Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Jawiga |
Afarta Xili |
---|
Xilliyada dhulbarah Abaar |
Dabayl |
Mahiigaan · Gugac |
Roob |
Caad · Roob · Xagaa |
Category:Template |
Jawiga · Cimilada |
Qaybta jawiga |
Jiilaal (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Winter) waa wakhtiga ugu qaboowga badan xilliyada sanadka taasi oo leh dabaylo, qaboow daran, roob, meelaha qaar duufaano. Jiilaalku waa xilli u dhexeeya dayrta iyo gu'ga. Sida dabiiciga ah jiilaalka waxaa keena wareega Dhulka ku meerayo Qoraxda.
Xiliga jiilaalka waa xiliga ugu qaboow uguna qaleylka badan dhinaca Qaarada Afrika, uguna qabow waxaana dhaca baraf dhinaca qaarada Yurub waana bilaha Janaayo, Febraayo iyo Maarso. Jiilaalku waxa uu ku xigaa dayrta oo bilaabmata 21 Sebteembar dhamaadata 20 Maarso.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Jiilaal, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.