Cabdillahi Ibn Cabdi Al Mudalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib aabaha rasuulka scw

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib
ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪﺍﻟﻤﻄﻠﺐ

wakhtiga dhalashada: 545 C.D / -79/78 Hijrada ka hor

meesha ku dhashay: magaalada Makka, Xijaas
wakhtiga dhimashada: Janaayo 571 C.D/ Dulhijja -53 Hijrad ka hor (da'da 25 jir)
meesha ku dhintey:
meesha uu ku aasan yahay: Darun-Nabiya, Madina Munawwara, Sacuudi Carabiya
xaaska: Āmina bint Wahb Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D
ciyaalka:

Wiil Nebi Muḥammad

waalidka:

aabo Cabdi al-Muṭṭalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib (ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib") ku dhashay magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya markuu wakhtigu ahaa 545 C.D taasi oo u dhiganta 79/78 sano ka hor Hijrada, waa nin ka dhashay qabiilka reer banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Cabdillahi Ibn Cabdi Al Mudalib Sacuudi Carabiya). Markeey taariikhdu ahayd Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D Cabdulaahi wuxuu guursaday Āmina bint Wahb oo u dhashay wiil nool Nebi Muxamed ku abtirsado.

Dhimashadiis

Cabdulahi ibn Cabdul Mudalib wuxuu dhintey asagoo da'diisu tahay 25 jir markeey taariikhdu ahayd Janaayo 571 C.D (taasi oo u dhiganta Dulhijja -53 Hijrad ka hor). Waxaa lagu aasay Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya.

Cabdillahi Ibn Cabdi Al Mudalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib aabaha rasuulka scw



Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BaqalDoofaarRina HashimotoLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaBeerAwdalRahNebi Aadam C.S2024HuriwaaSoomaali GalbeedSoomaaliweynJubalandMia KhalifaAntoine GodetGalmada dabadaCusmaan bin CafaanBiciidLoolBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBakistaanSaylacCeel CaddeInternational Standard Book NumberFarta CismaaniyaImaam Axmed GurayJuqraafiga SoomaaliyaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaShilin SoomaaliHodanWanlaweyn-Maxamed TubeecFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanGarsoorka SoomaaliyaGobolada SomalilandCaruurta Nebi MuxamedHeerkulKabanShariif Xasan Sheekh AadanKenyaMuuse BiixiXuseen CaydiidFarxiya FiskaQaaradahaIleysJiilaalJadwalka CuriyayaashaCabdiqaadir YamyamCimiloJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaJabuuti (magaalo)Suugaanta SoomaalidaMowsilDylan BesseauDowlad madax banaanBoonBarasiilHabar GidirQaramada MidoobayRoob la DhacSanaagDerriGabayada abwaanada hawiyeQuraanka KariimkaHawiyeQabyaaladaAbgaalJaamacadda LafooleYaanyuurQur'aanUbaxDhigahaMiddle Shabelle🡆 More