Garjante Gardheere Samaale

Garjinte Gardheere waa Curoodka Samaale wuxuu ka tirsan yahay Sagaalka ilma Samaale ee soomaalida ka soo aasaasantay.

Odayga Garjinte waxuu dhalay Afar Wiil oo lagu kala magacaabo:

1-Dhalade Garjante

2-Caalim-Moog Garjante

3-Riyale Garjante

4-Waceys Garjante


Waxay degtaa beeshan gobolada iyo degmooyinka soo socdo

•Hiiraan:- Buula Burte, buq aqable Jalalaqsi, Bilaal, ceelcali, shaw,jimbileey,gumareey, ceelcaane,gurdaaleey,mukeyle, haraale,luuqa jeeloow, biya kulule,daarusalam, iyo meel badan lasoo koobi karin

•Shabeelada Dhexe:- Jowhar iyo Balcad

•Shabelade Hoose:- Lafoole iyo Muuriya.

•Gedo Baardheere iyo Garbahaareey

•Jubada Hosse:- Kismaayo iyo Yoontooy

•Jubada Dhexe:- Saakoow iyo Buaale

•Baay •Bakool

Waxaa kale oo ay si weyn u deggan yihiin Wadamada sida Kenya iyo Itoobiya oo ay ku nool yihiin inbadan. Waxay caan ku yihiin Culimanimo iyo nabad jaceyl. Waa dad dhaqda xoolaha, sida Geela, Lo'da Iyo Ariga. Waxaa aad loogu yaqaanaa Geel badni. Waxy Xilaal ku leeyihiin Maamulada Gobolada aan kor ku soo sheegnay, Dowladda faderal iyo Baarlamaanka dhexe ee soomaaliyeed.

Beeshan waa beesha asal ahaan ay ka soo jeedaan lafaha kala ah Dagoodiya,Gaaljecel Masare iyo Ciise oo isku ah ilmo saransoor waxayna ka soo askumeen afarta ilmo saransoor - laf ka mid ah ilmo garjinte gardheere oo la yihaardo Riyale Garjinte Gardheere. Halkaa ayayna ka xiriiraan dhammaantoodna waxaa laysku dhahaa ilmo garjinte Gardheere Samaale. TUULOOYINKA AY BEESHA GARJANTE KA DEGANYIHIIN GOBOLKA HIIRAAN EE HIRSHABELE STATE WAXAA KA MID AH Tuulada JILACLE OO U JIRTA DEGMADA BUULA BURTE 4KM OO KALI AH WAANA TUULADA UGU WEYN EE AY BEESHAN DEGANTAHAY.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nebi Aadam C.SAfgooyeDiwaanka CuriyeKoonfur AfrikaSiyaasadda SoomaaliyaShawaalFederaaliisimTiirarka IslaamkaBuluugLabaaleeyHilibi MaxamedBeninBartireNayjeeriyaJabuuti (magaalo)Olivia RodrigoHeesta qarankaXeerIndunisiyaGegada diyaaradaha GarooweMagacMalaysiyaMuqdishoMakkaBuulo MareerMidowga Maxkamadaha IslaamigaJamhuriyaddaMeereGeedUgaas Cilmi Ugaas WarfaaAbu HurayraSamaaleQoryooleyHaaruun AlrashiidDiinsiMasagoXoriyadBeesha Aw saciidAbwaanBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaLaascaanoodSalaaxudiin al-AyyuubiReer-DarawiishDagaalkii uxudCali MahdiFarabadneMacluumaadka TeknolojiyaddaXooloGarjante gardheere samaaleSagaaroNuur FanaxShilin SoomaaliLibiyaBaraak ObamaWacbuudhan AbgaalMia KhalifaImaamu ShaaficiKoonfurta AfrikaMaraykankaOogo (dhul)DaawoQoryaleQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDCalanka SomalilandDawlada ayuubiyiintaAbyooneMaalinta Caalamiga ah ee Afka HooyoDib QalloocCaa'isha binti AbiibakarAfarta jihoCumar (saxaaba)Nabiyada Islaamka🡆 More