Fatima bint Muxamed

Faaduma Sahra Muxamed waa xaaskii asxaabi iyo Khaliif Ar-Raashid Cali binu Abi Daalib, hooyada mataanaha Xasan iyo Xuseen iyo qofta shanaad ee Ahlu-Beytka, Sababtoo ah waxay aad ugu dhowayd, daryeeli jirtey isla markaana taageeri jirtey aabaheed Nebi Muxamed, Faadumo Sahra waa mid ka mid ah dumarka loogu qadarinta badan yahay muslimiinta dhexdooda.

Faaduma nebi waxay dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) waxaana lagu aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabiya.

Faaduma Rasuul

Faaduma bint Muxamed (ingiriis: Fatima bint Muhammad, Fāṭimah; carabi: ﻓﺎﻃﻤﺔ ﺑﻨﺖ ﻣﺤﻣﺪ, Faadima bint Muxamed; lagu naanaysi jirey: Umm Abeeha, Umm al-Hasanayn Hooyadii al-Xasanayn, Umm al-HasanHooyadii Xasan, Umm al-Husayn Hooyadii Xuseen; Magacyo kale: al-Siddeeqah Runsheegto, al-Mubarakah Midii loo Naxariistey, al-Tahirah Midii Suubanayd, al-Zakiyyah Midii Daacada ahayd, al-Radhiyah Midii Qanacsanayd, al-Muhaddathah Midii Malaa'igtu la hadashey, al-Batool Nadiifo, al-Zahra Marwadii Ileyska/Iftiinka, Syedatun Nisa al-Alamin Hogaanka Dumarka Dunida) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas deegaanada Carabiya, mar ahaantaana dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) laguna aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabta waa gabadha ugu yar gabdhaha Nebi Muxamedﷺ taasi ooy dhashay xaaskii nebiga Khaddiija bint Khuwaylid.

Faaduma waxaa dhalay Nabiga ilaahay muxamad bin cabdilaah SC, Hooyadeed waa Khaddiija binti khuweylid oo ahayd xaaskii koowaad ee Rasuulka scw, waxey ahayd faaduma ilmaha Rasuulka scw ee Khadiija u dhashay midii ugu yareed, sanadka ay dhalatay khilaaf ayaa ka jira waxey ku tageen culumada Al-sunaha inay dhalatay shan sano ka hor soo saarista Nabiga, Halka shiicada ay qabaan inay dhalatay shan sano ka dib soosaarista Nabiga SC.

Faaduma waxey kusoo kortay makka, yaraanteeda waxey goob joog u ahayd dhibka ay lagu haayay aabaheed iyo inta yar ay raacsaneyd, waxey ahayd inee saacideyso Nabiga scw, mar waxaa dhacday gaalada inay Nabiga scw oo ujuudsan ay dusha ks saareen mandheerta geela, Nabiga scw kama dhaqaaqin sujuudka faaduma ayaa loo sheegay way soo oroday mandheerta ayee ka tuurtay Nabiga scw, mudo ka dib waxaa lagu go'doomiyay Nabiga iyo sxaabadiis iyo tolkiisa ree banii haashim shicbi abii daalib, Nolol adag ayee wajaheen, intii xaaladaas adag lagu jiray ayee faaduma waasay Hooyadeed Khadiija. Waxey dareentay murugo iyo xanuun laakin mayna is dhigan waxey ogeed masuuliyada ka saaran aabahey qaasatan markuu waayay xaaskiisa iyo adeerkiis abuu daalib oo hiil u ahaa, dulqaad ayee muujisay waxey si fiican u dar yeeli jirtay aabaheed nabi muxamad heer loogu kunyoodo "umu abiihaa" yacni aabaheed hooyadiis.

Faaduma Rasuul

Faaduma bint Muxamed (ingiriis: Fatima bint Muhammad, Fāṭimah; carabi: ﻓﺎﻃﻤﺔ ﺑﻨﺖ ﻣﺤﻣﺪ, Faadima bint Muxamed; lagu naanaysi jirey: Umm Abeeha, Umm al-Hasanayn Hooyadii al-Xasanayn, Umm al-HasanHooyadii Xasan, Umm al-Husayn Hooyadii Xuseen; Magacyo kale: al-Siddeeqah Runsheegto, al-Mubarakah Midii loo Naxariistey, al-Tahirah Midii Suubanayd, al-Zakiyyah Midii Daacada ahayd, al-Radhiyah Midii Qanacsanayd, al-Muhaddathah Midii Malaa'igtu la hadashey, al-Batool Nadiifo, al-Zahra Marwadii Ileyska/Iftiinka, Syedatun Nisa al-Alamin Hogaanka Dumarka Dunida) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas deegaanada Carabiya, mar ahaantaana dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) laguna aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabta waa gabadha ugu yar gabdhaha Nebi Muxamedﷺ taasi ooy dhashay xaaskii nebiga Khaddiija bint Khuwaylid.

Bishii safar sanadkii labaad ee hijiriga Waxaa guursaday Cali bin abii daalib, oo ina adeer la'ahaa nabiga scw, waxa uuna mahar uga dhigay rati uu gaday 480 dirham ka bixiyay, Cali ka hor waxaa soo doontay saxaabo badan laakin dhamaan Nabiga scw wuu celiayay, waxa uu dhahay ilaahay baa I faray inaa cali ku daro.

Faaduma waxey Cali u dhashay xasan iyo xuseen si xariir ah sanadihii 3aad iyo afaraad ee Hijrada, sidoo kale waxee dhashay Zeynaba, umu kaltuum iyo muxusin, midkaan dambe khilaaf ayaa ka jiro inuu jiro.

== Dhimashadeeda = Faaduma nebi waxay dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) waxaana lagu aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabiya.

Faaduma Rasuul

Faaduma bint Muxamed (ingiriis: Fatima bint Muhammad, Fāṭimah; carabi: ﻓﺎﻃﻤﺔ ﺑﻨﺖ ﻣﺤﻣﺪ, Faadima bint Muxamed; lagu naanaysi jirey: Umm Abeeha, Umm al-Hasanayn Hooyadii al-Xasanayn, Umm al-HasanHooyadii Xasan, Umm al-Husayn Hooyadii Xuseen; Magacyo kale: al-Siddeeqah Runsheegto, al-Mubarakah Midii loo Naxariistey, al-Tahirah Midii Suubanayd, al-Zakiyyah Midii Daacada ahayd, al-Radhiyah Midii Qanacsanayd, al-Muhaddathah Midii Malaa'igtu la hadashey, al-Batool Nadiifo, al-Zahra Marwadii Ileyska/Iftiinka, Syedatun Nisa al-Alamin Hogaanka Dumarka Dunida) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas deegaanada Carabiya, mar ahaantaana dhimatey 13kii Jamadi-al-Awwal sanadkii 11aad ee Hijrada (taasi oo u dhiganta Arbaco Ogosto 5teedii sanadkii 632 C.D) laguna aasay magaalada Medina, Xijaas deegaanada Carabta waa gabadha ugu yar gabdhaha Nebi Muxamedﷺ taasi ooy dhashay xaaskii nebiga Khaddiija bint Khuwaylid.

Soomaalida waxee yaqaanaan wax la dhaho "Abaay abaay"

Waxaa jiro axaadiis badan oo muujineeso fadliga faadumo

  • Iyo

Tags:

Faaduma Rasuul Taariikh nooleedkeedaFaaduma Rasuul GuurkeedaFaaduma Rasuul Abaay abaaydaFaaduma Rasuul FadligeedaFaaduma Rasuul Qoraalo La Mid AhFaaduma Rasuul XigashoFaaduma RasuulArbacoC.DCarabiCarabtaIngiriisKhaddiija bint KhuwaylidMakkaMedinaNebi MuxamedSanadWakhtiXaasXasanXijaasXuseen

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BaraaweSomalilandTaariikhda SomalilandRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaQoyska Cali bin Abi DalibBeesha reer maxamed Maxad caseCaluulaGobDhaqanArbacoHartiBajeelaSanaagCeeldheerRoobAdolf HitlerLuuqad (Af)NabadBalidhiigTaariikhda SoomaaliyaLuqadaha KushiitigaMaahmaahCunto SoomaaliBarasiilBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaJarmalkaCurudka SamaroobISO 3166HindiyaAw-dhuleedka AfrikaInternational Standard Book NumberBeesha BahsanbuurBoondheereXiddigisTogdheerReer-DarawiishDhedigBilahaGacanka CadmeedAafda tahriibkaCaynabaGeedaha caankaah ee SoomaaliyaMalaysiyaAstaamaynMadaxweyneyaashii PuntlandMakayl-DheereAstaanta Calanka CirdhowAljeeriyaLacagBartireXasan Sheekh MaxamuudSoolMarkaDhigahaMidabEylBeer XaanoAxmed SiilaanyoMaxmuud SangubCigaal shiidaadSuxufi IbraahimCalanka JabuutiHeesSoomaali AlifbeetMagacyada AllahSaraarQalaafeBoqortooyada MidowdayBahda Midaysay QoraxduAikaMuduloodBiimaalQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDCadaadoHabar Gidir🡆 More