Amina Bint Wahb

Aamina bint Wahb (ingiriis: Amina bint Wahb; carabi: ﺁﻣﻨﺔ ﺑﻨﺖﻭﻫﺐ, ʼĀminah bint Wahb Amina bint Wahb) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya markuu wakhtigu ahaa 549 C.D taasi oo u dhiganta 83/84 sano ka hor Hijrada, waa hooyada Nabi Muxamad scw waxeyna ka dhalatay qabiilka reer banii zuhra ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya).

Markeey taariikhdu ahayd Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D Aamina waxaa guursaday Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib oo ay u dhashay wiil nool Nebi Muxamed ku abtirsado.

Aamina waxay dhimatey markeey taariikhdu ahayd 577 C.D (taasi oo u dhiganta Dulhijja -46 Hijrad ka hor). Waxaa lagu aasay Al-Abwa, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya.

Amina Bint Wahb

Aamina bint Wahb (ingiriis: Amina bint Wahb; carabi: ﺁﻣﻨﺔ ﺑﻨﺖﻭﻫﺐ, ʼĀminah bint Wahb Amina bint Wahb) ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya markuu wakhtigu ahaa 549 C.D taasi oo u dhiganta 83/84 sano ka hor Hijrada, waa hooyada Nabi Muxamad scw waxeyna ka dhalatay qabiilka reer banii zuhra ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya).


Tags:

Cabdillahi ibn Cabdi al MudalibCarabiIngiriisMakkaNebi Maxamed c.sNebi MuxamedQurayshSacuudi CarabiyaXijaas

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Sacad MuuseShilin SoomaaliGiriigaHabdhiska DheefshiidkaGeelBeerwaysoShuuciyadWebiyadaSomalilandSoomaalidaHeerkulSiyaasadShiinahaWardheerDaanyeer-ka JabaanMaxamed CawaaleSiri LankaDabareXeerSheekh, SomalilandLaylkaseAwstriyaHartiGooryaankaDhaga yare (geed)RuushkaWadamada AfrikaQur'aanAbella DangerIsmaaciil saleebaanNacaybQansax dheereBarasiilSiyaad BarreWanlaweyn-Ururka Iskaashiga IslaamkaNebi Aadam C.SSaylacDhaqanka SoomaaliMUUSE ISMACIILFarta CismaaniyaQabiilada SoomaalidaBehraBeesha BahsanbuurMurtiAngolaBalidhiigMalaysiyaDagaalkii BederBeesha Aw saciidDagaalkii Dunida KowaadCarabiWikiLifarbuul NKDaa'uud XirsiMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaSoomaali GalbeedGarsoorka SoomaaliyaCunto SoomaaliShirkadaha ugu waaweyn SoomaaliyaReeryoonisDawlada CosmaniyaAf-SoomaaliPuntlandKulLaasqorayWaraabeBakistaanLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaBoosaasoSheekhaal🡆 More