Juqraafiga Soomaaliya

Soomaaliya waa dal dhaca bariga qaaradda Afrika ee aagga loo yaqaan Geeska Afrika.

Waxa ay xad-wadaag ka yihiin Yemen dhanka Gacanka Cadmeed, waxaa sidoo kale bari ka xigta Badweynta Hindiya dhanka galbeedna waxa ka xiga Itoobiya iyo Jabuuti koonfur galbeedna waxaa ka xiga Kiinya. Soomaaliya waa midda dhanka bare ee ugu fog Afrika, bedkeedu wuxuu gaarayaa 637,540 kiiloomitir labajibbaaran.

Juqraafiga Soomaaliya
The Webiga Jubba

Meesha iyo bedka

Juqraafiga Soomaaliya 
Muuqaalka buurta Cal Madow ee Sanaag, Soomaaliya.

Soomaaliya waxay dhacdaa bariga fog ee qaaradda afrika taasoo u muuqaal eg qaabka ay u samaysanyahay geeska wayiyisha kaasoo ku badan qaaradda afrika sidaa daraadeed waxaa loogu magacdaray geeska afrika. waxay soomaaliya ku fidsantahay inta u dhaxeysa loolka 10 waqooyi dhigta 49 bari. wuxuu gaarayaa bedka Soomaaliya 637,657 kiiloomitir iskuwareeg ah waxaa ka mid ah 10,320 kiiloomitir iskuwareeg ah waxay biyaha ka hayaan ilaa 1.6% ee bedeka guud ee dalka waxay waxyar uun ka yartahay gobolka Texas ee maraykanka. Sidoo kale waxay Soomaaliya leedahay xuduud barri ah oo dhererkeedu gaaraya 2,340 km ee kala berta dhammaan Jabuuti masaafo dhan 58 kiiloometer, Itoobiya masaafo dhan 1,600 kiiloomiter iyo Kiinya masaafo dhan 682 km, sidaa daraadeed Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer guud ahaan qaaradda Afrika, iyadoo gaareesya xeebta Soomaaliya dhererkeeda 3,025 kiiloomitir ; dhul badeedka Soomaaliya wuxuu gaarayaa ilaa 200 Mayl Bad gudaha Badweynta Hindiya.

Qaabka dhulka

Juqraafiga Soomaaliya 
Dhulka SSC waa dhul muransan

Bey'ada

Cimilada

Juqraafiga Soomaaliya  Heer kulka jawiga Soomaaliya Juqraafiga Soomaaliya 
Bilaha Janaayo Febraayo Maarso Abriil Maajo Juun Luuliyo Agoosto Sebteembar Oktoobar Nofeembar Diseembar Qiyaas sanadeedka
Darajada kuleelka ugu badan °m (°Qiyaas) 30
(86)
30
(86)
40
(104)
40
(104)
40
(104)
40
(104)
40
(104)
30
(86)
30
(86)
30
(86)
30
(86)
30
(86)
30
(86)
Darajada kuleelka ee ugu yar °m (°Qiyaas) 15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
15
(59)
0
(32)
15
(59)
Roobka da'a qiyaastii m3 (Calaacal) 40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
50
(1.97)
50
(1.97)
40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
40
(1.57)
500
(19.69)
Xigasho: Daraasaadka dalalka - Soomaaliya

Tixraax

Tags:

Juqraafiga Soomaaliya Meesha iyo bedkaJuqraafiga Soomaaliya Qaabka dhulkaJuqraafiga Soomaaliya BeyadaJuqraafiga Soomaaliya CimiladaJuqraafiga Soomaaliya TixraaxJuqraafiga SoomaaliyaBadweynta HindiyaGacanka CadmeedGeeska AfrikaItoobiyaJabuutiKiinyaSoomaaliyaYemen

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Calanka cirdhowMareexaanNebi Aadam C.SMasarHodanWorld Wide WebISO 4217JabaanGuurJamaameBuurta SheekhArabsiyoGeri koombeGuMaxamed Cabdulaahi MaxamedFaransiiskaTamarIiraanCiraaqWaroodka HowlwadaagCiidanka Qaranka SomalilandImaamu ShaaficiSoomaalidaWayback MachineDuurjoogta SoomaaliyaBuulo BurdeThiin (lambar)Axmed FaaraxSheekh Yuusuf Al KawnaynInternational Standard Book NumberSaruurFilimada qooq-kobcintaXisbiga SYLJadwalka CuriyayaashaRoobShirkada Isgaariinta HormuudDiridhabeNugaalPerthXamarjajabWaxbarashada SoomaaliyeedAfrikaCiise (qabiil)WayteenOrgiFarxiya KabayareAdoonCaasimadAqalka hooseVentusky.comDadka SoomaalidaHabdhiska Wareega DhiigaTalyaanigaBariireSaaxilWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaSadaxleeyXaasaska Nebi MuxamedReeryoonis'''Cabdalla Abokor'''KenyaMagacyada SoomaaliyeedWikibidhiyaK-popSalman KhanKiin JaamacAbriilGalmoDoorashooyinka SoomaaliyaCalanka SomalilandDastuurka Somaliland🡆 More